Webmaster

Xukuumaddii Ugu Tirada Badnayd Abid oo ka dhalatay Isku Shaandhayntii Madaxweyne Siilaanyo Iyo Laba Ujeedo oo Muhiim ahaa oo ay Seegtay

Hargaysa 18.Aug 2016 (SDN/QJ):- Waxaa weli si aad ah fagaarayaasha siyaasadda lagu gorfeeyo iyo guud ahaan bulshada reer Somaliland ka dhex socda doodo iyo sheekooyin kala duwan oo la xidhiidha isku-shaandhayntii ballaadhnayd ee uu madaxweyne Siilaanyo 92 saac ka hor ku sameeyey golaha xukuumaddiisa oo saamaysay 15 wasaaradood oo kala ah, Arrimaha gudaha, Duulista iyo…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Golaha Wakiiladda Dib ugu Celiyey Xeerarka Booliska Iyo Duulista Hawada si ay Wax ka bedel ugu Sameeyaan

Hargaysa 18.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa golaha wakiilada somaliland dib ugu soo celiyey xeerka ciidanka Booliska somaliland iyo xeerka duulista iyo hawada. Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiiladda somaliland oo ka hadlay soo celinta madaxweynaha ee xeerarkan ayaa waxa uu dhaliilay qaabka uu madaxweynaha somaliland u…

Read More

Kulan lagaga Arrinsanayo Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Gobolada Sool Iyo Buuhoodle oo dhex maray Gudida Anshaxa ee Komiishanka iyo Wakiiladda 3 Xisbi DAAWO

Hargaysa 18.Aug 2016 (SDN/QJ):- Gudida Anshaxa ee Komiishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Wakiilada Sadexda Xisbi Qaran ayaa Kulan lagaga arrinsanayay hannaanka Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Gobolka Sool iyo Jiidaha ku Xeeran oo Todobaadka soo Socda laga qaban doono.

Read More

“Waxaanu U Aragnaa Isku-shaandheynta Xukuumad Aan Fadhiyin Oo Had Iyo Jeer Ku Foogan Waxay Xilka Ka Qaado & Waxay U Magacowdo Xil Ku Tijaabi Ah….” Xildhibaan Buubaa DAAWO

Hargaysa 18.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka hadlay Wada-hadallada u bilaabmay Dawladda Somaliland iyo Kooxda Cali Khaliif Hoggaamiyo ee la baxday Khaatumo iyo ujeeddada Madaxweyne Siilaanyo ka leeyahay isku-shaandheyntii u dambeysay ee Xukuumaddiisa ku sameeyay. Afhayeenka Xisbiga WADDANI Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa Wuxuu sheegay Xisbi ahaan Sida ay u arkaan Isku-shaandheynta…

Read More

Mujaahid Xasan Guure Jaamac Muxuu ka Yidhi Ansixintii Golaha wakiilada ee Heshiiskii Dp World? DAAWO

Hargaysa 18.Aug 2016 (SDN/QJ):-  Guddoomiyaha Madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka Xasan Guure Jaamac, ayaa cadeeyay in golaha wakiilada Somaliland ay musuqmaasuq ku ansixiyeen heshiiskii dekada Berbera ee ay xukuummmada Somaliland la gashey shirkada Dp World. Mujaahid Xasan Guure, waxaa sheegay in xildhibaanada golaha wakiilada iyo xukuummadu ay lacag kala qaateen islamarkaana lacagtaasi ay badashay doodii…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Saaka u Baqoolaya Gobolka Sool+ Kulan uu la Yeelan doono Prof Cali Khaliif Galaydh Iyo Saadaasha Wakhtiga

Hargaysa 18.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa la filayaa inay Saaka oo Khamiis ah u Ambo baxaya dhinacaas iyo Gobolka Sool Iyo Jiido hoos taga. Ilo lagu Kalsoon yahay oo ka Tirsan Qasriga Madaxtooyada lana hadlay  Shabakada Qurbejoog inkasta oo ay ka gaabsadeen in Magacooda…

