Webmaster

Maamulka Dugsiga M.A.Cali Oo 19-Nuqul Oo Kamid Ah Buugga GURRAC Dab Qabadsiiyey ,Wasaaradda Waxbarashada iyo Qoraaga Buuga oo ka Hadlay Dhacdadan DAAWO

Hargaysa 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Maamulka dugsiga Sare ee Maxamuud Axmed Cali, ayaa gebi ahaanba gubay oo dab qabadsiiyey tiro nuqullo kamid ah buugga GURRAC oo dhawaan dugsigaas loogu baaqay, kadib markii la ogaaday inuu xambaarsan yahay waxyaabo akhlaaqda suuban iyo dhaqanka islaamka ka dhan ah. Sida uu xaqiijiyey maamulaha dugsiga sare ee Maxamuud Axmed Cali…

Read More

BURCO: Budhcadka Habeenkii Dadka Dhaca oo Dhibaato ku Haya Bulshada iyo Digniinta Maamulka Gobolka Togdheer DAAWO

Burco 30, September, 2016-(SDN/QJ):-Maamulka iyo laamaha amaanka ee Gobolka Togdheer ayaa digniin u diray Dhalinyarta habeenkii shacabka ku dhaca magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer. Kulan ay isku yimaadeen Laamaha amniga Togdheer ayaa waalidiinta looga digay inay caruurtooda kadaba yimaadaan marka lagu qabto falalka Budhcadnimo. HALKAN KA DAAWO FARIIMAHA GUDDOOMIYAHA GOBOLKA

Read More

Mareykanka oo ka hadlay duqeyntii ka dhacday duleedka Magaalada Gaalkacyo DHAGAYSO

Gaalkacayo 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Dawladda Mareykanka ayaa markii ugu horeysay ka hadashay weerar duqeyn ah oo Doraad subixii hore ka dhacay duleedka koonfur bari ee magaalada Gaalkacyo.   Mareykanka ayaa si cad u qirtay in uu geystay weerarkii duqeynta cirka ahayd ee ka dhacday duleedka magaalada Gaalkacyo shalay 28, September, 2016.   Captain Jeff Davis…

Read More

Madaxweynaha Turkiga Oo 3 Bilood Oo Dheeri Ah Ku Daray Mudada uu Dalkiisu ku Sii Jirayo Xaaladda Degdega Ah

Ankara 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa meel mariyay in saddex bilood oo dheeri ah lagu daro wakhtiga uu dalku ku sii jirayo xaaladda dagdaga ah. Taladaas lagu kordhinayo wakhtiga xaaladda dagdaga ah waxaa soo jeediyay guddiga ammaanka ee qaranka. Madaxwaynuhu wuxuu sheegay in loo baahday wakhti dheeri ah oo lagu…

Read More

Cadho Caalami Ah Iyo Doodo Ka Adag Oo Ka Dhashay Faransiiska Oo Dalkiisa Ka Hir Gelinaya Goob Dalxiis Oo Dadku Qaawani Iyaga Oo Mudh Ah Ku Tamashleyn Doonaan

Paris 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Inkasta oo dalal badan oo Yurub iyo adduunka kaleba ahi soo dhaweeyeen haddana in badan oo shucuubta adduunka ka mid ah oo gaalo iyo islaamba leh ayaa si weyn uga biyo diiday go’aan ay toddobaadkan qaadatay dawladda hoose ee casimadda waddanka Faransiiska ee Paris oo go’aamisay in ay samayso barxad dalxiiska iyo…

Read More

10 Arrimood Iyo Xaqiiqooyin Layaab Leh Oo Aanay Dunidu Ka War Qabin Oo Ay Leedahay Qaaradda Afrika!!

Hargaysa 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Qof kasta oo innaga mid ahi marka uu maqlo ama dhegtiisa ay ku soo dhacdo magaca Afrika waxa uu xasuustaa qaarad dadkeedu yihiin kuwo la dhibaataysan Faqri iyo saboolnimo ba’an, gaajo iyo cunto la’aan, dagaalo iyo iska hor imaadyo qabali ah, khayraad aan laga faa’iidaysan, aqoon darro iyo jahli ba’an, cudurro…

