Webmaster

Buuxinta Jagadii uu ka Geeriyooday alle ha u Naxariistee Garaad Abshir Saalax oo dhalisay in Laba ka mid ah Wiilashiisu ay isku qabsadaan DAAWO

Widh Widh 29.August 2016 (SDN/QJ):-Kadib Markii uu dhawaan Geeriyooday Garaad Abshir Saalax ayaa Waxaa Dhaxaltooyadiisii isku qabsaday Laba ka mid ah Wiilashii uu Marxuunku ka tegay. Gudida Beesha Guuleed Garaad ayaa shaaciyey inay doorteen in Garaad Maxamed Garaad Abshir uu Noqdo Garaadka Guud ee beeshooda Waxaana taas qaadacay Wiilkii Curad ee Marxuunka C.risaaq Garaad Abshir.

Read More

Mujaahid Madaxwaynaha ugu Baaqay inuu Qabto Shir Qaran oo lagaga Wada hadlo Saami Qaysiga Dawladnimada Somaliland DAAWO

Hargaysa 29.August 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Madasha wadatashiga iyo Toosinta Qaranka Mujaahid Xasan Guure Jaamac, ayaa madaxwayne Siilaanyo ugu baaqay inuu shir qaran oo loo dhanyahay iskugu yeedho dhamaan shacabka Somaliland Guddo iyo dibadba. Mujaahid Guurre, waxaa uu sheegay in dalku u baahanyahay in la is wareysto halka loo socda iyo meesha la marayo islamarkaana si isku…

Read More

Wiil la dhashay Orodyahanka Caanka ah Mo Faarax oo Dalka Ingiriiska laga Masaafurinayo

London 29.August 2016 (SDN/QJ):-Warbaahinta dalka Ingiriiska ayaa qoray in wiil la dhashay orodyahanka Mo Faarax laga soo musaafurinayo dalka Ingiriiska lana keenayo dalka Somaaliya. Axmed Faarax oo 27 sanno jir ah ayaa soo maray xabsi uu soo qaatay mudoo 4 sanno ka badan ayaa sheegay in hay’addaha socdaalka u sheegeen in laga musaafurinayo dalka Ingiriiska…

Read More

Waa Maxay Cilmiga Caafimaadka Bulshadu, dalku baahi intee leeg ayuu u qabaa? DAAWO

Hargaysa 29.August 2016 (SDN/QJ):- Waa maxay Cilmiga Caafimaadka Bulshadu, dalku baahi intee leeg ayuu u qabaa, Yaa dhigan kara, Waa Maxay Ujeedooyinka Barashada Caafimaadku Bulshadu, Qofku Markuu barto halkuu ka shaqayn karaa, Su’aalahaas iyo Su’aalo Kale waxa ka jawaabay, Macalin Sacad Axmed, oo ah khabiir ku xeel dheer Caafimaadka Bulshada ayaa Qodobkan faahfaahiyey.

Read More

Madaxweynaha Turkiga oo deeq u soo diray wadammo Somaliland ku Jirto.

Ankara 29.August 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha dalka Turkiga Mr. Recep Tayyip Erdogan ayaa deeq la xidhiidha munaasibadda Ciidul-Adxa u soo diray wadammo caalamka ka tirsan oo Somaliland qeyb ka tahay. Deeqdan Madaxweyne Erdogan u soo diray dunnida Muslimka oo la xidhiidha munaasibada Ciidul-Adxa ayaa wadammada loo qorsheeyey in la gaadhsiiyo ka mid yihiin Somaliland, Syria, Jarablus, Aleppo,…

Read More

Muxuu Daaranaa Asaaska-Qaran ee Maxamed Cali Samatar? Xildhibaan C.raxmaan Yuusuf Cartan

