Qoraalo Hanjabaad Ah Oo Ay Iswaydaarsadeen Maayarka Hargeysa Iyo Maayirka Daarasalaam + Muran Dhinaca Xuduuda Ah Oo Ka Dhex Aloosmay
Hargaysa 02. October 2016 (SDN/QJ):- Wargeyska Foore ayaa helay Qoraalo Dacwado ah oo ku saabsan Muran dhinaca Xuduuda Dhulka ah oo ay iswadaarsadeen Maayarka Caasimada Hargeysa Cabdiraxman Maxamuud Caydiid(Soltelco) iyo Maayarka Degmada Daarasalaam ee Woqooyiga Magaaladda Hargeysa oo ka tirsan Gobol Maroodi Jeex Ciise Muuse Axmed,kuwaasi oo Qoraaladooda ku hagaajiyay Badhasaabka Gobolka Maroodi jeex Maxamuud…
