Webmaster

“Anigu Duudmo Kuma Maqni, Ismanna Casilin..” Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Mr Qabo

Burco 19.Aug 2016 (SDN/QJ):- Badhasaabka gobolka togdheer Maxamed Ibraahim Aadan “Qabo” ayaa beeniyay warar been abuur ah oo ay ka baahiyeen warbaahinta qarkood isla markaana sheegaya inuu gudoomiyuhu istaaqalad u gudbiyay madaxwaynaha somaliland taasoo ku saabsan inuu iska casilay xilka gudoomiyaha gobolka togdheer, Gudoomiyaha oo warbaahintu wax ka waydiisay inuu iska casilay xilka gudoomiyenimo ayaa…

Read More

Cali Guray oo Iftiimiyey Sababta Garabka Isbedel doonka Kulmiye ay uga Cago Jiidayaan in Labada Xisbi Mucaarid Midkood ku Biiraan

Hargaysa 19.Aug 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Cali Maxamed Yuusuf ‘’Cali Guray’’ ayaa Sheegay in Garabka Isbahaysiga Dimuquraadi doonka ah ee Xisbiga Kulmiye uu ku Taageersan yahay Siyaasadooda Qunyar Socodka ah ee ay ku Kala Xulanayaan Labada Xisbi Mucaarid ka ay Jaal la noqonayaan,Isagoo dhinaca kalena sheegay in Axsaabta Mucaaridka ah…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo: Wasaaradda Duulista Ma Laaxin Baa Galay? Asaraarka dhex Yaala Wasaarada Duulista!!!

Hargaysa 19.Aug 2016 (SDN/QJ):- Toban Bilood gudahood wasaaradda duulista iyo hawada wuxuu Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay wasiirkii saddexaad, waxaana wasiirada duulista lagu bedelaa dhawr bilood gudahood marka uu xilka hayo. Bishii Oktoobar 2015, wuxuu Madaxweyne Siilaanyo wasiirka duulista iyo hawada u magacaabay Cismaan Cabdillaahi Saxardiid oo bedelay wasiirkii hore Maxamuud Xaashi Cabdi oo noqday wasiirka…

Read More

“Xisbiga Waddani Shantii Gobol ee Diiwaangelintu ka Dhacday Olole ayuu ka sameeyay Wuxuu Isticimaalay Dhaqaalihii,Gaadiidkii Iyo Shaqaalihii Baarlamanka” Jiir Cali Madoobe

Hargaysa 19.Aug 2016 (SDN/QJ):- Md Jiir Cali-madoobe, oo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid u Magaacabay Xilka Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbigaas oo Weli Muran ka Taagan yahay Sharcinimadiisa ayaa eedo kulul dusha u saaray xisbiga WADDANI, isagoo caddeeyey inay  caado ka dhigteen olole aan wakhtigiisii la gaadhin oo ay ugu dhuumanayaan arrinta diiwaangelinta. Jiir Cali-madoobe oo…

Read More

“Gaadiid Iska Daayoo Waxa La Isku Qabsan doonaa Dad Nool, Haddii Kiiskaa La Furo..” Cuqaal ka Tirsan Koonfurta Hargaysa oo Sida Fiinta uga Qayliyey Kiis Maxkamada Sare Yaala

Hargaysa 19.Aug 2016 (SDN/QJ):- Cuqaal iyo Odayaal ka tirsan Beesha Koonfurta Hargeysa, ayaa ka digay Kiis ay sheegeen inuu Maxkamadda Sare ee Somaliland hor-yaallo, kaasoo ay sheegeen inuu ka mid yahay Kiisas dalka ka dhacay wixii ka horreeyey 1994-kii, isla markaana la iska saamaxay, kaasoo ay sheegeen haddii Maxkamaddu furto inay ka dhalan doonto dhibaato…

Read More

“Isku Shaandhayntan u Danbaysay ee Madaxweyne Siilaanyo Sameeyay Waa Dhuuxii Dawladnimo oo daatay’’

Hargaysa 19.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Mucaaradka ee Waddani Cabdirashiid Xasan Mataan iyo xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ayaa ka hadlay isku shandhayntii ugu dambeeysay ee uu Madaxweynuhu ku sameeyo Xukuumaddiisa. Waxaanay masuuliyiintani sheegeen in isku shaandhayntii u dambaysay muujinayso in dhuuxii dawladnimi sii daadanayo, iyagoo…

