Webmaster

Cali Guray oo Afar Mas’uul  oo Isku Shaandhayntii Madaxweyne Siilaanyo saamaysay Si Gaar ah uga Hadlay Soona dhaweeyay Wasiirka Cusub ee Arrimaha Gudaha

Hargaysa 16.Aug 2016 (SDN/QJ):- Isku shaandhayntan wax aan ka sheego oo badan garan maayo oo wax iska yar shakhsiyaadka aan ka garanayo inta ay saamaysay isku shaandhayntu. Waxan si fiican u aqaan laba wasiir oo cusub oo kala ah Wasiirka Arimaha Gudaha oo loo agacaabay Yaasiin Faratoon iyo Wasiirka Duulista Iyo Hawada oo loo magacaabay…

Read More

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dawlada Federaalka Mr Odowaa oo Gaadhay Magaalada Cadaado Iyo Ujeedada Safarkiisa

Cadaado 16.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Federaalka ee dowladda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Odowaa ayaa gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug.   Mudane C/rixmaan Odowaa ayaa u tagay magaalada Cadaado sidii uu ukormeeri lahaa magaalada maadaama ay ka dhacayaan doorashooyinka labada Aqal ee Baarlamaanka.   Sidoo kale ujeedada safarka wasiirka…

Read More

Lacagta La kala siistay Ciyaaryahan Pogba Maxay Kaloo goyn Lahayd, DAAWO

Hargaysa 16.Aug 2016 (SDN/QJ):- Ciyaaryahanka dalka faransiiska ee Khadka dhexe uga ciyaara kooxdamanchester United ee dalka ingiriiska waxa uu sanadkii 1993 xiligana waa ciyaaryahanka ugu qaalisan caalamka ee qiimihii u badnaa la kala siistay waxana aan barnaamijkan idiinku soo gudbinaynaa wayaabaha qaaliga ah ee ay goyn lahayd lacagta la kala siistay Ciyaaryahanka oo dhan 120…

Read More

Wasiir Warancade oo la Soo Weriyey inuu Ku Gacan Saydhay Xilka Cusub ee Wakiilka Somaliland u Fadhiya Itoobiya ee Xalay loo Magacaabay Una Arka in la Masaafurinayo

Hargaysa 15.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore Arrimaha Guddaha Md Cali Maxamed Waran-cade, Oo xalay Madaxweyne Siilaanyo u Magacaabay Safiirka Somaliland U Fadhiya Itoobiya, ayaa si rasmiya u diiday inuu qabto xilkaas, isagoo kugacansaydhay qabashadda xilkan xalay Madaxweynuhu u magacaabay. Ex Wasiir Waran-Cade ayaa xalay Madaxweyne Siilaanyo xilkii Wasaaradda Arrimaha Guddaha ka qaaday, isagoo u dhiibay Danjiraha…

Read More

Garabka Jamaal Cali Xuseen Hogaaminayo oo Ka Hadlay Sida ay u arkaan Racfaan uu Gudoomiye Faysal ka qaatay Xukunkii Khilaafka Xisbiga Ucid

Hargaysa 15.Aug 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID kana mid ah garabka uu hogaaminayo musharax Jamaal Cali Xuseen mujaahi Cali Gurey ayaa ka hadlay ambiilka ama racfaanka uu ka qaatay gudooamiye Faysal Cali Waraabe go’aankii ay khilaafka xisbiga UCID kasoo saareen gudida diiwaangalinta ururada siyaasaddu iyo waliba dacwada uu maxkamadda sare u…

Read More

Garabka Faysal Oo Rafcaan Ka Qaadanaya Go’aannadii Guddida Diwaangelinta Ururrada Iyo Khilaafka UCID Oo U Gudbaya Maxkamadda Sare 

Hargaysa 15.Aug 2016 (SDN/QJ):- Garabka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa caddeeyay in aanay ku qanacsanayn Go’aannadii Guddida Diwaangelinta ururrada iyo Ansixinta Asxaabta Qaranku ka soo saareen Khilaafkii u dhexeeyay Garabkooda iyo Garabka Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbigaas Jamaal Cali Xuseen, sidaa daraadeedna Go’aansadeen inay Maxkamdda Sare u gudbiyaan rafcaan ka dhan ah Go’aankii Guddida…

Read More

Dawladda Somaliland Oo Wada-hadallada Khaatumo Ka Dib, Shirineysa Beesha Dhulbahante & Dhawaaq Middi Middi Ku Taag Ah Oo Ka Soo Yeedhay Buuhoodle

Hargaysa 15.Aug 2016 (SDN/QJ):- Dawladda Somaliland, ayaa sheegtay in Beelaha Dhulbahante guud ahaan loo qaban doono Shirweyne Guud, ka dib Wada-hadallada u socda Xukuumadda iyo Kooxda la baxday Khaatumo ee uu hoggaamiyo Dr. Cali Khaliif Galaydh.   Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iy Wacyi-gelinta Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxar-diid (Caddaani) oo Saxaafadda kula hadlay Xafiiskiisa Hargeysa, ayaa…

