Webmaster

“Xaalada Deegaanada Waqooyiga Ka Soo Korodhay Waxaa Hurinaysa Xukuumadda’’ Xamarje DAAWO

Gebilay 05.Sep 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Maroodijeex Axmed X.Cumar Xamarje haatana ka Mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa si adag u dhaliilay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo uu Sheegay inay Iyadu Hurinayso Xaalada haatan ka taagan Deegaanada Waqooyiga ee Ku Saabsan Sidii Looga qaban lahaa Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Lix Deegaan oo Muran…

Read More

Heshiiska Kama dambaysta ah ee Wareejinta Dekedda Berbera oo Maanta Qalinka lagu Duugayo & Mas’uuliyiin Ku Cusub Weftigii Hawsha waday oo Ku Biiray DAAWO

Dubai 05.Sep 2016 (SDN/QJ):-Wefti ka socda Xukuumadda Somaliland iyo Masuuliyiinta sare ee Shirkadda Dekedaha ee Dubai Ports World, ayaa Maanta oo Isniin ah si rasmi ah magaalada Dubai ee xarunta dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ee Shirkaddaas laga leeyahay ugu kala saxeexanaya Heshiiska kamadambaysta ah ee wareejinta Maamulka Dekedda Berbera oo ay horraantii bishii May ee…

Read More

‘’Muuse Biixiyow Waxaan Ku Leeyahay Gabiley Xisbiga Waddani iyo Kulmiye Ku Wada Tartami Maysaan’’ Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Gabiley DAAWO

Gebilay 05.Sep 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ee Gobolka Gebilay ayaa Mar uu Shalay ka hadlayay Taageerayaal Cusub oo ku soo Biiray Xisbiga Waddani Waxa uu Fariin u diray Gudoomiyaha ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi.

Read More

Madaxweynaha Puntland Oo Si Taxader Leh Uga Hadlay Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha Ee Ka Socda Gobolka Sool DAAWO

Garowe 05.Sep 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Maamul-Gobolleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas), ayaa ka hadlay Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha ee ka socda Gobolka Sool ee Somaliland, waxaanu sheegay in Maamulkiisu door-bidayo in Dadka Amnigiisa la ilaaliyo. Dr. Gaas oo Safar ku jooga Magaalada Jabuuti, ayaa sidoo kale ka warramay Xaaladda Nabadgalyo ee Dhulka Puntland iyo dhibaatooyinka ay Maamulkiisa…

Read More

“Naga Baxa Siilaanyo iyo Somaliland Midna Ma Doonayno” – Dadweynaha Laascaanood oo ka gadooday dilal is daba joog ah oo ay ku eedeeyeen Ciidamada Dawladda & Baaxada Khasaarihii Shalay dhacay DAAWO

Laascaanood 05.Sep 2016 (SDN/QJ):- Saddex Qof ayaa inta la xaqiijiyey ku nafwaayey, Lix Ruux oo kalena way ku dhaawacmeen Isku-dhac ama iska-hor-imaad magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool Shalay ku dhex-maray Ciidammada Booliska Somaliland iyo Shacabka Magaaladaas oo ka gedooday Dilka Askari Booliska ka tirsanaa oo Askari kale dilay. Dadka ku dhintay Rabshadahaas, ayaa laba…

Read More

Badhasaabka Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise Shiine oo Sheegay In Dadweynaah Reer Sool Yihiin Dad Gob ah DAAWO

Boorama 05.Sep 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Awdal horena u ahaa Gudoomiyihii Gobolka Sool Musafe Cabdi Ciise Shiine ayaa markii uu la wareegay Xilka Hogaaminta Gobolka Awdal Wuxuu Qiray in Gobolka Sool Bulshada ku dhaqani ay Yihiin Dad Gob ah. https://www.youtube.com/watch?v=3RFDaHJc5z4

Read More

Xildhibaan Faysa Oo ka Mida Xildhibaanada Gobolka Sool oo Jawaab ka Bixisay Hadal Ka Soo Yeedhay Maayarka Boorama DAAWO

Boorama 05.Sep 2016 (SDN/QJ):- Mid ka mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Magaalada Laascaanood oo Ku Sugan Magaalada Boorama oo ay kaga qayb gashay Xil Wareejinta Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Sool ayaa Jawaab ka bixisay Weedho kaga Yimid Maayarka Magaalada Boorama. https://www.youtube.com/watch?v=G8FiBjmpYOo

Read More

“Dadku Xuduudo Ha Kala Lahaadaane Haddana Waqtiga Ay Xaaladduhu Adag Yihiin Biyaha Iyo Daaqa Waa La Wada Lahaa Laakiin…” Xildhibaano ka Tirsan Golaha Wakiiladda

Hargaysa 05.Sep 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah mudaneyaasha golaha Wakiiladda Somaliland  ee ka soo jeedda woqooyiga gobolka Maroodijeex   ayaa si adag uga jawaabay hadallo maalmahan ka soo yeedhayay qaar ka mid ah xildhibaanadda ay isku golaha yihiin ee k a soo jeedda gobolka Awdal iyo sidoo kale salaadiinta gobolkaasi. Arrintaasi oo ku saabsan lixda…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Ciidan Laxaad leh Gaysay Deegaanada Muranku ka Taagan Yahay iyo Saan Saan Colaadeed oo Muuqata

