Mawqifka Xisbiga WADDANI ee Go’aanka Madaxweyne Siilaanyo ,Difaaca Guddoomiye Muuse Biixi ee Soo Qufista Wixii ay Saxeexeen DAAWO
Hargaysa 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa sheegay inaanay aqbali karin go’aanka uu Madaxweynaha Somaliland Axmed-Siilaanyo ku kala reebay in mar la wada qabto doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada, taasoo WADDANI sheegay inaanay ahayn Masuuliyadda Madaxweynaha kalsoonida Xisbiyadu u siiyeen inuu go’aan ka soo gaadho ee ay ahayd Saamiga Kuraasta Xildhibaannada Golaha…
