Webmaster

Xaflad Meher Ka Dhacday Magaalada Burco oo Indhaha Bulshada Soo jiidatay (Waa Gabadh Araga Naafo ka ah oo uu Guursaday Wiil Laxaadkiisa Qaba) & Dhaqaale Loogu Yaboohay DAAWO

Burco 12.Sep 2016 (SDN/QJ):- Munaasibad Meher oo Masuuliyiin iyo Shacab la isku arkay, isla markaana ka duwan Munaasibadaha inta badan dhiggeeda ah ee Meherrada ah, ahaydna mid la isugu dhisayey ama la isugu Guuriyey Lammaane Muslim ah oo midkood Aragtida Naafo ka yahay, ayaa Sabtidii doraad lagu qabtay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Lammaanaha…

Read More

Xukuumaddu Miyay Ka Habranaysaa Mise Wey Ka Huruddaa Mudane Ka Tirsan Dawlada Somalia oo dhex Mushaaxaya Bar-kulanka Bulshada,Kaas oo la Dhashay Mas’uuliyiin Sare oo Somaliland ah?

Hargaysa 12.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan ka tirsan golaha baarlamaanka ee dawladda federaalka ah ee dalka Soomaaliya ayaa toddobaadkii u dembeeyey ku sugnaa caasimadda Somaliland ee Hargeysa isaga oo aan haba yaraatee wax shido ah kala kulmin dawladda, isla markaana si caadi ah uga soo degay madaarka. Xildhibaankan oo dhalasho ahaan kasoo jeeda Somaliland balse dawladihii…

Read More

“Kuraasidii Beelaha Bariga Sidii Bay Beesha Dhexe U Haysanaysaa Amma Ha Is Diiwaangeliyaan Ama Yaanay Is Diiwaangelin Eh Ilaahay Hortii Maaha Cadaalad Waana Ceeb” Cali Guray

Hargaysa 12.Sep 2016 (SDN/QJ):- Sida aynu ognahay beryan meel wanaagsan ayay beelaha berigu, siiba Reer Sool iyo reer Sanaagba taagnaayeen. Waxaynu ognahay in tiro badan oo iyaga ka mid ihi isu diiwaangeliyeen doorashooyinka mudaysan 28/3/2017ka. Ahmiyadooda ugu wayn ee doorashadu waxan qabaa in ay tahay kuraasida Wakiilada oo saamigii ay ku lahaayeen lagu bililiqaystay sheekadii…

Read More

Dhaqanada La yaabka ah ee ka Jira Dalka Faransiiska haddii aad jabisano Ciqaab la Kulmayso DAAWO

Hargaysa 12.Sep 2016 (SDN/QJ):- Dalka faransiiska oo ka mid ah wadamada waaweyn ee caalamka ahna wadan ay in badan oo dadweynaha caalamka ahi danaynayaan in ay ku noolaadaan ayaa dhanka kale waxaa wax lala yaabo noqotay qaar ka mid ah sharciyada dalkaasi dhigteen oo weliba ku adag yihiin.ciddii dhaaftana ay taallo ciqaab ay mudanayaan. https://youtu.be/b8AL7Gc6HYg

Read More

Qaadka oo Si Tuugo ah ku yimaada Deegaanada Koonfur Galbeed Somalia iyo Digniin Adag oo Maamulka K.Galbeed ka soo saaray

Baydhaba 12.Sep 2016 (SDN/QJ):- Amar 6 bishan kasoo baxay wasaarada duulista hawada Soomaaliya ayaa lagu sheegay inuusan jirin qaad imaan kara gudaha dalka Soomaaliya iyadoo qaar kamid ah maamul goboleedyado ay kasoo horjeesteen go,aankaas sida Maamul Goboleedka Puntland iyo Xukuumada Somaliland oo Sheegtay in aanay Khusayn awaamiirta Dawlada Federaalku Maadaama ay dib ula noqdeen Xoriyadoodii…

Read More

Buugga Dhacdooyinka Layaabka Leh Ee Genius World Record Oo Shaaciyey Haweenayda Adduunka Ugu Gadh Weyn DAAWO

