Webmaster

“Dadka Wararka Beenta ah Bulshada Ku Marin Habaabinaya Waxaan leeyahay Aakhiradiina u tudha, Hadaad ….” Safiir Baashe Cawil

Dubai 14.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Imaaraadka Carabta Baashe Cawil Cumar ayaa shaaca ka qaaday inaanay jirin  diidmo Soomaaliya ama wadan kale hordhigo oo baajinaya hirgelinta heshiiska maalgashiga dekeda Berbera shirkada DP World, maadama uu ahaa hindise labada dhinac saxartireen. Mr. Baashe Cawil oo su’aalo la xidhiidha heshiiska maalgashiga dekedda iyo warar…

Read More

Shacabka oo Isweydiinaya Sababtii Xildhibaanada Xag-jirka ahi Codkooda Ku Siiyeen Heshiiskii DP-World, Waxa ay is-dhaafsadeen Xukuumadda, & Jiritaanka Mudo Kordhin Golaha Miiska u Saarani?

Hargaysa 14.Aug 2016 (SDN/QJ):- Kadib markii 9-kii Bishan August 2016 oo ku beegnayd Salaasaddii toddobaadkii Hore ay qalinka ku duugeen Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland oo ay ansixiyeen Mooshinkii Heshiiska Dekedda Berbera ee xukuumaddu hor keentay waxa ay shacabku il gaar ah ku hayeen walina ka faalloonayaan qaabkii lama filaanka ahaa ee ay inta Xildhibaanada Ku…

Read More

Ethiopia Oo Ganafka Ku Dhufatay Codsi Uga Yimi Qaramada Midoobay

Addis-ababa 14.Aug 2016 (SDN/QJ):- Afhayeen u hadlay dawladdda Ethiopia oo lagu magacaabo Getachew reda, ayaa sheegay in aan loo baahnayn in Kormeerayaal caalamiyi oo ka socda hay’adaha Qaramada midoobay.Islamarkaana ay baadhaan dilalkii dhawaan ka dhashay dad Mudaharaad ka samaynayay gudaha waddankaasi, kuwaas oo ay isku dhaceen ciidanka Ammaanka. Mudaharaadkaasi oo ka dhacay gobolada ay degan…

Read More

Xisbiga Jamhuuriga Oo Loogu Baaqay In Aanu Maalgalinin Ololaha Donald Trump

Washintong 14.Aug 2016 (SDN/QJ):- In kadan 70 ka mid ah xisbiga Jamhuuriga ee dalka Marykanka ayaa saxeexay waraaq una diray madaxa guddiga sare ee xisbig iyaga oo ku doodaya in la joojiyo maalgalinta ololaha Donald Trump. Waxay sheegeen in siyaasadda kala qaybinta ah ee Trump iyo sida aanu ugu qalmin booskan ay halis-galinayso in xisbigu…

Read More

Wiil aad u Yar oo Ku Nool Magaalada Gaalkacayo oo soo Bandhigay Farshaxanka Diyaarad uu Gacantiisa ku Sameeyay SAWIRO

Gaalkacyo 14.Aug 2016 (SDN/QJ):- Shirwaynaha Dhallinyarada Gobolka Mudug oo ka dhacay degmada Gaalkacyo maalinimadii Jimcaha ahayd ee 12-ka bishaan Agoosto ayaa waxaa lagu soo bandhigay farshaxan diyaaradeed oo aad u qurux badan taas oo gacantiisa wiil dhallinyaro ah. Wiilkaan yar soo bandhigay farshaxan diyaaradeed oo loo wada riyaaqaya.   Guddoomiyaha degmada Gaalkacyo Maxamuud Yasin Tumey…

Read More

Ciyaaryahan Caan ah oo u dhashay Turkig Ah Oo Lagu Eedeeyay Afgambigii Dhicisoobay ee Dalkiisa

Ankara 14.Aug 2016 (SDN/QJ):- Hakan Sukur sannado badan ayuu ahaa ciyaaryahan aad loo yaqaanno ka hor inta aanu siyaasadda ku biirin. Warbaahinta qaranka Turkiga ayaa sheegtay in warqadda xidhiga ay dawladda dalkaasi u jartay. Hakan Sukur, oo ahaa laacib caalami ah isla markaana ka mid ah ragga ugu taariikhda wanaagsan kubadda cagta ee Turkiga. Dacwad…

Read More

Qaramada Midoobay oo Ciidamo Dheeraada u diraysa South Sudan wakhti ay Dawladu kasoo Horjeedo Go’aankaas

Hargaysa 13.Aug 2016 (SDN/QJ):-Golaha Ammaanka  Qaramada Midoobay, ayaa meel mariyay in ciidamo dheeraada oo nabada ilaaliya  la geeyo dalka South Sudan. Bishii la soo dhaafay ayaa maalmo lagu dagaalamay gudaha magaalada caasimadda u ah South Sudan ee Juba,  waxaana  ka dhashay dilal kala duwan , tacaddiyo galmo iyo dhibaatada xaaladda bini’aadamnimo oo sii xoogeysatay. Waxaa…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Qaybo ka Mid ah Jidka Kala Baydh Ilaa Dilla SAWIRO