Read More

“Xukuumadda Shacabkeedii Soo Doortay Qancin Kari wayday, Sidee ayay Qarannimadeena…..”-Guddoomiyihii Hore ee Sonyo Dr. Culimo

Hargaysa 19.Aug 2016 (SDN/QJ):- Hargaysa Guddoomiyihii hore ee dallada dhalinyaradda Somaliland ee SONYO Dr. Maxamed-Culimo, ayaa ka hadlay isku shaan-dhayntii uu Madaxweynaha Somaliland ku sameeyay golihiisa Xukuumadda iyo weliba qaar ka mida guddoomiyeyaasha gobollada iyo Taliyeyaasha Ciiddamada qaarkood, taasoo uu ku macneeyay inaanay xal u noqon Karin cabashooyinka bulshadda ee is-biirsadday. Dr. Maxamed-culimo oo arrintaas…

Read More

Murashixiinta Jagada Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbiga Waddani oo Galay Ololayaal Xoogan Iyo Shirar Duceedyo ay ku qabteen Hargaysa Iyo Burco

Hargaysa 19.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wakhti uu kaabiga innagu soo hayo Shirweynihii Golaha Dhexe ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI oo la filayo in uu caasimadda Hargeysa ka qabsoomo 1-da Bisha Oktoobar ee innagu soo aaddan, waxa kaambayn adag iyo loollan aad u kululi ka taagan yahay Mansabka Musharraxa Madaxweyne ku xigeen iyada oo Guddoomiye ku…

Read More

Haweenay Beesha Dhexe Ah Oo Isku-sharraxday Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbiga WADDANI

Hargaysa 19.Aug 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga WADDANI ee Waqooyiga Maraykanka ahna Safiirka Wareega ee Xisbigaas Marwo Suhuur Xasan Abiib, ayaa Shaaca ka qaadday inay u sharraxan tahay Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbiga WADDANI oo dhawaan la filayo in la qabto Shirkiisii Golaha dhexe ee lagu dooranayo Musharrixiinta Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka.   Waxay Suhuur Xasan ka…

Read More

“In La Yidhaahdo Waxay Guursatay Walaalkeed Waa Gardaro..” Ilhaan Cumar

Minnesota 19.Aug 2016 (SDN/QJ):- Ilhaan Cumar oo ah Gabadh Soomaaliyeed oo u sharraxan Golaha Wakiillada ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka, ayaa diiday eedaymo loogu jeediyey inay ka been sheegtay nidaamka ay u martay Guurka Nin ku nool Dalka Ingiriiska, kaasi oo Warbaahinta Maraykanku sheegeen inuu ahaa Walaalkeed oo ay doonaysay inay Maraykanka ku geyso…

Read More

Garowe: Maalin Cad oo Dadka iyo Gaadiidkaba la Baadhayo iyo Sababta Keentay

Garowe 19.Aug 2016 (SDN/QJ):- Caasimadda Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Puntland ee Garoowe waxaa ka bilowday dhaq dhaqaaq amni sugid oo noociisa oo kale aan dhawaanahan lagu arag. Waxaa maalin cad la joojinayaa gaadiidka, laga baarayaa hubka, lana waydiinayaa dadka aqoonsigooda. Ujeedka arintan ka danbaysa ayaa lagu sheegay inay tahay amar uu madaxwaynuhu soo saaray inaan…

Read More

Dareen Lahasho leh oo Fannaanada Khadra Sinimoo Ku Cabirtay Saygeedii Hore ee ay kala Tageen Fannaan Mursal DAAWO

Hargaysa 19.Aug 2016 (SDN/QJ):- “Xushmadiyo iyo wannaagii, xaq-dhawrkii dhex-deeniyo xasuustii eedday…Xaasidkana danmooday, haddaan aan xiiso kuu qabay..” Tuducyo ka mid ah Heesta ay ku cambirtay dareenkeeda iyo eeddii uu u soo jeediyey Mursal. Halkan hoose ka daawo Muuqaalkan oo aanu idinku soo gudbinayno heesta ay ku karbaashay fannaankii furay ee Mursal oo wakhtigan sheegay inuu…