Read More

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ka hadlay Dhalinyarada ku Xidhan Jeelasha Hindiya DAAWO

Muqdisho 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dowladda federaalka Soomaaliya Dr. Axmed Cali Daahir, ayaa sheegay in ay Dowladda Hindiya kala hadleen sidii Dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku xiran halkaasi loogu soo celin lahaa Dalka si Dalkooda Hooyo loogu Maxkamadeeyo.   Dr. Axmed Cali Daahir Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa…

Read More

Raiisul Wasaaraha Somalia Cumar C.rashiid oo  kormeer ku tagay Dekadda iyo Garoonka Boosaaso

Muqdisho, 29, September, 2016 (SDN/QJ):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke oo maalmahan socdaal shaqo ku marayay deegaano ka tirsan maamulka Puntland ayaa maanta kormeer howlleed ku tagay Madaarka iyo Dekadda Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland. Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdiga la socdey ayaa markii ay booqdeen goobahaan waxaa hanaanka shaqo…

Read More

CPJ oo Somaliland ugu Baaqday Inay Shuruud La’aan Ku Sii Dayso Suxufiga Burco Ku Xidhan

Hargaysa , 29 September, 2016-(SDN/QJ) :– Guddida caalamiga ah ee ilaalinta suxufiyiinta ee loo yaqaanno CPJ (Committee to Protect Journalists), ayaa xukuumadda Somaliland ugu baaqday inay sida ugu dhakhsaha badan shuruud la’aan ugu sii dayso Suxufiga Axmed Muuse Sakaaro, siday CPJ ku sheegeen qoraal ay maanta soo saareen. Guddida CPJ waxay sheegeen in Suxufiga Axmed…

Read More

“Wuu Istaagay Gebi Ahaan ba Qaadhaankii Dhismaha Jidka Wadada Ceerigaabo ee ay Dadku Bixin Jireen.”. Wasiir Cali Mareexaan DAAWO

Hargaysa , 29 September, 2016-(SDN/QJ) :– Qaadhaankii loo ururin jiray dhismaha jidka wadada Ceerigaabo ee gobalka Sanaag, ayaa gebi ahaan ba istaagtay tan iyo intii uu mas’uuliyadda dhismaha wadadaasi gacanta ku hayey wasiirka wasaaradda hawlaha guud iyo guryeynta jamhuuriyadda Somaliland Md.Cali Mareexaan. Waxaana sidan afkiisa ka xaqiijiyey wasiirka wasaaraddaasi Md.Cali Mareexaan oo warbaahinta waraysi ku…

Read More

Xumadda Siyaasiyiinta Reer Awdal Ee Uu Tartamaya Jagada Madaxweyne Ku Xigeen Ee Waddani Oo Cirka Isku Shareertay Iyo Siyaasiyiin Durba Is Dhiibay Xili Aan La Gaadhin Shirweynihii Golaha Dhexe

Hargaysa , 29 September, 2016-(SDN/QJ) :– Waxa Maalmo Kooban Oo Kaliya ay Ka Hadheen Shirweynihii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Isla Markaana Lagu Dooranayey Musharaxa Madaxweyne Iyo Ku Xigeen Ee Xisbigaasi Ma Tali Doona Doorashada Soo Socota Ee Lagu Wado In ay Qabsoonto Sanadkan Soo Socda Ee 2017. Waxa Si weyn Looga Dareemaya Gobolka Awdal…

Read More

The Federal Government of Somalia launched today a series of initiatives to ensure that the Somali National Army troops are paid in a consistent and timely manner

“Our troops on the front lines work tirelessly to fight Al Shabaab and provide security and stability for our country. Our government has a duty of care to pay our troops, and to do so in a regular, accountable and transparent manner,” the President said. “A functioning and effective payroll system is central to the…

