Webmaster

Mashruuc internet lacag la’aan ah oo laga hirgelineyo mid ka mid ah dalalka caalamka ugu dadka badan

Hargaysa 01, October, 2016-(SDN/QJ):-Shirkadda Google ayaa mashruuc internet lacag la’aan ah ka samaynaysa dalka Hindiya oo ka mid ah dalalka caalamka ugu dadka badan, si ay u hesho dad badan oo isticmaala adeega ay bixiso. Mashruuca Internetka ee Google Station ayaa bixin doona adeeg internet oo la siin doono saldhigyada tareenada, iyadoo la doonayo in…

Read More

Diintu Maxay Ka Qabtaa In La Marsado Daawada Lagula Dagaalamo Bidaarta? & Sheekh Dirir oo ka jawaabay Cawaaqibkeeda!!! DAAWO

Hargaysa 01, October, 2016-(SDN/QJ):-Bidaarta amase Timaha oo kaa daa’ta Waa Qodob badiba ragu ay ka Cawdaan,Qaar ayaaba gaadha Heer aan lagu soo hadal qaadi Karin marka ay Goobta lagaga hadlayo ku Sugan yihiin,Waxay naadiyaan Daawo kasta oo ka baa’bin karta amase Sidii hore Timaha ugu Soo Celin karta. https://www.youtube.com/watch?v=gzlz8WZ20k0

Read More

Boqortooyada Sucuudiga oo Maraykanka uga Digtay Dacwada Weerarkii 11 November 2001 lagu qaaday Daarihii dhaadheeraa ee Mataanaha ahaa

Hargaysa 01, October, 2016-(SDN/QJ):-Sucuudi Carabiya ayaa ugu baaqday aqalka Congress-ka mareykanka in uusan u ogolaan elehada dadkii ku dhintay weerarkii 11-kii September 2001-dii in ay qaadaan tallaabo sharci ah oo ka dhan ah boqortooyada Sucuudiga. Waxa ay sheegtay in tallaabadaasi oo lagu suurtagelinayo diidmada Congress-ka uu diiday codkii qayaxnaa ee madaxweyne Obama ku diiday sharciga…

Read More

‘’Hadii Salaadu kuu Hagaagto Dhamaan Acmaashaada Kalena Ilaahay Wuu kuu Hagaajinayaa’’ DAAWO oo Is Qiimee

Hargaysa 01, October, 2016-(SDN/QJ):-Akhristayaasha Shabakada Qurbejoog ma ogtihiin in maalinta qiyaame, hadii salaadu inoo hagaagto inay dhamaan acmaasha kalena inoo hagaagayaan, haday inaga xumaatana, dhamaan acmaasha kalena inaga xumaanayaan. Dhamaanteenba aan ku dadaalno tukashada salaada, si Ilaahay janooyinkiisa qaaliga ah inoogu abaal mariyo maalinta qiyaame. Halkan Hoose ka Daawo muxaadaradan qaaliga ah ee ku saabsan…

Read More

18 Sanno ka Hor iyo Heerkii uu Taagnaa Xoriyad Qawlka Somaliland Wargayska Jamhuuriya oo Markhaati u qabsaday Taliyihii Ciidanka Booliska ee Xiligaas Iyo Dhacdooyinkii La Yaabka lahaa ee Maxkamadu ka Garnaqday DAAWO

Hargaysa 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Ku Sinaan Mudo 18 Sanno ah oo Ku Beegmaysa 1998kii ayay ahayd Markii Xukuumadii Alle ha u Naxariistee Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal ay Albaabada u Laabtay Xaruntii Madbacada ee NPP ee Soo Saari Jirtay Wargayska Jamhuuriya oo Ka Mid ahaa Foolaadkii Warbaahinta Madaxa Bannaan ee Somaliland.

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha Iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar-Ilkood ‘’Abaal Hooyo Lama Gudi Karo”’ Kala Soco Qurbejoog DAAWO

Hargaysa 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

Read More

Labada Safiir ee Turkiga iyo Jabuuti u Fadhiya Magaalada Hargaysa oo sheegay inay ka shaqaynayaan Aqoonsiga Somaliland DAAWO

“Joogitaankayaga Somaliland  wuxuu ka dhigan yahay waa Aqoonsi doon”  Hargaysa 30, September, 2016-(SDN/QJ):-Safiirada dalalka Jabuuti iyo Turkiga u jooga Jamhuuriyadda Somaliland ayaa waxa kasoo yeedhay hadallo muujinaaya inay Somaliland aqoonsadeen, hadalladaasi oo yididiilo xooggan galinaaya muwaadiniinta Somaliland oo iyagu in badan naawilaayay ictiraaf ay adduunyada ka helaan. Safiiradan oo wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland magaalada Hargeysa…

Read More

Murashax Iyo Madaxweynihii Hore ee Somalia Sh.Shariif Sheekh Axmed oo Shaaciyey Qorshaha Cusub ee Wada Hadal Somaliland Dhexmari doona DAAWO