Hargaysa 12.Sep 2016 (SDN/QJ):- Buugga dhacdooyinka layaabka leh lagu ururiyo ayaa soo saaray dhacdooyinkii ugu layaab badnaa sannadkan sii dhammaanaya ee 2016 isaga oo si gaar ah u soo qaatay haweenayda loo aqoonsaday midda ugu gadh weyn haweenka adduunka wakhtigan ee ugu da’da yar. Inkasta oo ay jiraan haween gadh weyn lihi haddana waxa ay…

Read More

Akhri Xog-Qoraal Muujinaya Faa’iidooyinka Ganacsi, Siyaasadeed, Dhaqaale, Shaqo Abuur, Dalxiis, Diblomaasiyadda Iyo Arrimo Kale Oo Somaliland Ugu Jira Heshiiska ay la Saxeexatay Shirkada DPW

Hargaysa 12.Sep 2016 (SDN/QJ):- Aqoonyahan Cismaan Maxamed Badmaax oo ah aqoonyahan reer Somaliland ah kana soo baxay Jaamacad Maraykanka laga leeyahay oo ku taalla dalka Switzerland oo lagu magacaabo American University of Switzerland oo uu ku diyaariyey shahaadada sare ee qaanuunka Caalamiga ah (International Law) kana soo shaqeeyey shariikaadka ugu waaweyn qaaradda Asia sida ARAMCO…

Read More

Siraha qarsoon ee ku duugan Kacbada Barakaysan,Imisa dhagax ayay ka kooban tahay, Tiirarkeedu waa imisa Halkeese laga keenay, Waa Imisa Kiiloo Albaabkeeda Dahabka ahi, Imisa Goor ayaase Dayac-tir lagu Sameeyey? – q:1aad

Hargaysa 12.Sep 2016 (SDN/QJ):- Inkasta oo culimada taariikhda werisaa ay siyaalo kala duwan uga hadlaan dhawr jeerna macluumaadyo kala duwan ka bixiyaan xaaladda dhabta ah iyo macluumaadka la xidhiidha dhismaha Kacbada Barakaysan ee Masaajidka Xaramka tan iyo markii Nabiyullaahi Ibraahiim Calaysi Salaam uu dhidibada u taagay, haddana waxa la isku waafaqsan yahay in badan oo…

Read More

Imisa Saacadood Ayey Shaqeeyaan Maalintii Madaxda Dalka Sucuudigu ?

Riyadh 12.Sep 2016 (SDN/QJ):- Waxa muddooyinkan danbe ka bilaabmay dalkaasi Sucuudiga isbadalo aad u fara badan gaar ahaana dhinaca siyaasada gudaha ee dalkaasi kadib markii uu boqorka haatan tallada hayaa la wreegay jagada Boqortinimada dalkaasi Sucuudiga, waxaana la sheegay in madaxda dalkaasi dhamaantood ay shaqeeyaan saacado fara badan iyaga oo ku dadaalaya horumarka dalkooda, maadaama…

Read More

Daraasad Cusub Oo Lagu Cadeeyay In Madax Xannuunka Haweenku Kaga Badan yihiin Ragga

Hargaysa 12.Sep 2016 (SDN/QJ):- Waxa ku dhaca dadka badankooda noocyo kala duwan oo ka mid ah madax xannuunka sida dhanjafka oo kale ama madax xannuun dhamaystiran, balse waxa la sheegay in haweenku  had iyo jeer ay kaga badan yihiin madax xannuunka marka loo eego ragga, sida ay sheegtay daraasad cusub oo dhawaan la soo bandhigay….

Read More

“ Waanu Ka Xunnahay Maalin Walba Foolxumada Iyo Qaraxa Ka Dhacaya Somalia, Iyo Shisheeyaha Ku Soo Dagayaa, Iyo Talada Gacanta Ugu Jirta Shisheeyaha ..” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe & Munaasibada Ciida DAAWO

Hargaysa 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Hambalyo Iyo Bogaadin U Diray Dhamaan Shucuubta Islaamka, Gaar Ahaan Somaliland, Munaasibadda Ciida Barakaysan Ee Ciidal Adxa . “ Xaasidnimada Somaliland Maaha Dhismaha Somalia, Walaalnimada Somliland Ayaa Ah Dhismaha Somalia ..” “ Waanu Ka Xunnahay Maalin Walba Foolxumada Iyo Qaraxa Ka Dhacaya Somalia,…