Hargaysa 29.August 2016 (SDN/QJ):-Qoraalakan waxan u holladay  markii la icaalamiyey in Sarreeye Guud Maxamed Cali Samatar aas-qaran loo sameeynayo, haseyeeshe dib baan u dhigey, anigoo is leh yaanay caadifadi soo dhexgelin. Maanta oo muddo toddobaad ka badani ka soo wareegetey ayaan go’aansaday inaan arrintaa eryo kooban ka idhaahdo. Kumuu Ahaa Samatar? Beryahanba waxay reer Somaliland…

Read More

Galmudug oo Sheegtay inay Puntland Ciidamo Dul Dhigtay,Waa Maxay Sababtu? DHAGAYSO

Caddaado 29.August 2016 (SDN/QJ):-Maamulka Galmudug ayaa sheegay  inay dawlada Puntland soo dhigtay Ciidamo Tiro badan goobaha ay isaga dhowyihiin Galmudug iyo Puntland.   Wasiirka dowlaha Arrimha gudaha ee Maamulka Galmudug Cumar Maxamed Gureey oo la hadlay Warbaahinta  magaalada Muqdisho ayaa sheegay in  Puntland ay Ciidamo badan soo dhoobeen Xadka ay Maamulkooda la wadaagaan Puntland.  …

Read More

Maamul Goboleedka Puntland oo gacanta ku dhigtay gaadiid ciidan oo Galmudug ugu soo degay dekadda Boosaaso

Boosaaso 29.August 2016 (SDN/QJ):-Ciidamada ka tirsan maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigay gaadiid ciidan oo maamulka Galmudug uga soo degay Dekedda Boosaaso. Sida ay sheegayaan wararka gaadiidkan ayaa ah kuwa loo yaqaano cabdi-bilaha ee lagu rakibo qoryaha iyo gaari kuwa aan xabada karin. Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug ayaa sheegay in gaadiidkaas ay u soo socdeen…

Read More

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka oo ka hadlay Dhibaatada ka dhalan kara Lacagtii ka badnayd Nus Milyanka Dollar ee laga xaday Bangiga Dhaxe ee Soomaaliya

Muqdisho 29.August 2016 (SDN/QJ):-Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalle oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay wax laga xumaadana ku tilmaamay lacagtii dhawaan laga xaday Bangiga dhaxe ee Dowlada Soomaaliya .   Waxa uu sheegay Xidhibaanka in lacagta laga xaday Bangiga dhaxe ee Soomaaliya ay dowlada u keeni karto dhibaaatooyin badan sida in…

Read More

Murashaxa Xisbiga Jamhuuriga Donald Trump oo ballan qaaday in uu dabo galo soo galootiga

Washington 29.August 2016 (SDN/QJ):-Murashaxa xisbiga Jamhuuriga ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu samayn doono hanaan lagu dabo galo dadka dalka soogala si ay xukuumadda uga caawiso xakamaynta soo galootiga. Isaga oo ka hadlaya mudaaharaad ka dhacaya lowa ayuu hoosta ka xariiqay wax uu ugu yeeray barnaamijka “Soo-Galid-Bixid” oo lagu dabo gali doono…

Read More

Gudoomiyihii Hore ee Kooxda Xidigaha Geeska Xasan Dhuxul Laabsaalax oo Shaaciyey Inuu Guud ahaanba Kooxdaasi ka Baxay

Hargaysa 28.Aug 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyihii hore ee Kooxda Fanaaniinta Xidigaha GEES-ka Xasan Dhuxul Laabsaalax ayaa waxa uu sheegay inuu ka baxay gebi ahaan-ba Kooxdii Xidigaha Geeska.balse waxa uu ku dooday inaanu ka bixin fankii. Xasan-Dhuxul waxa uu sidaa ku sheegay qoraal koobaan oo uu maanta soo gaadhsiiyay Xafiiska Shabakada Wararka ee Qurbejoog.com, balse ma caddaynin…

Read More

“Badhasaabada iyo Maayirada Gobolladu Protocol ayay kala leeyihiin waana laba xubnood”Wasiir Faratoon