Read More

Habeenkii Cabsida, Hummaaggii jiray iyo Hawsha Maanta! Warbixin Xiiso badan

Ankara 18.Aug 2016 (SDN/QJ):- Waxaa daloola Saqafka dhismaha xarunta Baarlamaanka, meelihii ay ku Shiri jireen Xildhibaannada Baarlamaanka Turkigu, meeshii ay ku doodi jireen, ayaa hadda waxaa ka buuxa burburka waxyaabihii ku dhisnaa, sidaa waxa lagu bilaabay Warbixin ay qayb ka mid ah diyaarisay Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da, qaybta kalena Wargeyska Ogaal diyaariyey. Bil…

Read More

‘’Waxaa noo Yimid Siyaad Barre Wuxuu yidhi waxaad tidhaahdeen Siyaad barre in la dilaa waa Xalaal oo Waa Murtad,Culimaduu dilay,Shuuciyad buu dalka keenay, Iyo Wax la mid ah’’ Siyaasi Maxamed Cabdi Daa’uud iyo Sheeko Xiiso leh

‘’Waxay Lafoole ahayd meel uu Siyaad bare ugu Talo galay Xarfad isagoo doonayay in dhallinyarada reer Waqooyiga (Somaliland) oo kaga wanaagsanayd reer..’’ ‘’Markii aanu Lafoole dhamaynaynay Waxaa na xidhay Siyaad Barre ‘’ ‘’Waddaadadii diinta ina baray ee asalka ahaa ayaa xoogaa Muran ah ka keenay buugan,Markaas Buugan Culimadaas mooyee Cid hadal ka keentay Ma Jirto’’…

Read More

Wiil Hore U Diiday Qisaas Xukuumaddu Ku Fulisay Dad Gacan-Ku-Dhiiglayaal Ahaa Oo Markale Ka Horyimi Dhawaaqyada Guddida Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista

Hargaysa 18.Aug 2016 (SDN/QJ):- Guuleed Axmed Jaamac oo sheegta inuu yahay oo sheegta inuu yahay guddoomiyaha hay’ad xuquuqal iinsaan oo Somaliland ka jirta, ayaa si weyn u naqdiyey awaamiir fusuqa iyo dhaqan xumada lagaga hortegayo oo dhawaanahan kasoo baxayey guddida wanaag farista iyo xumaan-reebista Somaliland, kuwaas oo bulshadu si weyn ugu diirsatay. Guuleed Axmed Jaamac…

Read More

‘’Waan soo dhawaynayaa in Faratoon loo Magacaabay Wasiirka Arrimaha Gudaha Laakiinse Waa in aanay Halkaas ku Joogsan’’ C.kariin Axmed Mooge

Hargaysa 18.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiir Ku Xigeenkii Hore ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka Mudane C.kariin Axmed Mooge ayaa soo dhaweeyay Talaabada uu Madaxweyne Siilaanyo Ku Magacaabay Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka soo Jeeda Gobolka Sool. Cabdikariin Axmed Mooge Wuxuu xusay in Beesha dhexe ay qaadatay Mansabyadii Jaangoynta Siyaasada Somaliland Iyo Hay’adihii kale ee Distooriga ahaa Waxaanu…

Read More

Sharmaarka Geelle Gudoomiyaha Cusub ee Hay’ada Shaqaalaha Dawlada iyo Nuxurka Khudbad uu ka Jeediyey Qallin jebintii Dufcadii 15aad ee Jaamacada Camuud ka Baxda DAAWO

Hargaysa 18.Aug 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Cusub ee Hay’ada Shaqaalaha Dawlada Sharmaarke Geelle horena u ahaa Xoghayaha Golaha Wasiirada Somaliland ayaa Mar uu doraad ka hadlayay Qalin jebinta Dufcadii 15aad ee Ka Baxda Jaamacada Camud Waxa uu Balanqaaday inuu Shaqaalaysiinayo ardaygii ugu sareeyay Xili aanu Weli la wareegin Xilkii Hay’ada Shaqaalaha.