Read More

Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo Ummada Somaliland Ku Hambalyeeyay Munaasibada Ciida

Hargaysa 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) oo ku hadlaaya magacasii, afka xildhibbaanada, hoggaanada, guddida fulinta, garabbada dhallinyarta iyo haweenka iyo weliba taageerayaasha xisbiga WADDANI, waxa uu hambalyo u dirayaa guud ahaan umadda Islaamka ah meel kasta oo ay dunida ka joogaan, gaar ahaana…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Shacabka Somaliland Iyo Shucuubta Islaamka Ku Hambalyeeyay Munaasibada Ciidul Adxa

Hargaysa 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo shacbiga Somaliland iyo shucuubta islaamka Hambalyo u diray munaasibada Ciidal Adxa awgeed, waxaanu Madaxweynuhu yidhi “Milgo iyo Maamuus weyn ayey ii tahay in aan munaasibadda Ciidal Adxaha awgeed halkan uga jeediyo hambalyo iyo bogaadin dhammaan Shacbi-weynaha Somaliland meel kasta oo ay joogaan….

Read More

15 Sanno Ka Hor Iyo Maantoo Kale Iyo Qaraxyadii 11 September iyo Saameynta uu ku yeeshay dadka Soomaaliyeed

Washington 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Maalin Salaaso ah 11-kii September 2001 ayay ahayd markii Diyaarado Rakaab ah oo Mareykanku leeyahay sidii Gantaal oo kale loogu adeegsaday in lagu burburiyo labadii Daarood ee Maataanaha ahayd ee Gacansiga adduunka iyo Xarunta Gaashaandhiga Mareykanka, waxaana weerarkaasi ku dhintay dad kor u dhaafaya 3 kun oo qof, hase yeeshee xiligaasi…

Read More

Hambalyada Shabakada Qurbejoog ee Munaasibada Ciidul Adxa

Hargaysa 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Shabakada Qurbejoog.com Waxay dhamaanba akhristayaasheeda ku Hambalyaynaysaa Munaasibada Ciidal Adxa oo Dabaal Degeeda u Weyni Beri oo Isniin ah ka dhici doono Caalamka Islaamka,Iyadoo Malaayiin Ka Mid ah Xujaajta Sannadkan soo Gudanaysa Waajibka Xajku ay Taagnaayeen Buurta Jamalu Carafa. Shabakada Wararka ee Qurbejoog.com waxay idin leedahay ku Ciida Caafimaadqab,Cibaado Suuban anagoo…

Read More

“Gari Laba Nin Kama Wada Qosliso” Gudoomiyaha Maxkamada Sarre iyo Gudida Caddaalada oo Digniino u Diray Bulshada,Shaqaalaha Dawlada Iyo Warbaahinta Qaybaheeda Kala Duwan

Hargaysa 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Qoraal Maanta ka soo Baxay Gudida Sare ee Cadaalada Somaliland Iyo Maxkamada Sare ayaa Qaybaha Bulshada Iyo Cid kasta oo Mas’uuuliyad haysa uga Digay inay ka reebanaadaan Wax ka sheegista Garsoorka iyo ka hadalka Kiis Garnaqiisa lagu Gudo Jiro. Sidoo Kale Waxaa Qoraalkan looga digay Bah’da Warbaahinta Somaliland inay Faro geliyaan…

Read More

‘’Lama Dhaafi Karo Qaraarkii Maxkamada Distooriga ah ee Mudada Doorashada’’Gudoomiyaha Maxkamada Sare & Somaliland oo Markii u Horaysay Burinaysa Go’aan Maxkamada Distooriga ahi Soo Saartay

Hargaysa 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Go’aankii Maalmahanba Loo dheg Taagayay ee Madaxweyne Siilaanyo laga Sugayay ayaa Isagu Biyo Shubtay In la Kala Qaado Labada  Doorasho ee Isku Lamaanaa ee Madaxtooyada Iyo Wakiiladda lana soo horaysiiyo ta Madaxtooyada Halka Qodobkii Isha Sida Gaarka ah loogu hayay ee Saami Qaybsiga Kuraasta Wakiiladda uu Madaxweyne Siilaanyo sheegay inuu u…

Read More