Muqdisho 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Madaxwaynihii hore Somalia ahna musharax u taagan jagada Madaxwaynenimo ee dalkaasi Sheekh Shariif Sh. Axmed ayaa sheegay qorshaha oo wada hadalka ula sii wadi doono Somaliland haddii uu xilka madaxwayne nimo ka qabto dalka Somalia. Sh.Shariif Sh. Axmed ayaa sheegay in Somaliland tabasho qabto,waxaana loo baahan yahay in tabashadooda laga wada…

Read More

“Somaliland Arrinteedu Way Caddahay inay isku Aragto Dal Madaxbannaan” Wakiilka Xoghayaha Guud ee Q. Midoobay ee arrimaha Soomaaliya Mr. Michael Keating DAAWO

New York 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qarammada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Mr. Michael Keating, ayaa ka hadlay qaddiyadda madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland, halka uu sidoo kale ka digay in mar kale muddo-kordhin loo sameeyo xukuumadda Muqdisho oo hadda doorashada dadban ee Soomaaliya dib loo dhigay muddo bil ah. Ergeyga Gaarka ah ee…

Read More

“Dalku Wuxuu u Baahan yahay Madaxweyne iyo Raysal-wasaare Waayo Madaxweyne kuxigeenka awood malaha” Xildhibaan Axmed yaasiin DAAWO

Hargaysa 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xildhibbaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, ayaa ka dhawaajiyey in aan madaxweyne ku xigeenimada Somaliland aanay lahayn wax awood ah isla mar ahaantanaa uu u baahan yahay in la sameeyo Raysal Wasaare. https://www.youtube.com/watch?v=QYjASicfzXU&feature=share

Read More

Mus-Dambeedka Xisbiga Waddani Oo Diiradda Ku Haya Siyaasigii Hanan Lahaa Kursiga Guddoomiyaha Waddani Cirro Dabadii, Doorka Mansabkaasi Ee Shaxda Siyaasadeed Ee Mustaqbalka Iyo Siyaasiyiinta Illaa Hadda U Hanqal Taagaya

Hargaysa 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Tan iyo In Muddo ah waxa su’aalo kala duwani ka taagnaayeen bal cidda hanan doonta kursiga Xilka Guddoomiyenimo ee xisbiga WADDANI, Guddoomiye Cirro dabadii, haddiiba uu xilkaasi wareejiyo iyada oo ay hore u soo shaac baxeen xogo tibaaxayay in Guddoomiye Cirro iyo Mus-dambeedka Xisbiga WADDANI marar badan ka wada xaajoodeen mustaqbalka…

Read More

“Waxaan Ballan ku Qaadayaa inaan la Maqal Muuse Biixi oo Somaliland Madaxweyne ka ah, haddii aniga ay igaba adkaadaan Ninka burburin doonaa iyagana waa aniga…” Jamaal Cali Xuseen DAAWO

Hargaysa 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Musharraxa u taagan Jagada Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa si adag ugu hanjabay Guddoomiyeyaasha Xisbiyada KULMIYE iyo UCID Muuse Biixi iyo Faysal Cali Waraabe oo uu sheegay in haddii ay ku guulaystaan inay Jamaal ahaan ka adkaadaan uu iyagana isagu burburin doono. Jamaal Cali Xuseen Waraysi…

Read More

“Xukunkii Maxkamadda Sare: Anigu Waan ku Diirsaday”Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Cali Guray.

Hargaysa 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- waayo waxa uu si sharci ah u soo af jaray khilaafkii soo jiitamayay mudada dheer ee ku saabsanaa Heshiiskii Bedbaadinta UCID ee ay wada galeen Xisbiga UCID oo uu hogaaminayay Gudoomiyaha Xisbiga Faysal Cali Xuseen yo Garabkii Udub ee uu hogaaminayay Musharaxa Xisbiga Jamaal Cali Xuseen.   Marka hore waxan ku…

Read More

Magaalada Xalab ee Dalka Suuriya Waxay u dhimanaysaa ahmiyadeeda darteed DAAWO

Hargaysa 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Waa mid ka mid ah magaalooyinka ugu qaddiimsan caalamka, waana magaalada labaad ee Suuriya marka laga reebo Caasimada dimishiq, sidoo kalena Xalab waa magaalada ganacsiga ee dalkaasi iyadoo ah ta ay dadka ugu badani ku noo yihiin iyadoo waxii ka horeeyey kacdoonkii carabta ee 2011 hoy u ahaan jirtay illaa 4.5…

Read More

Madaxwaynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ka Hadlay Dhabaha Keliya ee Itoobiya Ku Sii Waari Karto DAAWO

“Dhergigii ayaa Doonaya inay Itoobiya dib u qabsadaan, Mana Aqbalayno..” Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar Jigjiga 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Shacabka iyo Masuuliyiinta dolwad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa Bannaan-bax ballaadhan shalay ka sameeyey magaalada Caasimadda u ah ee Jigjiga, kaasoo ay kaga soo horjeedeen Muddaharaadyada dowladda Federaalka Itoobiya lagaga soo horjeeday ee tan iyo sannadkii hore ku soo…

Read More