Webmaster

Qaramada Midoobay oo Mar Kale ka Hadashay Qabsoomida Doorashooyinka Somalia DHAGAYSO

Nairobi 20.Aug 2016 (SDN/QJ):- Golaha Ammaanka ee QM ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan jadwalka cusub ee doorashada Soomaaliya oo ay dhowaan soo saareen xubnaha madasha qaranka. Warbixin ka soo baxday golaha, ayay si kastaba ku sheegeen inay ka xun yihiin in doorashooyinkii Soomaaliya ay dib u dhaceen muddo laba bilood oo hor leh. Doorashooyinka oo…

Read More

Dareenkii Soo Dhawayneed ee Madaxweyne Siilaanyo kala Kulmay Shacabka Ku dhaqan Gobolka Sool SAWIRO

Laascaanood 20.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha JSL Md AxmedMaxamed Siilaanyo iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey oo weli ku gudo jira socdaalkoodii Goboladabari ee dalka ayaa waxay Magaalada Adhicadeeye kaga qaybgaleen munaasabad balaadhan oo qayb ka ahayd gogoshii nabada ee Madaxweynaha JSL u fidiyey dadweynaha Gobolada bari.    

Read More

Weftigii SAMA-WADE ee WADDANI oo Gaadhay Magaalada Laascaanood+ Soo Dhaweyn Ballaadhan oo Looggu Sammeeyey Deegaanada Hoos Yimaada+SAWIRO

Laascaanood 20.Aug 2016 (SDN/QJ):-Weftigii ballaadhnaa ee SAMA-WADE Sool ee uu hoggaaminaayey guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo u jeedadiisu tahay wacyi-gelinta diiwaan-gelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka iyo weliba u kuur-gelidda xaaladda nololeed ee deegaanaddaas, ayaa maanta si ballaadhan oon kala hadh lahayn ay u soo dhaweeyeen yar iyo weyn ba guud…

Read More

MUQDISHO: Gabadh reer Hargeysa ah oo la ‘ilmeysay’ Jacayl ay u qabto Calanka Somalia DAAWO

Muqdisho 20.Aug 2016 (SDN/QJ):– Naciima Abwaan Qorane, waa mid ka mid ah hal-abuurada da’da yar ee magaalada Hargeysa, waxaana hadda Naciima ay ku sugantahay magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya. Hal-abuurad Naciima ayaa waxa ay ka mid tahay dhalinyaro badan oo reer Hargeysa ah kuwaasi oo dhawaan tagay magaalada Muqdisho – halkaasi oo lagu marti…

Read More

Farriinta Ay Xambaarsan Tahay Khudbad Dheer Oo Madaxweynaha Somaliland Ka Jeediyey Degmada Adhi-caddeeye Ee Gobolka Sool

Laascaanood 20.Aug 2016 (SDN/QJ):- Weftigii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ee ku sugnaa gobolka Saraar ayaa, uga si gudbay gobolka Sool, gaar ahaan degmada Adhi-cadeeye oo si aan hore loo arag, miisaan leh oon loo kala hadhin loogu soo dhaweeyey. Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigiisu waxay soo dhawayntii ugu balaadhnayd kala kulmeen shacbiga deegaamada…

Read More

“Ha Loo Digtoonaado Inaan Xagga Ummadda Loo Rarayaa Noqonin 4-2 Oo Ka Dhigan Inaad Adigu Laba Khasaartay..”Sheekh Aadan-Siiro DAAWO

Hargeysa 20.Aug 2016 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa khudbaddii Jimcaha ee Shalay  kaga hadlay Xaaladda Kala-guurka ah ee Somaliland gashay, waxaanu ku taliyey in loo digtoonaada ilaalinta amniga guud ahaan Dalka. Sheekh Aadan-Siiro oo sidoo kale khudbaddiisa kaga hadlay Musuqmaasuqa dalka ka jira iyo dhibaatada Shaqo la’aantu ku hayso Dhallinyarada, ayaa isaga…

