Webmaster

Ciyaaryahanka Heer Caalami ee Orodada Mo Farah Oo Si Xun Loo Aflagaadeeyay Iyo Qiso Murugo Leh Oo Xaaskiisu Soo Werisay

Hargaysa 13.Sep 2016 (SDN/QJ):-Xaaska orodyahanka Soomaaliga ah ee Mo Farah ee Tania Farah ayaa ka warrantay bahdilaad iyo aflagaadooyin loo geystay saygeeda intii ay joogeen Brazil, halkaas oo qisadii ugu xanuunka badnayd ay kula kulmeen. Sida Ay sheegtay Tania, Mo Farah, xaaskiisa iyo afartooda carruurta ah, ayaa galay safka diyaarad ay raacayeen, laakiin haweenay ka…

Read More

‘’Muuse Biixoow Suurto Gal ma aha inaad Beesha Habar Jeclo Cod ka doonto, Waayo Ninkii Halgamaaga ahaa ee Sheekh Bashiir ayaa Lagu Bedelay Nin aan Islaam ahayn” DAAWO

Hargaysa 13.Sep 2016 (SDN/QJ):-Qoyskii uu ka tegay alle ha u naxariistee halgamaagii weynaa ee caanka ka ahaa dhulka Somaalida Sheekh Bashiir, ayaa nasiib daro iyo wax lagu xumaado ku tilmaamey in Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi uu ku hawlan yahey iibinta Iskuulkii dawladdii Militariga aheyd ee Maxamed Siyaad Bare ugu bagac-dartay Xuukamadda Axmed Siilaanyo…

Read More

Badhasaabka G.Awdal Ayaa Ka Warbixiyey Kulan Adag Oo Sadex Geesood ah Oo Dhexmaray Wasiiro Xukumada Ka Tirsan Iyo Odaydhaqmeedka Galbeedka+Ujeedada Uu Kulankaasi Darnaa DAAWO

Hargaysa 13.Sep 2016 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise “Mustafe Shiine’’ ayaa ka Hadlay Kulan Sadex Geesood ahaa oo u dhexeeyay Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiirada,Odayaasha Dhaqanka ee Gobolada Galbeedka iyo Maamulka Gobolkaasi.

Read More

Xisbiga Kulmiye Iyo Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo Sas Ka Qaaday Soo Guryo Noqoshada Xirsi X. Cali

Hargaysa 13.Sep 2016 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee madaxtooyada Somaliland Xirsi Xaaji Cali Xasan, ayaa dalka dib ugu soo noqday, ka dib Safar uu ku tegay dalalka dibadiisa ku tegay.   Xirsi Xi Cali Xasan oo ka soo degay Madaarka Cigaal ee Hargeysa, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray shacbiga Somaliland iyo shucuubta Muslimiinta ku kala nool…

Read More

Dagaalyahano katirsan Al-Shabaab ay ku jiraan Ajaaniib oo gacanta lagu soo dhigay

Kismaayo 13.Sep 2016 (SDN/QJ):-Ciidamada Maamulka Jubbaland iyo ciidamada Milatariga Soomaaliya ayaa gacanta kusoo dhigay dagaalyahano katirsan Xarakada Al-Shabaab kadib howlgalo balaraan ay ka fuliyeen duleedka magaalada Kismaayo.   Saraakiisha amaanka Jubbaland ayaa soo bandhigay xubno katirsan Al-Shabaab iyo hub ay wateen kuwaa oo lagu soo qabtay duleedka magaalada Kismaayo, waxaana ragan la qabtay la sheegay…

Read More

Nuxurka Qodobada Ka Soo Baxay Shir Ay Yeesheen Hogaanka Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja

Hargaysa 13.Sep 2016 (SDN/QJ):-Ururka suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa kulankiisii shanaad ee hogaanka yeeshay 28-29 bishii Augost waxaanu kaga dooday xaaladda dhabta ah ee ay ku sugn tahay saxaafadda iyo suxufiyiinta Somaliland, kuwaas oo Qaranka Somaliland ugu shaqeeya si mutadawac-nimo ah, iyadoo duruufta ay ku shaqeeyaan tahay mid u baahan in si wadajir ah looga shaqeeya,…

Read More

Sheekh Caan Ka Ah Dalka Sucuudiga Oo Dawladda Iiraan Damacday Inay Kharaajiso

Riyadh 13.Sep 2016 (SDN/QJ):-Sheekha caanka ah ee lagu magacaabo Sheekh Caa’id alqarni ayaa hadal ku weeraray dalka iran kuna eedeyay inay iiran ka danbaysay isku daygii lagu rabay in lagu khaarijiyo sheekh caaid alqarni oo safar diineed ugu baxay dalka philipin Waxaana  uu Sheekh caaid alqarni hadalkiisa ku bilaabay sidan  :- ”Iran ayaa masuul ka…

Read More

African-British Multiple Olympic Gold Medalists Runner, Mo Farah Arrested In Newcastle For Running Suspiciously

