Webmaster

Wasiirka Warfaafinta Mudane Caddaani oo Amar Madaxtooyada Laga Soo Faray Shaqadii kaga Caydhiyey Weriye Muniir Axmed Cigaal DAAWO

Hargaysa 17.Aug 2016 (SDN/QJ):- Muniir Axmed Cigaal oo ka hawl galijiray Telefeeshinka Qaranka Somliland ayaa laga joojiyay shaqadii Wasaarada Warfaafinta. Muniir Axmed Cigaal oo sidoo kalena ah Guddoomiyha Warbahinta Somalilandtoday Media Group, ayaa saxaafadda uga waramay hanankii loo maray shaqo joojintiisa iyo arrimo kale, wuxuuna hadalkiisa ku bilaabay. “Hilaaddii sannadkii 2011kii, ayaan ka mid noqday…

Read More

Fannaanada Nasteexo Indho oo ka hadashay Cida Mas’uulka ka ahayd in Hargaysa loogu diido Bandhig ay ku qaban lahayd DAAWO

Dubai 17.Aug 2016 (SDN/QJ):- Fannaanada Nasteexo Indho oo dhawaan Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland uu ka Joojiyey Bandhig fanneed ay ku dhigi lahayd Magaalada Hargaysa ayaa markii kowaad ka hadashay Sidii loola dhaqmay iyo aragtida ay ka qaadatay diidmada loo diiday inay Hargaysa ka dhigto Show. https://www.youtube.com/watch?v=lhME62Nlq8I

Read More

Falanqaynta Middabada Isku Shaandhaynta: Muuse Biixi Maxaa Ugu Jira Isbedelkan Madaxweyne Siilaanyo Sameeyay?

Hargaysa 17.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne Siilaanyo wuxuu sameeyay isku shaandhayn muddo la saadaalinayay. Inkastoo uu marar dhawr ah talaabadan oo kale qaaday, haddana, waxa loo arkaa tii ugu balaadhnayd ee uu sameeyo. Laga yaabaa in wax kale dhiman yihiin, balse markaan eegno inta hadda soo baxday, meelaha ugu muhiimsan ee ubucda u ahi waa sadex…

Read More

Xilal Su’aalo Dhaliyey,Wasiiro Hoos loo dhigay,Kuwo la Naawilayay oo Laga Reebay,Mas’uuliyiinta Heshiiskii Dekeda Berbera Galaaftay Iyo Khilaaf Lagu Xaliyey Dhinac kastaa ha Guulaysto

Hargaysa 17.Aug 2016 (SDN/QJ):- Abbaaro Rubuc saac markii ay goor-sheegta Bariga Afrika dhaaftay habeen badhkii ay soo gelaysay Isniintu, ayaa xafiiska warfaafinta ee madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu warbaahinta soo gaadhsiiyey digreeto ka soo baxday madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo xambaarsan xilal magacaabis, is-ku-beddel iyo xil-ka-qaadis saamaysay 47 kursi oo ka…

Read More

Xil ka qaadistii Eng Cali Xoor Xoor oo Ka Maro kacday Xog uu Wargayska Geeska Africa ka faafiyey oo uu hore u beeniyey Jiritaankeeda

Hargaysa 17.Aug 2016 (SDN/QJ):- 14kii May ee sannadkan ayaa uu Wargeyska Geeska Afrika baahiyey xogo uu helay oo sheegaya in maareeyaha dekedda Berbera uu ka biyo diiddan yahay heshiiska ay xukuumaddu la gelayso shirkadda DP World, gaar ahaan in uu saluugay masiirka mansabkiisa maareeyenimo iyo weliba shaqaalaha dekedda ee heshiiskan ka dhalan doona marka uu…

Read More

Hadhiimo Sharafeedkii ugu Weynaa ee Lagu Soo dhaweeyo Wasiirka Cusub ee Arrimaha Gudaha iyo Xubno ka Mid ah Wasiirada Cusub iyo Weedhihii laga Jeediyey DAAWO

Hargaysa 17.Aug 2016 (SDN/QJ):- Maayarka Caasimadda Hargeysa, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelko, ayaa maalintii shalay hadhimo sharafeed u sameeyey masuuliyiinta cusub ee uu madaxweynuhu magacaabay oo uu hormood u yahay wasiirka Arrimaha Gudaha Yaasiin Farotoon. Munaasibada hadhimo sharafeedka oo ka a dhacday hoteel Maansoor ee magaaladda Hargeysa, waxa ka soo qaybgalay madaxda dawladda, madax dhaqameed iyo…