Read More

Waaxda Xog raadinta Baadhista Xasuuqii Somaliland oo Ka Hadlay Xabaal Wadareedyo Meelo kala duwan oo Somaliland ah laga helay

Hargaysa 18.Aug 2016 (SDN/QJ):- Agaasimaha   Waaxda  Kaydka  iy o raadinta Xogta ee Guddiga Baadhista Xasuuqa ee Somaliland Mudane Cabdirashiid maxamed  Daahir oo Warbaahinta  Dawladda xafiiskiisa  ugu waramayay    ayaa ka warbixiyay Koormeer ay sedex Kooxood (three Teams)oo uu Hogaaminayo  bishan Ogost                                      ay ku soo mareen Deegaanada Ceelafweyn ,Ceerigaabo ,Togdheer iyo Saaxil   . Mudane Cabdirashiid maxamed Daahir …

Read More

Marwada Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiiro ka qayb galay Qallin Jebinta arday ka Baxday Dugsiga Farsamada Gacanta ee Kuwait Maamusho DAAWO

Hargaysa 18.Aug 2016 (SDN/QJ):- Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Aamina Sheekh Maxamud Jirde iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda ayaa ka qayb galay Xaflada Qallin jebinta ardayda Dugsiga Sare ee Farsamada Gacanta ee Mac’hadka Kuwait . https://www.youtube.com/watch?v=jM_1o9vxbsM

Read More

Wasiirka Beeraha Somaliland oo Bar Kuma Taal ka Dhigay Shaqaale Wasaaradiisa ah oo Ka Cawday Lacago laga Jaray Iyo Shaqadii oo laga Saaray

Hargaysa 18.Aug 2016 (SDN/QJ):-  Wasaaradda Beeraha JSl Ayaa war qoraala ka soosaaratay eedaymo iyo cabashooyin ay wasaarada u jeediyeen qaar ka tirsan shaqaaleheeda oo loo tabobaraayay xarunta cilmi baadhista ee ABURIIN. Warkan qoraalka ah oo uu ku saxeexan yahay wasiirka wasaaradda beeraha Dr Maxamed Awdaahir Ibraahin oo Nuqul ka mid ah ay Heshay Shabakada Qurbejoog…

Read More

Musharrax Donald Trump Oo Sheegay Inuu Imtixaami Doono Muslimiinta Mareykanka Gelaysa

Washington 18.Aug 2016 (SDN/QJ):- Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareykanka Donald Trump, ayaa sheegay inuu qaadi doono tallaabooyin adag oo lagu hubinaayo Dadka Muslimiinta ah ee galaaya dalka Mareykanka hadii uu ku guuleysto xilka Madaxtinimada dalkaasi. Trump ayaa sheegay qorshihiisa hubinta Muslimiinta dalka Mareykanka inay tahay inuu ka qaado Imtixaan ku aadan gelitaanka dalka Mareykanka,…

Read More

Dhiigga ku furma Maskaxda Oo La sheegay In Sigaar cabbistu Ay kaalin Laxaad Leh Ka Qaadato

Hargaysa 18.Aug 2016 (SDN/QJ):-  Daraasad cusub oo lagu sameeyay dalka Filand, ayaa lagu sheegay in tirada dadka u geeriyooda dhiigga ku furma maskaxda ay hoos u dhacday kadib markii tirada dadka sigaarka cabbaa ay hoos u dhacday.   Daraasaddan ayaa dhiiri-gelin  u noqotay dad badan oo sigaarka aad u cabba, waxa aanay aad u caawisay …

Read More

‘’Waxaan Rajaynayaa in dabaysha siyaasadeed ee  isu guurka ah ee somaliland ka dhacaysa ay meel wanaagsan ka geli doonaan,Punt Landna..’’ Wasiir Xaglo Toosiye

Buuhoodle 17.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasirka Wasaaradda Caafimaadka JSL Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye oo socdaal hawleed ku jooga Magaalada Buuhoodle ayaa ka waramay  xaalada  siyaasadeed iyo ta bulsho ee Gobolkaasi, waxana uu digniina u diray maamul goboleedka PL Somalia oo isku deyaya inay carqaladeeyaan deganaansha Gobolkaasi.   Wasiirka caafimaadka DrSaleebaan Ciise Axmed xaglotoosiye waxa uu…

Read More