Hargaysa 28.Aug 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Cusub ee Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) oo maanta xilka kala wareegay wasiirkii hore ee wasaaradaasi ayaa sheegay inuu waxqabad wanaagsan ka haw gali doono gobolada Barriga Somaliland. Wasiirku waxaa kale oo uu sheegay in Maayirada iyo badhasaabada gobolada Somaliland lagala xisaabtami doono sida ay shaqada u kala…

Read More

63 Sanno ka Hor Iyo Khudbadii Taariikhda Gashay ee ”I Have A Dream” Xigmadii ay Xambaarsanayd ( DHAGAYSO IYADOO TURJUMAN) Kana DAAWO Qurbejoog

Washintong 28.Aug 2016 (SDN/QJ):- Tobanaan kun oo dad ah ayaa isugu soo baxay agaagaarka taalada lagu xasuusto madaxweynihii hore ee Maraykanka Abraham Lincoln oo ku taala magaalada Washington, halkaasoo ninka aadka looga qadariyo Maraykanka ee Martin Luther King uu ka jeediyey hadalkiisii dareenka lahaa ee “waxaan ku riyoonayaa” muddo haatan laga joogo 63 sano. Bisha…

Read More

Wasiirkii Hore ee Arrimaha Gudaha Mudane Warancade oo Iftiimiyey Sababta uu Safiir Loogu Magacaabay Sax iyo Khalad ka ay Tahay DAAWO

Hargaysa 28.Aug 2016 (SDN/QJ):-Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade haatana ah Wakiilka Somaliland ee Dalka Itoobiya ayaa Maanta Si Rasmi ah Xilkii Wasaaradaasi Waxa uu Ugu Wareejiyey Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Prof Yaasiin Maxamud Xiir Faratoon. Munaasabada xilwareejinta oo ay ka soo qaybgaleen mas’uuliyiin kala duwan, madax dhaqameed…

Read More

Dawlada Somaliland oo Cadeysay Mawqifka ay ka taagantahay Wada hadaladii Somaliland iyo Somaliya ee Burburay

Hargaysa 28.Aug 2016 (SDN/QJ):-Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland ayaa daaha ka qaaday in xukuummada Somaliya ay ka cago jiidayso wada hadalladii u dhaxeeyay Somaliland iyo Somaliya. Wasiir ku xigeenka Arrimada Dibada Axmed Kayse oo wareysi khaasa siinayay TVga Star ayaa cadeeyay in aanay dawlada Somaliya doonayn in wada hadaladaasi sii socdaan, balse ay xukuummada Somaliland diyaar…

Read More

Somaliland Oo Si adag u Cambaareysay Sidii Muqdisho Loogu Aasay Marxuum Jen. Samatar oo ay Ku Doodeen inuu ahaa Dhagar Qabe DAAWO

Hargaysa 28.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland ahna Afhayeenka Xukuumadda Somaliland Mudane Cismaan Cabdillaahi Saxardiid Caddaani ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu si cadho leh uga hadley aas qaran oo maalintii khamiistii loogu sameeyey magaalada Muqdisho Marxuum Jen. Maxamed Cali Samatar. Cismaan Cabdillaahi Saxardiid Caddaani ayaa waxaa uu sheegay in Cali Samater uu…

Read More

Somaliland oo ku adkaysatay in Diwaangalinta Codbixiyaha Laga Qabto Goobo Lagu Muran sanyahay iyo fariinta W. ku xigeenka Amniga

Hargaysa 28.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xukuummada Somaliland ayaa cadeysay in diwaangalinta codbixiyayaasha laga bilaabayo lix goobood oo Waqooyiga Hargeysa ah taasi oo muran xoogani ka taagnaa 25 sano ee ay Somaliland jirtay. Wasiir ku xigeenka Amniga Maxamed Muuse Diiriye oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xukuummada Somaliland ay goobahaasi ka qabanayso diwaangalinta codbixiyayaasha islamarkaana ay…

Read More