Webmaster

Ururka Rayislayaasha (Tima-jarayaasha) Somaliland oo Bulshada iyo Madaxweynaha Baaq u Diray DAAWO

Hargaysa 26.August 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Ururka Rayislayaasha (Tima-jarayaasha) Somaliland Deeq Daahir Faarax, ayaa ka hadlay culayska iyo cidhiidhiga ay Tima-jarayaasha Ajaanibka ahi ku hayaan Rayislayaasha waddaniga ah, isagoo sheegay in Shaqadoodii ay la wareegeen, isla markaana Bulshadi u muuqato badankoodu kuwo door-bidaya inay Ajaanibka ka xiirtaan.   Waxaa uu Guddoomiyaha Tima-jarayaasha Somaliland, Baaq u diray…

Read More

Sidee Ayay Xalay Wax Uga Dhaceen Maqaayadda Banaadir Beach ee Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho? DHAGAYSO

Muqdisho 26.Aug 2016 (SDN/QJ):- Dableey Hubeysan ayaa weerar ku qaaday Maqaayadda Banaadir Beach oo ku taalla xeebta Liido , waxaana la sheegaya in weerar ka hor uu Qarax ka dhacay afaafta Hore ee Maqaayadda Banaadir Beach ee xeebta Liido.   Maqayaadda ay weerarka ku qaadeen kooxaha hubeysan ayaa la sheegaya in ay joogeen dad aad…

Read More

Guddiga Ruqsad-bixinta Qareennada Somaliland oo Guddoomiye Doortay iyo Wasaaradda oo ka fadhiisatay DAAWO

Hargaysa 26.August 2016 (SDN/QJ):- Guddiga Ruqsad-bixinta iyo Anshax-marinta Qareennada dhinaca Sharciga ee Somaliland, ayaa doortay Guddoomiye cusub, kaasoo ay u doorteen Yuusuf Kirix Cawad, waxaanay Kulanka Xubnaha Guddigu ku doorteen Guddoomiyaha guddoominayey Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Guddoomiye ku-xigeen ka ah Guddigaas. Hase-yeeshee, tirada Xubnaha Guddiga ee Guddoomiyaha cusub ku doorteen isugu yimi ayaa ka…

Read More

Banka Dhexe Ee Soomaaliya Oo Laga Xaday Lacag Dhan $530,000 Iyo Cida Xaday oo la Shaaciyey

Muqdisho 26.August 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya mudane Bashiir Ciise Cali oo xafiiskiisa shir saxaafadeed ku qabtay ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyay warar maalmahan la isla dhexmarayay oo ahaa in khasnadda Bankiga dhexe ee Soomaaliya laga xaday lacag. Mudane, Bashiir Ciise Cali, guddoomiyaha Bankiga dhexe ee dalka ayaa sheegay in lacagta uu…

Read More

Muuqaallada 5 Carruura Oo Suuriyaan Ah Oo Ka Ilmaysiiyey Malaayiin Qof Oo Adduunka Ku Nool Iyo Qisada Ku Duugan

Hargaysa 26.August 2016 (SDN/QJ):- Waxa ay ahayd dhacdo aan ugub ku ahayn warbaahinta adduunka sidoo kalena la odhan Karin waxa ay degdeg u noqon kartaa tii ugu dambaysay kadib sawirradii gilgilay adduunka ee sida weyn uga qiiraysiiyey kadib markii warbaahintu baahisay sawirka wiil yar oo lagu magacaabo Cimraan oo u dhashay dalka Suuriya kaasi oo…

Read More

Israel Oo Noqotay Dalkii Ugu Horreeyey Ee Ciidankiisa Ku Soo Daraya Kombuyuutarka Muuqaalka Aadamaha Leh Ee Robot-Ka Loo Yaqaano

Hargaysa 26.August 2016 (SDN/QJ):- Waddanka Israel ayaa qorshaynaya ugu dambayna tijaabadii ugu dambaysay ku sameeyey aaladda Koombuyuutarka ah ee Robot ka loo yaqaaano ee sida aadamaha u adeega waxna u qabta muuqiisana loo ekaysiiyey dadka kaasi oo ka mid noqon doona ciidamada qalabka sida ee dalkaasi Yuhuudda. Idaacadda waddanka Israel ee afka dawladda ku hadasha…

Read More

Mid kamid ah Ragii Weeraray Banaadir Beach oo nolosha lagu qabtay (Daawo Sawirada)

Muqdisho 26.Aug 2016 (SDN/QJ):- Ciidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa nolosha ku qabtay mid kamid ah ragii katirsanaa Dagaalyahanadii Al-Shabaab ee xalay weerarka ku qaaday Maqaayada Banaadir Beach ee kutaala xeebta Liido. Taliyaha Nabad sugida Gobalka Banaadir Cabdi Fareey ayaa Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Sonna u sheegay in Ciidamada Nabad Sugida qabteen isaga…

Read More

“Somaliland waa Astaanta Guusha, Marka la barbar-dhigo Dalal badan oo Afrika ah…” Mr. Scott M. Weber

Hargaysa 26.August 2016 (SDN/QJ):- Agaasimaha guud ee Hay’adda Caalamigaa  ee Inter Peace, Mr. Scott M. Weber, ayaa sheegay inay Somaliland tahay Astaanta guusha marka loo eego waddamo badan oo Qaaradda Afrika ku yaalla, ka dib markii uu Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed-Siilaanyo kula kulmay Qasriga Madaxtooyada oo uu ku qaabbilay, arrimo kala duwanna kaga wadahadleen. Waxaa…

