Guddiga Doorashooyinka Somalia oo shaaciyey Kharashka is-diiwaan gelinta musharaxiinta labada aqal ee baarlamanka
Muqdisho 04, October 2016 (SDN/QJ):- Guddiga Federalka ee Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ayaa soo bandhigay Kharashka amase Lacagaha Isdiiwaan-gelinta ee Musharixiinta u tartamaysa Kuraasta Barlamaanka soo socda iyo Xisaab Bangiyeedka lagu soo shubayo Kharajka Musharixiinta.. Xildhibaanadda doonayo inay ka mid noqdaan Aqalka Sare ee Barlamaanka waxaa lagu casuumay inay iska diiwaan geeliyaan Golaha Fulinta ee…