Read More

Xubnaha Maxkamadda Sare ee dawladda Puntland oo maanta lagu dhaariyey Xafiiska Kusimaha Madaxweynaha

Garowe 20.Aug 2016 (SDN/QJ):-Waxaa maanat xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland  ahna ku simaha Madaxweyna Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey lagu dhaariyey xubnaha Maxkamadda Sare ee dawladda Puntland oo uu dhowaan Wareegto Maxweyne ku magcaabay Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali isla markaana ay ansixiyeen labada gole ee dawladdu. kusimaha Madaxweynaha ayaa dhaarinta ka…

Read More

Kusimaha Madaxweynaha oo hay’adda SSF ka guddoomey Afar Gaadhi oo nooca Booliska ah

Garowe 20.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiim Cabdillaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 20 Agoosto, 2016 Qasriga Madaxtooyada dawladda Puntland kaga guddoomey hay’adda SSF(Somali Stability Fund) Afar Gaadhi oo ah nooca Booliska ee loo Yaqaano Shabaqlaha ee lagu qaado Maxaabiista xilliyada loo wado Maxkamadaha ama Xabsiyada. Afartaan Gaadhi ayaa…

Read More

“Siilaanyo Maalintii Aan Ka Quustay Ee Aan Is Idhi Dib Meel Uu Joogo Ha U Agmarin Oo An Ingiriska U Cararay Waxay Ahayd” Muuse Biixi Iyo Taariikh Qarsoon

Hargaysa 19.Aug 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha ee xisbigaas Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo bandhigay saddex halyey oo uu caddeeyey inay yihiin tabarayaasha noloshiisa, isla markaana uu ku daydo inuu raaco dariiqooda. Md. Muuse Biixi Cabdi oo hadal ka jeediyey xaflad loo sameeyey arday ka qallin-jabisay Jaamacadda Cammuud ee magaalada Boorama…

Read More

“Anigu Somaliland Kama Rabo Xil Wasiirnimo, Baabuur Iyo Dhaqaale Kale Ee Waxaan Ka Rabaa Inay Ixtiraamaan In Khaatumo Maamul Yahay,Way Ogolaadeen,Laakiin Reer Buuhoodloow Qabyaalada iska daaya” Cali Khaliif DAAWO

Buuhoodle 19.Aug 2016 (SDN/QJ):-Dr. Cali Khaliif Galaydh oo ah Hoggaamiyaha Kooxda la baxday Khaatumo, ayaa sheegay in Wada-hadallada u socda Kooxdiisa iyo Somaliland ay yimaaddeen markii Somaliland ixtiraamtay jiritaanka waxa uu ugu yeedhay Maamulka Khaatumo State. Cali Khaliif oo Xalay ka hadlayey Munaasibad lagu qabtay Buuhoodle, ayaa sidoo kale ka hadlay Qabyaalad uu sheegay inay…

Read More

Garab uu Hogaamiyo Wasiirkii Arrimaha Gudaha ee Kooxda Khaatumo oo Ka Hor Yimid Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Somaliland & Baaq ay Bulshada u direen DAAWO

Buuhoodle 19.Aug 2016 (SDN/QJ):- Garab la Baxay Badbaado Qaran oo ka tirsan Kooxda Khaatumo kana soo Hor jeeda Wada Hadalka uu Prof Cali Khaliif Galaydh la Furay Somaliland ayaa Baaq u diray Bulshada ku dhaqan Deegaamadooda. Garabkan isku Magacaabay Badbaado Qaran Waxaa Hogaaminaya Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Kooxda Khaatumo Waxaanay Sheegeen inay ka soo hor…

Read More

Wajigii Qarsoonaa ee Isku Shaandhayntii Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Mahadhooyinka ay Reebtay ee illaa Imika Hadal haynteedu Taagan tahay!!

