Webmaster

Somaliland Iyo Masar oo Ku Heshiiyey in Deeqaha Waxbarasho Qoondadeeda Gooni laga Dhigo Somaliland SAWIRO

Qaahira 31.August 2016 (SDN/QJ):-Wefdigii uu hogaaminayay wasiirka arrimaha dibedda JSL Dr. Sacad Ali Shire  si heer sare ah  loogu soo dhaweyay dalka masar ,  wefigu waxay la  kulmeen wasiirka khaarijiga dalka Masar Dr.Samix Shukri , kulanka labada wasiir ayaa waxaa u ka dhacay xarunta wasaaradda Arrimaha dibedda Masar, gaar ahaan  xafiiska wasiirka khaaarajiga. Waxay labada…

Read More

Kumanaan Tahriibayaal ah ay ku jiraan Soomaali oo laga bad baadiyay Xeebaha Liibiya

Roma 31.August 2016 (SDN/QJ):-Maraakiibta Dowlada Talyaaniga ayaa xeebaha u dhaxeeya Wadamada Liibiya iyo Talyaaniga waxa ay ka badbbaadiyeen Kumanaan qof oo Thariibayaal ah una badnaa dad kasoo jeeda Wadamada Ereteria iyo Soomaaliya.   Hay’adda ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in maalintii shalay ciidamada Badda dalka Talyanaiga soo bad baadiyeen Tahriibayaal…

Read More

Xaafado ku yaalla Berbera oo biyo yaraan ka Cabanaya, Wakaalada Berbera iyo Wasaarada Biyaha oo hadalo is khilaafsan kaga hadlay Cabashada Shacabka

Berbera 31.August 2016 (SDN/QJ):-Magaalada Berbera ee gobolka Saaxil  xaafado ka mid ah waxaa jirta biyo la’aan taasi oo shacaku cabasho ka muujiyeen.   Qaar ka mida ah Hooyooyinka ku nool Xaafada Finland ee magaalada Berbera oo shalay Idaacada BBCda la hadlaya ayaa sheegay in Toddobadii bilood ee u dambeeyay ay biyo la’aayeen kadib markii  ay…

Read More

Magaalada Wehelka la Ah Qaraxyada ee Muqdisho oo uu Maanta ka Dhacay Qarax Lagu Hoobtay & Wasiirada Dhalasho ahaan ka Soo Jeeda Somaliland oo Ku Dhaawacmay DHAGAYSO

Muqdisho 30.August 2016 (SDN/QJ):-Ugu yaraan 22 qof ayaa ku dhimatay 30 ka badanna wey ku dhaawacmeen weerar loo adeegsaday gaari oo maanta ka dhacay hotelka SYL ee magaalada Muqdisho. Hotel SYL ayaa waxa uu kasoo horjeedaa xarunta madaxtooyada Soomaaliya. Agaasimaha Ambalaasyada Gargaarka degdegga ee Aamin Muqdishi Dr C/qaadir C/raxmaan Xaaji Aadam ayaa sheegay in 22 qof…

Read More

Prof Cali Khaliif oo Ka Hadlay Qaabka Ay Somaliland ula Hadlayaan & Shaki uu Geliyey Halka uu ku Sugan Yahay Wasiirkii Caafimaadka Dr Xaglo Toosiye DAAWO

Buuhoodle 30.August 2016 (SDN/QJ):-Prof Cali Khaliif oo ka mid ah hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo oo dhawaan xukuumadda Somaliland shaacisay inay wada hadal la galayaan ayaa ka hadlay wada hadalkaasi iyo sida ay uga qayb qaadanayaan .Dr- Cali Khaliif ayaa kooxda uu hoggaamiyo ku guubaabiyey in wada hadalkaasi tallo laga yeesho inta shir la iskugu yimaado,waxaanu codsaday…

Read More

Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Go’aanka Xukuumadda Ka Gaadhay Lixda Goobood Ee Waqooyiga Hargeysa & Talo Bixin uu Soo Jeediyey DAAWO

Hargaysa 30.August 2016 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland iyo xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa ka hadlay go’aanka Xukuumaddu ay ka gaadhay qabashada Diiwaangelinta lixda goobood ee Waqooyiga Hargeysa oo muran ka taagnaa. https://www.youtube.com/watch?v=CdiwKS14n28

Read More

Labada Agaasime Guud Ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Oo Madaxa Iskula Jira Iyo Degreeto Kale Oo Aan Saxaafada La Soo Marin Oo Muran Kale Abuurtay

Hargaysa 30.August 2016 (SDN/QJ):-Labada Agaasime ee uu Dhawaan Madaxweyne Siilaanyo u soo wada magacaabay Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland ayaa madaxa iskula jira,Islamarkaana si weyn ugu muransan kala duwanaanshaha Shaqada uu mid waliba ka qabanayo Wasaaradda, Waxaana Jira dhaq dhaqaaqyo uu mid waliba dhinaciisa ku sheeganayo shaqadii uu markii hore qaban jiray Halkii agaasime ee ay…