Hargaysa 05.Sep 2016 (SDN/QJ):- Warar xog ogaal ah loo laga helayo deegaanka waqooyiga Hargeysa ayaa sheegaya in xalay niskii danbe ciidamo tiro badan oo ah ciidamada militeriga ah ay xukuumadda Somaliland u daad guureeysay lix goobood oo ku yaala Xeebta Galbeed isla markaana xukuumaddu si rasmi ah ugu dhawaaqday inay ka qabsoomayso diiwaangalinta codbixiyayaashu. Ciidamadan…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Ka Qayb Galay Dufcadii 143aad ee Jaamacada Hargaysa ka Baxda Iyo Xaaji Cabdi Waraabe oo Shahaado Sare Lagu Maamuusay DAAWO/SAWIRO

Hargaysa 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa ka qaybgalay Xaflada qalinjebinta Jaamacada Hargeysa oo ay maanta 04/09/2016, ka qalinjebiyeen dufcadii 13aad ee wax ka barata sanadihii u dambeeyey, ardayaasoo tiradoodu dhamayd 862, kana qalinjebiyey kulliyadaha kala duwan ee ay ka kooban tahay Jaamacadu. Xaflada Qalinjebinta Ardayda dhamaysay waxbarashadii Jaamacada  ee…

Read More

Faah Faahin Dheeraad ah: Ugu yaraan 3-Ruux oo ku Geeriyooday Rabashadihii ka dhacay Laascaanood,Saldhigii Magaaladaas oo Dablay Hubaysani la Wareegeen & Xaalada oo Weli Murugsan

Laascaanood 04.Sep 2016 (SDN/QJ):-Ugu yaraan saddex qof ayaa ku geeriyooday, lix qof oo kalena way ku dhaawacmeen iska-hor-imaad u dhexeeya ciidamada booliika iyo dabley kasoo jeeda degmada Laascaanood ee Gobolka Sool. Iska-hor-imaadkan ayaa ka dhashay kaddib markii ilaalada taliyaha qaybta booliska ay toogasho ku dileen nin dhallinyaro ah, taasoo keentay inuu dhasho kacdoon khasaare xoogan…

Read More

Madaxweyne Axmed-siilaanyo Waxa U Yaala Go’aan Labada Daran Mid Dooro Ah

Hargaysa 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, isagoo ku jira bilihii u dambeeyay ee muddo xileedka labada sannadood ah ee ay golaha guurtidu u kordhiyeen, ayaa wuxuu la daalaa dhacayaa laba go’aan midka uu qaadan lahaa.   Saddexda xisbi qaran ayaa Madaxweyne Siilaanyo ku soo riixay go’aan ay iskaga fogaynayaan eeddo maxali ah iyo…

Read More

Dagaal Iyo Mudaharaad Khasaare Sababay oo Ka Dhacay Magaalada Laascaanood SAWIRO

Laascaanood 04.Sep 2016 (SDN/QJ):-Waxay ahayd abaaro 11:00 Am subaxnimo , markii ay bilaabeen shacabka laascaanood  mudaaraad ay kaga so horjeedsadeen Dilalka qorshaysan ee soo noq noqday ee ka dhacaya magaalada . Dadkan ayaa waxaa ay  wateen Boodhado badan oo ay ku qoran Hadalo ay ku tilmaamayaaan Dareenkoda  taliyaha Ciidamada Police ee Laascaanood iyo askar  uu watay…

Read More

“Haddii Dhinacyada Somaliland Isla Gartaan Dibu Dhigista Doorashada Reer Sool Dartood, Maxaa Dhib Ah Ee Ku Jirra?” Ms Harriet Mathews DAAWO

Hargaysa 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Dowladda Britain, ayaa shaaca ka qaadday inay u madax-bannaan tahay go’aankeeda ay ku aqoonsan karto Madax-bannaanida Somaliland, hase-yeeshee ay jiraan tallaabooyin aan la’aantood lagu tallaabsan Karin, isla markaana haddii ay wakhtigan Ingiriisku ku dhawaaqo inuu Somaliland aqoonsaday ay ka cadhoonayso Soomaaliya, taasina dhibaatooyin cusub keeni karto. Waxay dowladda Ingiriisku ku doodday…

Read More

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo ka Sheekeeyay Duruufo ay soo Wada Mareen Ambassador Cawil Cali Ducaale DAAWO

Hargaysa 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka waramay Duruufo ay soo Wada mareen Ambassador Cawil Cali Ducaale Mar uu ka hadlayay Xaflad loogu Wanqalayay Buug Cusub oo Ambassador Cawil soo saaray.

Read More

Buug Koobsaday Taariikhda Soomaalida intii u dhaxeysa 1960kii ilaa 2010 oo lagu Soo Bandhigey Hargeysa Iyo Ambassador Cawil Cali Ducaale oo Sharaxay DAAWO

Hargaysa 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee maaliyada Somaliland Ampasador Xuseen Cali Ducaale, ayaa magaalaa Hargeysa kusoo bandhigay buug loogu magac daray (Raad Raaca Taariikhda Soomaaliyeed). Buuggan oo ka hadlaya Marxalladihii kala duwanaa ee ay soo martay Taariikhda Somalida, Buuggu waxa kale oo uu ka hadlayaa Madaxdii Soo martay Somaliya siday u maamul jireen Somaliya…

Read More