Webmaster

Hirdanka Guddoomiyaha Iyo Wasiirka, Dareenka Muuse Biixi, Damaca Maxamuud Xaashi, Imtixaanka Cirro Iyo Maxkamadda UCID

Hargaysa 28.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi iyo Gudoomiyaha Xisbiga kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa shabakadaha wararka internetka qaarkood faafiyeeen in uu ka aloosan yahay khilaaf siyaasadeed oo salka ku haya damaca siyaasadda iyo kala riixashada awoodaha xisbiga, isla markaana xisbiga Waddani ayaa isna dhankiisa waxa dib loo dhigay mar kale shirkii golaha dhexe,…

Read More

Wanqasha Degmada Cusub ee Gunburaha Banka ee Gobolka Hawd Iyo Weedhihii Laga Jeediyay DAAWO

Balli Gubadle 28.Aug 2016 (SDN/QJ):- Munaasibad Balaadhan Oo loogu Wanqalayey Degmada Cusub ee Gumburaha Banka ee Gobolka Hawd ayaa maanta lagu Qabtey isla Degmadaasi Xafladan Oo ahayd mid Si Balaadhan oo loo soo agaasimay isla markaasina lagu Qabtey Madal aad u Qurux badan oo loo Asteeyey Xaflada fURITAANKA Wanqasha Degmadaasi Ayaa waxaa ka soo qaybgaley…

Read More

Somaliland oo Fariin Hanjabaada u dirtay Masuuliyiinta ka socda Maamulka Puntland ee ku Sugan Magaalada Buuhoodle

Hargaysa 28.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa fariin digniin ah u dirtay cidkasta oo isku dayda inay waxyeelayso diwaangalinta codbixiyayaasha Somaliland ee ka socota Gobolka Sool.   Wasiir ku xigeenka Amniga Maxamed Muuse Diiriye waxaa uu sheegay inay uga digayaan dhamaan shacabka Somaliland iyo masuuliyiinta Maamulka Puntland inay faro galiyaan diwaangalinta Codbixiyaha.  …

Read More

FALANQEYN: Habeenkii Maayir Soltelco ee Barnaamijka Qanci Dadkaaga

Hargaysa 28.Aug 2016 (SDN/QJ):- Goobtu waa Green Plaza oo ah Huteelada bilicda wanaagsan ee  Magaalada Hargeysa, Habeen Sabti ay sii baxayso oo Axad lasoo dhaweynayo, Taariikhduna waa 20 August 2016 . 7:00 fiidnimo mar ay ku beegantahay ayaa waxaa hoolka huteelkaasi iska soo xaadiriyey dhalinyarta magaalada Hargeysa oo iskugu jira rag iyo dumar. Waxaa hoggaaminayay…

Read More

Ku Tartanka Caalamka ee Maraakiibta Quusta ee Dagaalada Iyo Miisaaniyadaha Lagu Bixiyo DAAWO

Hargaysa 28.Aug 2016 (SDN/QJ):- Dalal badan oo ka tirsan caalamka oo miisaaniyad balaadhan ku bixiya dhismaha cududooda ciidan ayaa samaysta farsamooyin badan iyo dariiqooyin dhanka difaaca ah isla markaana leh saanad badan oo ay ka mid yihiin maraakiibta quusta, kuwa diyaaradaha xambaara iyo maraakiibta caadiga ah ee dagaalada. https://youtu.be/YoRI0ptensU

Read More

Murashax C.raxmaan Cabdi Shakuur oo Lacagtii Laga Xaday Baanka Somalia ku eedeeyay inay Tuhunsan Yihiin Xarunta Vila Somalia DAAWO

Muqdisho 28.Aug 2016 (SDN/QJ):- Murashax C.raxmaan Cabdi Shakuur oo ka mid ah Murashixiinta u Taagan Doorashada Madaxtinimo ee Somalia ayaa soo Jeediyey in Baadhis Qoto dheer oo Madax bannaan lagu sameeyo Cidii Xaday Lacagta Laga dhacay Baanka dhexe ee Somalia Isagoo Sheegay inay Tuhunsan Yihiin in Madaxtooyada Somalia oo Hogaankeedu Murashax Yihiin ay ka Shaki…

Read More

Xeerka UCID-baa u Diidaya inuu Mar-3aad Musharrax Isku soo Taago Faysal, Xisbiguna Wuxuu Xisbi Qaran Ku Noqonayaa Marka Laga Badbaadiyo…?