Read More

Moosinka Xajka: Iibka Xoolaha ee Sayladdaha Somaliland iyo Muwaadiniin Cabasho ka Muujiyay Ganacsade Al-jaabiri DAAWO

Hargaysa 30.August 2016 (SDN/QJ):-Iyadoo suuqyada Xoolaha lagu iibsanayo ee Somaliland laga dareemayo iib ka xoolaha kala duwan ee loo dhoofinayo Xajka ayaa waxaa soo baxayso cabasho laga muujinayo Ganacsadaha carabka ee Adhiga ka iibsanaya Xoolo Dhaqatada Soomaalida. Qaar ka mida ah xoollo dhaqada iyo gaadiidka daabulla xoolaha ayaa sheegay in ay ka cabanayaan Ganacsadaha carabka…

Read More

Somaliland: Xaqiiqooyin Soo Baxay oo Tilmaamaya in Doorashooyinka Madaxtooyada Iyo Golaha Wakiillada La Kala Qaaday

Hargaysa 30.August 2016 (SDN/QJ):-Xukuumadda Somaliland, ayaa kala qaadday Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada oo qorshuhu ahaa in si wada jir ah loo qabto bisha Saddexaad ee Sannadka 2017-ka.   Ma jiro War rasmiya oo ka soo baxay Xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo oo sheegaya in la kala qaaday Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada, laakiin Wasiirka…

Read More

Warbixin: Muhiimadda Casriyeynta Dekedda Magaalada Berbera DHAGAYSO

Hargaysa 30.August 2016 (SDN/QJ):- Dekadda Barbara ee waxay kumannaan sano xarun u aheyd ganacsato iyo kalluumeyso, waxana ay dhacdaa Gacanka Cadmeedgaar ahaan halka laga galo dhanka koofureed ee Badda Cas. Bishii August, baarlamaanka Somaliland ayaa ansixiyey heshiis qabya ah oo uu maamulku la galay shirkada DP World oo ah shirkad xarunteedu tahay dekadda magaalada Dubai….

Read More

Dadweynaha Magaalada Boorama ayaa si adag uga Jawaabay hadalkii ka soo Yeedhay Wasiir Faratoon DAAWO

Boorama 30.August 2016 (SDN/QJ):-Qaybaha Bulshada ee Ku Nool Xarunta Gobolka Awdal ee Magaalada Boorama ayaa ka falceliyey Wareegtadii uu Doraad soo Saaray Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Yaasiin Maxamud Xiir Faratoon ee uu Ku Sheegay in Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha laga qaban doono Deegaanada Muranku ka Taagan yahay ee Guban iyo Ceel Sheekh. https://www.youtube.com/watch?v=2qVg-qv_NQA&feature=youtu.be

Read More

“Ragga Mujaahidnimo Ku Faanaya Ee Maxamed Kaahin Ka Mid Yahay Waa Kuwii Markii Aan Anna Faqashta Ahaa Habeen Walba Xabbadda Isku Ridaynay”….Wasiirka Shaqada Somaliland

Hargaysa 30.August 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Qoyska Iyo Arrimaha Bulshada Somaliland horena u ahaan jiray Wasiirka Wasaaradaha Xanaaanada Xoolaha iyo Duulista Md. Cumar Sheekh Maxamed Faarax (Cumar-yare) oo ka mid ah ahaa xubno Wasiirro ah oo ka qayb galay xaflad loogu wanqalayay Degmada Gumburaha oo dhawaan Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay Degmo cusub ayaa waxa…

Read More

Hargaysa: Macallin Ardaydii uu Wax soo Baray Ku Abaal mariyeen inay u dhisaan Dugsi Casri ah

Hargaysa 30.August 2016 (SDN/QJ):- C.laahi Muuse Qaalib Waa Mid ka Mid ah Shakhsiyaadka Aqoonta Somaliland iyo dhismaheeda Kaalinta Muga leh ka soo qaatay Isla markaana soo saaray Barbaar Cilmiga aqoonta xambaarsan. C.laahi Muuse Qaalib Wuxuu si qoto dheer u faahfaahiyey Sooyaalkiisii Nololeed iyo Kii Taariikheed iyo Waxqabadkii uu Bulshadiisa u fidiyey Iyo Weliba Qaabkii uu…

Read More

Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo Kulan la qaatay Safiirka Uk u Qaabilsan Somaliland Iyo Somalia Iyo Arrimo Xasaaasi ah oo Laga Wada hadlay

Hargaysa 30.August 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Mudane, Muuse Biixi Cabdi, waxa uu la kulmay Safiirka dawladda Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Harriet Mathews iyo wefti ay hoggaaminayo oo booqasho ku yimi dalka Somaliland. Guddoomiyaha KULMIYE Md. Muuse Biixi oo uu weheliyo Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee…

Read More