Magacyada 69-Kii Mudane Ee Heshiiska Dp World Ogollaaday, Afartii Xildhibaan Ee Diiday Iyo Kuwii Ay Naanaystu Raacday
Hargaysa 12.Aug 2016 (SDN/QJ):- Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa cod aqlabiyad ah ku meel mariyay heshiiskii maal-gelinta marsadda Berbera ee xukuumaddu 09/05/2016 la gashay shirkadda caanka ah ee laga yeehayay imaaraadka carabta ee DP World. Heshiiskan ayaa waxa uu dhigayaa in shirkada PD World Somaliland u dhisayso dekad cusub oo 400 mitir ah, marka ay…