Read More

Khubaro Daahfuray Dhibaatooyinka Caafimaad Ee Maraq Digaagga Macmalka ah (Qoraal Digniina)

Hargaysa 26.August 2016 (SDN/QJ):- Khubarada caafimaadku waxa ay ka digaan inta badan dhibaatooyinka caafimaad ee ay leeyihiin walxaha farsamaysan ee cuntooyinka lagu darsadaa waxaanan maanta qormadan caafimaadka ku eegi doonaa dhibaatooyinka caafimaad ee Maraq Digaaga iyo waliba tamaandho qasaaca loo yaqaano gurgurta. Waa mawduuc muhiim u ah qoys walba oo Soomaali ah inay wax ka…

Read More

Guddi Loo Xilsaaray maaraynta Tahribka Oo la kulmay Raysal Wasaraha Somalia

Muqdisho 26.August 2016 (SDN/QJ):- Kulankii ugu horreeyay ee ay yeeshaan guddiga heerka wasiir ee u xil saaran maareeynta siyaasadda tahriibka ayaa lagu qabtay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, waxaana ka soo qeyb galeen xubnihii ka tirsanaa guddiga heer Wasiir ee horey loogu xil saarey maareynta siyaasadda ku aadan tahriibka.   Guddigan oo ka koobnaa Wasaarada Amniga, Wasaradda…

Read More

Maamulka Puntland Oo Mamnuucay Gaadiidka uga Imanaya Koonfurta Iyo Badhtamaha Somalia Waa Maxay Sababtu?

Garowe 26.August 2016 (SDN/QJ):- Maamulka Puntland ayaa mamnuucay Gawaarida maamulka Puntland kasoo galaysa Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.   Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in maamulka Puntland ay joojiyeen Gawaarida ka imaanaysa Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.   Puntland waxa ay sheegtay in ay muhiim tahay in la adkeeyo amniga…

Read More

Siyaasi Cabdiqaadir Cali Obsiiye Oo Dhalinyarta Ugu Baaqay Inay Muujiyaan Cududooda Rabaaniga Ah, Ayna Gaadhay Wakhtigii Ay Dalka Hogaamin Lahaayeen

Hargaysa 26.August 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Cabdiqaadir Cali Obsiiye(Madaxweynaha Mustaqbalka) Oo ka mid ah Siyaasiyiinta da’da Yar ee reer Somaliland ayaa dhalinyarada ugu baaqay inay muujiyaan Cududa rabaaniga ah ee Alle kuu manaystay,una xayd xaytaan sidii ay doorkan uga qayb qaadan lahaayeen Hogaaminta Dalka,waxa uu qaylo dhaan ka soo saaray Marxalada ay dhalinyarada reer Somaliland hadda…

Read More

Laba Weerar oo Kala Duwan oo Alshabaab Caawa Ku Qaaday Maqaaxi Ku Taal Xeebta Liido,Iyo Degmda Baardheere Iyo Khasaaraha ka dhashay

Muqdisho 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Caawa qarax Isiidaamin iyo Weerar Toos ah lagu qaaday Maqaayada Banaadir Beach ee kutaala xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, waxaana wali gudaha Maqaayada laga maqlayaa rasaas xoogan oo la is dhaafsanayo.   Rag hubeesan oo lagu qiyaasay shan ilaa Sadex nin ayaa qaraxa kadib gudaha u galay Dhismaha Maqaayada Banaadir…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Golayaasha Qaran ee Dalka Somalia oo Ka Qayb galay Aas Qaran oo loo Sameeyay General Maxamed Cali Samatar & Baroordiiqdii lagu xusay DAAWO

Muqdisho 25.August 2016 (SDN/QJ):- Waxaa goordhaw xarunta Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya ee magaalada Muqdisho Aas heer Qaran ah loogu sameeyay Marxuum Sareeye Guud Maxamed Cali Samatar oo dhawaan ku Geeriyooday Dalka Maraykanka,Isagoo Xilal badan ka soo qabtay Taliskii Maxamed Siyaad Barre oo uu ahaa Qofka Labaad ee ugu Darajada Sareeyay . https://www.youtube.com/watch?v=nJx56_lUBCM

Read More

‘’Waxaan Dhawaan Bilaabnay Wada Hadal u dhexeeyay Nimanka Soomaali diidka ah ee Somaliland iyo Maamulka Khaatumo Waxaa Nasiib daro ah Diiwaangelinta la Bilaabay’’ Ku Xigeenka Hogaamiyaha Khaatumo DAAWO

Buuhoodle 25.Aug 2016 (SDN/QJ):- Kooxda uu hoggaamiyo Cali Khaliif Galaydh ee Maamulka Khaatumo la baxday, ayaa si adag uga Hadlay Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Somaliland ee Ka Socota Gobolka Sool iyo Deegaano ka mid ah Gobolka Buuhoodle. Cabdalle Cali Haybe oo Khaatumo ugu magacaaban Madaxweyne ku-xigeen, ayaa Telefishinka Somnews u sheegay in qodobbada lagu heshiiyay ee hor-dhaca…

Read More