Taliyihii Ciidanka Asluubta Somaliland oo Dhaawac ka soo Gaadhay Shil Baabuur oo Ka Dhacay Duleedka Boorama
Boorama 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Taliyaha Ciidamada Asluubta Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Cabdi Xudhuun ayaa Xalay Fiidkii Shil Baabuur galay kaas oo lagu dawaynayo Cisbitaalka Guud ee Magaalada Boorama. Sida Shabakada Qurbejoog uu Khadka Telefoonka ugu Sheegay Sarkaal ka mid ah Bah’da Cisbitaalka Magaalada Boorama Waxaa uu dhaawaca Taliyuhu Yahay Mid aan Sidaa u weynayn,Waxaana Sidoo…