Read More

“Waxaan Ballan ku Qaadayaa inaan la Maqal Muuse Biixi oo Somaliland Madaxweyne ka ah..” Jamaal Cali Xuseen

Hargaysa , 29 September, 2016-(SDN/QJ) :– Musharraxa u taagan Jagada Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa si adag ugu hanjabay Guddoomiyeyaasha Xisbiyada KULMIYE iyo UCID Muuse Biixi iyo Faysal Cali Waraabe oo uu sheegay in haddii ay ku guulaystaan inay Jamaal ahaan ka adkaadaan uu iyagana isagu burburin doono. Jamaal Cali…

Read More

Wasiirka Maaliyadda Somalia oo Daah Furay Mashruuc Lagu Dhisayo Habka Maamulka Maaliyadda ee Ciidamada Qaranka

Muqdisho, 29, Sept, 2016 (SDN/QJ):-Wasiika Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibraahim Ferkeeti ayaa maanta daah furay mashruuca daahfurnaanta maamulka maaliyadda ee dhanka Ciidanka Qaranku oo socon doono mudo laba bilood ah, kaas oo lagu tayeeynayo mushaaraadka ciidanka qaranka si ay u helaan xuquuqdooda waqti cayiman, Shirka lagu daah furayey mashruucaan cusub ayaa waxaa…

Read More

Galmudug oo Goordhow ku dhawaaqday Go’aan lama filaan ah

Gaalkacayo, 29 September, 2016-(SDN/QJ) –Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug ayaa goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Gaalkacyo ayaa ku dhawaaqay inuu xiran yahay Garoonka Magaalada Gaalkacyo ee C/llaahi Yuusuf. Garoonka oo fariisin u ah ciidamada gaarka ah ee Puntland iyo saraakiil Mareykan ah ayaa Galmudug ay sheegtay in looga soo duulay weerarkii lagu laayay…

Read More

Siyaasiyiinta Isbahaysiga Dimuquraadi Doonka Kulmiye oo Hargaysa Iskugu Wada Yimid Iyo Gunaanadka Wada Hadaladii ay La Lahaayeen Xisbiga Waddani

Hargaysa , 29 September, 2016-(SDN/QJ) :– Siyaasiyiinta hore uga tirsanaa xukuumadda iyo xisbiga KULMIYE ee ku bahoobay isbahaysiga, ayaa hadda isugu soo ururay caasimadda Hargeysa. Siyaasiyiintan oo muddo ku kala maqnaa dalka dibadiisa iyo gudihiisa, ayaa hadda isugu wada yimid magaalada Hargeysa, waxaana u dambeeyay oo shalay soo gaadhay Hargeysa Dr. Maxamed Biixi Yoonis. Inta badan…

Read More

Prof Ismaaciil Buubaa oo ka Digay In Wada Hadalada Khaatumo iyo Somaliland lagu Koobo Hal Xisbi Kuna Taliyey in la Wanaajiyo Xidhiidhka Somaliland & Caalamka

Hargaysa , 29 September, 2016-(SDN/QJ) :– Siyaasiga caanka ah ee Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa ka hadlay Shirka gogol xaadhka ah ee ka furmaya Dubai ee u furmaya Somaliland iyo Khatumo, waxaanu ka digay in shirkaas laga dhigo mid xisbi gaar ah ku kooban. Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika ayaa…

Read More

Maxbuus Kenyaan Ah Oo Ku Jira Gacanta Al-Shabaab Oo Farriin Soo Diray DAAWO

Nairobi , 29 September, 2016-(SDN/QJ) :– Mu’assasada Al-Kataaib garabka Warbaahineed Xarakada Alshabaab ayaa goor dhawayd baahisay fariin Muuqaal ah oo uu soo gudbiyey Maxbuus Kenyaan ah oo ku jira gacanta xarakada Al-Shabaab. Maxbuuskan ayaa sida la sheegay ka mid ah tiro Askar Kenyaan ah oo xoogagga Al-Shabaab ay ku qabteen dagaalkii lagu gumaaday Kenyaanka ee ka…

Read More