Hargaysa 13.Aug 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa xadhiga ka jaray waddo dhererkeedu dhan yahay 21Km taas oo isku xidha Kala-baydh iyo Dila ee gobolada Awdal iyo Gabiley.   Madaxweynuhu intii uu ku sii jiray jidka waxa si balaadhan loogu soo dhaweeyey, Arabsiyo, Abaarso, Gabiley iyo Kala-baydh, oo ay isugu soo baxeen…

Read More

Djibouti Air oo Keensatay Diyaaraddii u Horaysay ee Nooceedu Yahay Boeing 737 DHAGAYSO

Djibouti 13.Aug 2016 (SDN/QJ):- Shirkadda diyaaraddaha ee AIR DJIBOUTI aya maalintii shalay la so degtey diyaaraddi u horeysey ee Boeing 737 oo ka mid noqon doonta diyaaradaha ay shirkaddu ku howgali doonto. Shirkadda Air Djibouti oo sidoo kale filaysa diyaaraddo kale ayaa dhawaan bilaabi doonto duulimaadyo ay gobolka ka bilaabi doonto.

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Jawaab Ka Bixisay Hadal ka Soo Yeedhay Hanti Dhawraha Dawladda Muqdisho

Hargaysa 13.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab adag ka bixisay hadal ka soo yeedhay Hantidhawraha dawladda itaalka daran ee Muqdisho, Mr.  Nuur Jimcaale Faarax  oo sharci darro ku   sheegay heshiiska ay wada galeen Somaliland iyo shirkadda  DP World ee la xidhiidha horumarinta iyo Casriyaynta Dekedda Berbera. Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee…

Read More

“Waxaanu Diyaar U Nahay In Cali Khaliif Uu Maanta Somaliland Madaxweyne Ka Noqdo” Boqor Buurmadow DHAGAYSO

Hargaysa 13.Aug 2016 (SDN/QJ):- Boqor Cismaan Buurmadow oo ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland  ayaa isaga oo ku sugan dalka Imaaradka carabka waxaa uu sheegay in ay bulshada Somaliland ay maanta diyaar u yihiin isla markaana ay soo dhaweynayan in uu madaxweyne dalka ka noqdo Cali Khaliif Galeydh madaxweynaha maamulka Khaatumo. Sidoo kale Boqor Buurmadow…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Cafis Buuxa u Fidiyey Siyaasiyiinta Somaliland ee Quusta ka Jooga Siyaasada Somalia & Gaadiidkii Soo Daad Gurayn lahaa oo la Diyaariyey!!! DHAGAYSO

Hargaysa 13.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa Sheegay  Maanta in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu Cafis u fidiyey Shakhsiyaadka ka soo Qancay Siyaasada Somalia ee u dhashay Jamhuuriyada Somaliland.

Read More

Madaxweynaha Oo Aan Weli Tallaabo Ka Qaadin Masuuliyiin Wasaaraddii Qaranka Ugu Muhiimsanayd Oo Weedho Afxumo ah Warbaahinta Isu Marinaya

Hargaysa 13.Aug 2016 (SDN/QJ):-Afhayeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Cabdillaahi Ibraahim Xaaji Xasan, ayaa ka jawaabay eedaymo uu Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaas oo shaqada laga joojiyey u jeediyay. War-saxaafadeed uu Afhayeenku soo saaray , ayuu ku sheegay inaanu jeclayn inuu dhex galo khilaafka u dhexeeya Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Agaasimaha Guud ee uu…

Read More

Gudi Turxaan Bixineed oo Loo Magacaabay Laba Ardaa oo Shaqaaqo ku Dhex martay Deegaanka Bacaha ee Gobolka Sanaag

Ceel Afweyn 13.Aug 2016 (SDN/QJ):-Waftidii  uu hogaaminayey  wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Md Cali Maxamed Warancadde,  ee todobaadkanba  ku  sugnaa   deegaanka  Degmada Ceel afweyn   ayaa  habeenkii xalay kulankii labaad la  qaatay    gudida  labada ardaa ee ku  dagaalamay deegaanka  Bacaha  hore loogu xulay turxaan bixinteeda. Kulankan waftigu   la qaadatay xubnaha xukuumadda ka socda  ayaa  lagu  go’aamiyey   in xallinta  khilaafaadka   lagu   galo    afar geesood  ka  gooban gudiyada  labada ardaa ee dirirtu  dhex martay , Gudida Xukuumada  iyo   gudi  dhex-dhexaada   iyadoo isla goobtaasi  lagu dhaariyey  gudida  dhex dhexaadka ah  ee  khilaafka  labada ardaa ka  garnaqaysa. Gudidan  la dhaariyey  waa guddi  dhex ah oo ka madax  banana  labada…

Read More