Hargaysa 28.Aug 2016 (SDN/QJ):- Faysal Cali Waraabe wuxuu si cad u jebiyey Xeerka Xisbiga Ucid, §Qoddobkiisa 27aad oo sheegaya in aanu Xisbiga u tartami Karin laba jeer wax ka badan Musharaxiinta Madaxweyne iyo madaxweyne-ku-xigeenka. Waxanu laba jeer Doorashadda Madaxtooyadda Xisbiga Ucid uga soo qaybgalay laba jeer oo ku kala Taarikhaysnaa 2003-dii Doorashaddii Madaxtooyadda  taasoo lagaga…

Read More

Mid Ka Mid ah Huteelada Caanka ah ee Muqdisho oo Hawlgal Baadhitaan Ciidamadu ku Sameeyeen & Huteel ku Yaala Degmada Yaaqshiid oo Shalay Galab laga Helay Meydka Gabadh deganayd

Muqdisho 28.Aug 2016 (SDN/QJ):- Ciidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ayaa gabal dhicii Shalay Galab Ilaa Xalay howlgal baadhitaan ah waxa ay ka sameeyeen hotel lagu magacaabo Al-furaat oo ku yaalla agagaarka Ex-Gurigii shaqaalaha ee wadada Maka Al-Mukarama. Goob joogayaal ayaa sheegaya in ciidamadu ay ay xidheem…

Read More

Xildhibaanada Soomaaliya oo ka digay Hantida Qaraka in lalunsado Xiligan Kala Guurka ah DHAGAYSO

Muqdisho 28.Aug 2016 (SDN/QJ):- Qaar kamid ah xubnaha Baarlanka dawlada Federalka Soomaaliya ayaa sheegay in xiligan xukuumada jirta uu qatigeedu sii dhamaanayo isla markaana ay waddo qorshe lagu dhacayo hantida shacabka Soomaaliyeed.   Xildhibaan Maxamed Iidle geedi oo kamid ah mudanayaasha xubnaha Barlamanka Soomaaliya una qaabilsan maaliyada ayaa sheegay inay xukuumadu waddo qorshe lagu dhacayo…

Read More

DAAWO: Diyaaradaha Dheereeya ee Ciidamada (Xogta Dahsoon)

Hargaysa 28.Aug 2016 (SDN/QJ):- Waxa suurogal ah in dadaalada iyo rabitaanka dadku ay kala duwanaadaan gaar ahaan marka laga hadlayo dhinacyada Tiknoolajiyada, farsamada iyo cilmiga iyadoo qof waliba uu wax gaar ah doorbidayo halgana u galo sidii uu uga gun gaadhi lahaa Barnaamijkeenan waxaynu ku dulmaraynaa diyaaradaha ugu xawaaraha dheereeya diyaaradaha ciidamada. https://youtu.be/5viswREVoNs

Read More

Hogaanka Xisbiga Kulmiye Ka Qayb galkii Wanqasha Degmada Gunburaha iyo Dhaqaale ay ku Tabaruceen SAWIRO

Hargaysa 28.Aug 2016 (SDN/QJ):-Hoggaanka sare ee xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo loo sameeyey wanqasha degmada cusub ee Gumburaha ee gobolka Hawd oo ka mid ah degmooyin cuusb oo uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Wefti KULMIYE ka tirsan oo uu hoggaaminayo Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee xisbigaas…

Read More

Wasiirka Caafimaadka Puntland oo ku baaqay in laga qayb-qaato dayactirka Isbitaalka Gaalkacyo DHAGAYSO

Gaalkacayo 28.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Cabdinaasir Cismaan Ciise Cuuke oo shir saxaafadeed ku qabtay Magaalada Garoowe ayaa baaq u diray shacabka Puntland.   Wasiirka ayaa sheegay in qaraxyadii dhawaan ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ay waxyeelo ka soo gaartay Isbitaalka Guud ee Gaalkacy waxaana uu ka codsaday shacabka inay ka qayb-qaatay dib…

Read More

Qoraa Siciid Maxamuud Gahayr oo Habeenkii 9-aad Xukun La’aan Ugu Xidhan Wasiir Xukuumadda Ka Tirsan

Hargaysa 27.Aug 2016 (SDN/QJ):- Qoraa Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi), ayaa Habeenkii Sigaalaad Xukun la’aan Saldhig ugu xidhan Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo diiday inuu Muwaaddinkaas oo sidoo kale Macallin ka ah Dugsiga Sare ee Quulle Aadan Xorriyaddiisa u soo celiyo. Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa la sheegay inuu ku gacan-saydhay…

Read More