Hargaysa 19.Aug 2016 (SDN/QJ):- Isku shaan-dhayntii uu Madaxweynaha Somaliland wax ka badalka ku sameeyey qaar ka mid ah laamaha dawladda Somaliland ee uu maamulo toddobaadkan ayaa waxa ay bulshada ka dhex dhalisay doodo badan iyo dareeno hoose oo shacabka reer Somaliland gudo iyo dibadba waxa isaga waydiiyeen marka la eego mahadhooyinka ay reebtay oo wali…

Read More

Afhayeenka Garabka Isbahaysiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Sababta Ay Siyaasiyiin Ka mid Ahi Uga Baxeen Garabka Uguna Biireen Xukuumadda DAAWO

Hargaysa 19.Aug 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenka garabka isbahaysiga KULMIYE horena u ahaa wasiirkii hore ee wasaarada cadaalada Somaliland Xuseen Axmed Caydiid ayaa ka hadlay sababaha ay siyaasiyiin kamid ahi ay uga uga baxeen garabka uguna kala biireen xisbiga KULMIYE iyo xukuumaddaba,sidoo kalena waxa uu ka hadlay dalab uga yimi masuuliyiin ka socda xukuumadda iyo xisbigaba.

Read More

Waraysi Xiiso Badan oo Prof Maxamed Siciid Gees Kaga Hadlay Wada Hadalka Somaliland Iyo Khaatumo Iyo Qodobo kale DAAWO

Hargaysa 19.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee maaliyada iyo arrimaha dibedda ee Somaliland prof. Maxamed Siciid Gees oo wareysi gaara HCTV ku siiyay magaaladda Hargeysa ayaa ka hadlay guud ahaan xaalada nabadgelyo iyo siyaasad ee dalka iyo sidoo kale wadahadaladii u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia. Ugu horeyn wariyaha telefiishenka HCTV Aadan Cabdi Ciidle oo waraysigan…

Read More

Dardarta Diiwaan Galinta Codbixiyayaasha Doorashooyinka Somaliland Oo Ka Istaadhantay Gobolka Sool +Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada Oo Gaadhey Laascanood DAAWO

Laascaanood 19.Aug 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda Mudane Baashe Maxamed Faarax iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Xarunta Gobolka Sool ee Magaalada Laascaanood Iyadoo maalmaha fooda inagu soo haya Gobolka Sool iyo Buuhoodle ay ka bilaabmi doonto Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha.

Read More

“Warancade Waxa uu ii Sheegay in uu Isagu Dalbaday in Loo Magacaabo Safiirka Itoobiya,Balse Waxaa u eekayd Inuu Wakhti Hore is Casilo,Maadaama Xilalkiisii la Rifay ” Xildhibaan Xoog DAAWO

Hargaysa 19.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan C.raxmaan Xoog oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda ayaa Sheegay in Madaxweyne Axmed Siilaanyo Isku Shaandhaytiisii u danbaysay iyo Kuwii ka Horeeyayba aanu Simin Xubnaha Golihiisa Xukuumada Isla markaana ay taas Marag u tahay Sida ay Kuraastooda u haystaan Wasiirada ka soo jeeda beeshiisa. Waxaa kale oo Xildhibaan Xoog…

Read More

Shir Dhaqameedkii Beelaha Koonfurta Hargaysa iyo Galbeedka Burco,Aragtidii Markii Hore laga aaminsanaa iyo Isbedelada ku Yimid DAAWO

Hargaysa 19.Aug 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Sabtidii Todobaadka Tegay ka Dhacay Magaalada Hargaysa Shir ay Isugu Yimaadeen Qaar ka Mid ah Haldoorka Beelaha Koonfurta Hargaysa Iyo Galbeedka Magaalada Burco. Inkasta oo ay Shirkan qaadaceen Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo uu Sheegay inuu Salka ku hayo Is Xulufaysi siyaasadeed Isla markaana Xoog loo hadal hayay inuu…

Read More