Read More

Madaxweyne Dunnida Caan ka ah oo Shacabkiisa Ku Amray inay Eyda Qashaan,Kadib Cuno Yari soo Wajahday

London 19.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dowlada woqooyiga Kuuriya Kim Jong-un ayaa shacabkiisa amar ku siiyey iney qashaan Eyaha oo ay raashiin ka dhigtaan. Hadalka Kim Jong-un ayaa yimid ka dib markii cunto yari iyo gaajo adag ay soo wajahday shacabka wadankaas. Kim Jong-un oo 27 jir ah ayaa noqday keligii taliye awaamiirtiisu adag yihiin oo…

Read More

Galaha Wasiirada oo Sheegay in meel wanaagsan uu marayo Dhismaha M/Maamulka Gobollada Hiiraan iyo Shebellaha dhexe

Muqdisho, 18 August 2016 (SDN/QJ): -Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta shir ggddoomiyey kulanka asbuuc laha ah ee Golaha Wasiirada waxana looga hadlay qodobo ay kamid yihiin, xaalada siyaasadda dalka iyo daba-galka hantida qaranka.   Mudane Cumar Cabdirashiid ayaa warbixin la xiriirta xaaladda siyaasadda ee dalka u soo gudbiyay golaha Wasiirada, jsagoo…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Gaadhay Gobolka Saraar una sii dhaafi doona Gobolka Sool SAWIRO

Caynaba 18.Aug 2016 (SDN/QJ):-Wefti balaadhan oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland uu hoggaaminaayo ayaa subaxnimadii hore ee maanta oo Khamiis ah taariikhduna tahay 18/08/2016, safar shaqo ugu kicitimay gobolada bariga Somaliland, qaarka mid ah. socdaalka weftiga ayaa ahaa mid yoolkiisa koowaad ahaa gobolka saraar gaar ahaan magaalo madaxdiisa Caynaba, oo ay ku sugan yihiin wakhtigan. Hase ahaatee…

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha Iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar-Ilkood Kala Soco Qurbejoog  DHAGAYSO

Hargaysa 18.Aug 2016 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa.   Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku…

Read More

Maareeyaha Cusub ee Dekeda Berbera oo ka Hadlay Mustaqbalka Shaqaalaha Muruq Maalka ee Dekeda Berbera DAAWO

Berbera 18.Aug 2016 (SDN/QJ):- Maamulka Golaha Deegaanka ee Magaalada Berbera ayaa Casuumad Sharaf u sameeyay Maareeyaha Cusub ee Dekeda Berbera Eng Axmed Yuusuf Dirir oo Todobaadkan uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Magacaabay. Maareeyaha Cusub ayaa Khudbad uu halkaasi ka Jeediyay Waxa uu ku soo qaaday Mustaqbalka Shaqaalaha Muruq Maalka ee dekeda Berbera oo Xiligan Walaahoow badani…

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya & Siyaasiyiinta Somaliland ee Xilalka ka haya Muqdisho waxa kala qabsaday DAAWO

Muqdisho 18.Aug 2016 (SDN/QJ):- Siyaasiyiinta Xilalka kala duwan ka haya dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland, ayaa isku wada raacay inaanay ka qaybgeli doonin ee ay qaaddeceen doorashada Federaalka Soomaaliya, ka dib markii ay ka biyo-diideen qaabka loo qaybiyey Saamiga Xubnaha Golaha Sare laga siiyey Beelaha Waqooyi (Somaliland). Xildhibaannada, Wasiirrada, Wasiir…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qaab Cadho ka Muuqato uga hadlay Cafiskii Madaxweyne Siilaanyo ee Siyaasiyiinta Quusta ka Jooga Siyaasada Somalia DAAWO

Muqdisho 18.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka Falceliyey Qaraar uu Todobaadkii tegay Shaaciyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo uu Cafis Shuruud la’aan ah ugu Fidiyey Siyaasiyiinta u dhashay Somaliland ee Quusta ka Jooga Mab’da Somali weyn oo uu ku saamaxay Isla markaana ku sheegay in…

Read More