Haweenka oo ka walaacsan Doorashada Soomaaliya 2016 Iyo Wasiirka Haweenka ee Federaalka oo Iftiimisay Sababta Walaacan Keentay DHAGAYSO
Muqdisho 30.August 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaarada haweenka dawlada federalka Soomaaliya marwo Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa kula la qaadatay raysal wasaaraha Soomaaliya iyadoo kala hadashay doorka siyaasada ee haweenka Soomaaliyeed. Sahro ayaa sheegtay maalmo qura inay ka hareen doorashadii Soomaaliya islamarkaana aysan muuqaan dhaq-dhaqaaq olole haweenka ah kaas oo haweenku uu door ugu yeelanayo siyaasada…