World’s  800m Olympic record holder David Rudisha and fellow  athlete Mo Farah were briefly arrested  briefly by Northumbria police officers in England. The two athletes who were doing a normal morning jog on saturday when they set off police speed camera, which prompted a chase. and an arrest. The police did not immediatly realize whom…

Read More

Laba Shil oo Khasaare Nafeed Sababay oo Maanta ka Dhacay Jidka Isku Xidha Magaalooyinka Berbera Iyo Degmada Sheekh

Degmada Sheekh 12.Sep 2016 (SDN/QJ):-Laba Shil Baabuur oo Khasaare Nafeed Gaystay ayaa Maanta ka dhacay Duleedka Degmada Sheekh. Shilka 1aad ayaa ka dhashay Kadib markii ay isku dhaceen Gaadhi nooca loo Yaqaano Dukhaanka iyo Baabuur Kuwa qaadka ah,Waxaana ku dhaawacmay Sadex Ruux oo dhamaantoodba Saarnaa Gaadhiga Dukhaanka Kuwaas oo laba Ka Mid ahi ahaayeen Askar ka…

Read More

Murashixii Xisbiga Dimuquraadiga Hillary Clinton oo Xannuun Ku soo Booday Xili ay ka qayb gashay 15 Guuradii Qaraxyadii New York,Nooca Cudurka Haleelay Iyo Warbixinta Xaalada ay Ku Sugan Tahay DAAWO

New York 12.Sep 2016 (SDN/QJ):-Dhakhtarka gaarka u ah haweeneyda Musharaxa u ah Xisbiga Dimuqraadiga Dalka Maraykanka ayaa sheegtay in Hillary Clinton ay qabto cudurka qaar-jeexa Ama Oof Wareenka Waxaana Si deg deg ah Looga Qaaday Goobtii Xuska 11 September ka Socday  loogaga qaaday munaasabad lagu xusayay weerarkii lagu qaaday Maraykank 9/11. Muuqaal video ah ayaa laga daawaday…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madax kale oo salaadii ciida ku dukaday masaajidka Isbaheysiga

Muqdisho 12.Sep 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo mas’uuliyiin kale ayaa boqolaal ka mid ah dadweynaha  Muqdisho kala qeybgalay dukashada  salaadda ciidul Adxa oo lagu qabtay Masjidka weyn ee isbaheysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho. Dukashada salaadda ciidul Adxa waxaa sidoo kale  ka soo qeybgalay guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, mudane Maxamed Sheekh Cismaan ( Jawaari), xubno…

Read More

Madaxweynaha Somaliland oo Masjid Jaamaca Hargaysa Kula Tukaday Boqolaal Ka Mid ah Shacabka Hargaysa SAWIRO

Hargaysa 12.Sep 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta la Ciiday Kumanaan ka mid ah Shacbiga ku dhaqan Caasimada Somaliland ee Hargeysa, Hambalyana u diray Shucuubta Islaamka iyo Bulshada Reer Somaliland meel ay joogaanba. Waxana ka mid ahaa weedhihii Madaxweynaha  “Maalintani waa maalin qiimo weyn ku leh ummadaha islaamka meel kasta oo…

Read More

Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Dawlada Federaalka Oo Codsi U Jeediyey Shacabka Somaliyeed DHAGAYSO

Muqdisho 12.Sep 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay muujiyaan dulqaad inta ay xiran yihiin wadooyinka Muqdisho. Wasiirka ayaa sheegay in shacabka looga baahan yahay in ay la shaqeeyaan dowladda Soomaaliya , gaar ahaan laamaha amniga. Wasiir Odawaa ayaa xusay in loo diyaar…

Read More

Madaxwaynihii hore Puntland ahna Musharax oo ku baaqay inuu Xassan Shiikh Baneeyo Xilka Madaxtinimo DHAGAYSO

Muqdisho 12.Sep 2016 (SDN/QJ):- Musharax madaxwayne Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Maxamuud ( Faroole ), ayaa ka hadlay ololihiisa musharaxnimo iyo arimaha Soomaaliya meesha ay marayaan. Musharaxan ayaa sidoo kale wuuxuu ku baaqay madaxwaynaha Soomaaliya mudane Xassan Shiikh Maxamuud inuu xilka iska dhigo kadib muddadii loogu tala galay oo soo dhamaatay. Madaxwaynihii hore ee Puntland Mudane C/raxamaan…

Read More

Safaaradda Somalia Ee Sucuudiga Oo Xidhay Laba Wariye Oo Somaliland U Shaqeeya Kana Soo Warramayay Xaaladda Xujayda Somaliland DAAWO

Hargaysa 12.Sep 2016 (SDN/QJ):- Safaaradda Soomaaliya ee Sucuudiga ku taalla ayaa xidhay suxufiyiin Telefishanka qaranka Somaliland uga soo warama dalka Sucuudiga,kadib markii uu amray xadhiga suxufiyiinta safiirka Somalia u fadhiya Sucuudiga kadib markii ay soo diyaariyeen warar ku saabsan xujayda Somaliland . Laban Suxufi oo kala ah Mustafe Yuusuf Cabaade Iyo Abdirisaaq Isaaq Ducaale ayaa…

Read More