Read More

“Beeshayda dhulbahante tabashooyin ayaan ka jira… waxaanu sheegayaa in Beesha dhexa Ee Isaaq isbaarooyin badan laga qaaday..”Cali Sandule DAAWO

Hargaysa 17.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Mudane Cali Maxamed Sandule ayaa markii kowaad ka hadlay dareenkiisa ku aadan Xil ka qaadistii uu Madaxweyne Siilaanyo ku sameeyay. Wasiirkii hore ee Wasaarada arrimaha qoyska Cali Sandule, ayaa sheegay innuu ku qanacsan yahay xil ka qaadista, isla markaana wuxuu sheegay innaanu…

Read More

Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Awdal ee Loo Bedelay Gobolka Sool Mr Ramaax oo ka Dareen celiyey Bedelkiisa Cusub

Hargaysa 17.Aug 2016 (SDN/QJ):- Badhasaabkii hore ee Gobalkii Awdal Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax, oo hadda Madaxweynuhu u magacaabay Badhasaabka Gobalka Sool, ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay in loo magacaabo oo Guddoomiye looga dhigo Gobalka Sool, waxaanu tilmaamay inuu soo dhaweeynayo in Lixda Gobol ee Somaliland afar Gobol oo ka mid ah uu Badhasaab…

Read More

Wasiirul Dawlihii Hore ee Arrimaha Dibada Dr Maxamed Rashiid oo Madaxweyne Siilaanyo uga Mahadceliyey Mudadii ay soo wada shaqeeyeen

Hargaysa 17.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiiru-dawlihii hore ee wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland Mudane Maxamed Rashiid Sheekh Xasan oo ka mid ahaa masuuliyiinta isku-shaandhayntii uu madaxweyne Siilaanyo xilka kaga nasiyey, ayaa qoraal kooban oo uu ku cabbirayo dareenkiisa la xidhiidha xil ka qaadistan iyo xidhiidhka isaga iyo madaxweyne Siilaanyo. Mudane Dr. Maxamed Rashiid oo ah aqoonyahan, qoraa…

Read More

Somaliland: Waa Kuma Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Arrimaha Daakhiligu Md Faratoon?

Hargaysa 17.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo,) ayaa siyaasiga Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) oo ka soo jeeda degaanka Sool u magacaabay xilka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha. Haddaba, waa kuma siyaaasiga Madaxweynuhu u magcaabay xilkaas, sidee ayeyse rayul-caamka bulshadu u aragtay magacaabistiisa, waxaanna arrintaas warbixin kooban ka diyaariyey weriye Carraale M….

Read More

Goormaa la Qabanayaa Tartanka Ciyaaraha Gobollada Somaliland, Maxaase Caqabad Hor-taagan? DAAWO

Hargaysa 17.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasaaradda Ciyaaraha, Dhalinyarada iyo Dalxiiska Somaliland Cabdillaahi Faarax Maydhane, ayaa markii ugu horreysay shaaca ka qaaday inay Wasaarad ahaan diyaar u yihiin qabashada Tartanka gobollada Somaliland oo sannadkii hore fashilmay, ka dib markii inta la bilaabay la dhammaystiri kari waayey ee ay hakadeen. Hase-yeeshee, Wasiir Maydhane ma sheegin wakhti go’an oo…

Read More

Muxuu Daaranaa Kulan uu Madaxweyne Cabdiweli Gaas la Qaatay Saraakiisha Ciidamada Maamulkiisa?

Garoowe 17.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Madaxtooyada Puntland ee Garoowe kulan kula qaatay Kusimaha Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, ku-xigeenkiisa iyo dhammaan taliye qaybeedyada gobollada Puntland.   kulankaan u dhexeeyey Madaxweynaha iyo saraakiisha ciidanka Booliska ayaa daarranaa sidii looga wada tashan lahaa amniga gudaha Puntland,  si looga gaashaanto damaca…

Read More

Dareenka Boorama, Sanaag, Sool ee Magacaabida Taliyaha C. Qaranka Nuux Tani & Nasteexada Odey Maxamed C. Obsiiye!

Hargaysa 17.Aug 2016 (SDN/QJ):- Mudadii ka dambaysay maqalka isku-shaandhayn Madaxweyne Axmed M. Siilanyo ku sameeyey xukuumada, waxa isa-soo tarayey dareeno kala duwan oo bulshada Somaliland guddo iyo dibed-ba ka bixinayeen aragtiyahooda ku waajahan shaqsiyaadka loo magacaabay xilalka cusub ama isbedel lagu sameeyey xilalkii ay hore u hayn jireen, taasoo dadku qofba siduu u arko uga…

Read More