Read More

Raysal Wasaare Ku Xigeenka Somalia Maxamed C. Carte Iyo Wasiirka Warfaafinta Maareeye oo Socdaal Lama Filaan ah Galay, U Quus Goynta C.Weli Gaas Iyo Baaxaadega Siyaasada Somalia DAAWO/DHAGAYSO

Muqdisho 15.Aug 2016 (SDN/QJ):- Ra`iisulwasaare kuxigeenka dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte (Qaalib) & Wasiirka Warfaafinta ee Xukuumada Max’ed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa qaatay go’aan lama filaan ah waxaya bilaabeen in ay u safraan Koonfur Galbeed & Galmudug oo ay ka doonayaan in ay ka dhaadhiciyaan qorshahooda ku aadan diidmada qodobadii Madasha Wadatashiga ee…

Read More

Waraysi Dhinacyo Badan Leh oo Weriye Sagal Mustafe Jigjiga Kula yeelatay Madaxweynaha Soomaaliya DAAWO

Jigjiga 15.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo dhawaan Socdaal ku Yimid Xarunta Jigjiga ee xarunta dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayey Waraysi dhinacyo kala duwan leh oo ujeeddada Safarkiisaasi salka ku haysaa ka mid tahay iyo waxa uu Jigjiga kula kulmay la yeelatay Weriye Sagal Mustafe Xasan Nuur oo ka tirsan Universal…

Read More

Wasiirka Duulista Somaliland Oo Sheegay In Aanay Jirin Baahi Xilligan Dib Loogu Dhiso Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Borama

Hargaysa 15.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Cumar Maxamed Faarax, ayaa sheegay inaan Wakhtigan loo baahnayn in dib u dhis lagu sameeyo Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Boorama.   Wasiirka oo hadlayey Munaasibad Xadhigga lagaga jaray Waddada Dila iyo Kalabaydh oo la dhisay, ayaa sheegay inaan loo baahnayn in dib loo…

Read More

Wasiirka Khaatumo u Qaabilsan Warfaafinta oo Luuqad adag Kula Hadlay Isimada Iyo Siyaasiyiinta ka soo Horjeestay Wada hadalka Somaliland iyo Khaatumo DAAWO

Buuhoodle 15.Aug 2016 (SDN/QJ):- Axmed Xaaji Cali oo ku Magacaaban Wasiirka Warfaafinta ee Khaatumo ayaa ka hadlay Wada hadalka u Socda Somaliland Iyo Khaatumo. Waxa uu Mas’uulkani Sheegay in Wada hadalkani yahay Mid ay Go’aansatay Khaatumo,Waxaa kale oo uu u soo Jeediyey Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Khaatumo oo ka hor yimid wada hadalka labada dhinac…

Read More

Madax-dhaqameedka AWDAL Oo Madaxweynaha Ku Adkeeyay Xal U Helidda Saami-qaybsiga Golaha Wakiillada Iyo Muuse Biixi Oo Qorshe Shaaciyey

Hargaysa 15.Aug 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, ahna Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbigaa Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka dareen celiyey isla-markaana kaftan kaga jawaabay Weedho uu Guddoomiyaha Madax-dhaqameedka Gobolka AWDAL kaga hadlay Saami-qaybsiga Golaha Wakiillada oo muran ka taagan yahay, waxaanu Guddoomiye Muuse sheegay in Saami-qaybsiga lala sugayo Dadka Gobollada bariga Somaliland. Guddoomiyaha Madax-dhaqameedka Gobolka AWDAL…

Read More

“Magaca Garxajis Aabahay oo Cajalad ka Hadlaya ayaan Maqlay,Axmed Mirre Ninkii buu ahaa” Xogwaran Dhinacyo Kala Duwan Leh oo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ka Bixiyey Siyaasada Somaliland DAAWO

Hargaysa 15.Aug 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Waxaa Waraysi dhinacyo badan leh ka qaaday Weriye Faysal Maxamed Cabdi FadhFadhle oo ah Soo Saaraha Barnaamijka Milicsiga Siyaasiga ee Ka Baxa Telefishanka Universal. https://www.youtube.com/watch?v=aTz2JMbqEIw

Read More

Ceerigaabo: Gabadh Yar oo Markii ay Ku Dhacday Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Somaliland Mindi Nafta isaga Jartay

Ceerigaabo 15.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wararka ka imaanaya magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in Shalay magaaladaasi uu ka dhacday dil naxin leh oo ay si weyn uga argagaxeen dadka ku dhaqan magaaladaasi. Sida aan Wararka ku helnay waxaa Shalay Subax Magaalada Ceerigaabo isku dishay gabadh yar oo la sheegay in ay ku dhacday…

Read More

Maxaa Loo joojiyey Bandhigii Fanaanada Nasteexo Indho ee Hargaysa? Mase Loo Fasiri Karaa Takoor Keli Ku ah Hobolad Nasteexo Indho? DAAWO

Hargaysa 15.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta oo Kaashanaysa Laamaha Amaanka ayaa Joojiyey bandhig fanneed ay waday Fannaanada la yidhaa Nasteexo Indho. Wasiirka Diinta iyo Aw-Qaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa ka hadlay sababta ay Xukuumaddu u joojisay Bandhig-faneedkaa ay Fannaanadda Nasteexa-indho iyo Fannaaniinta Xiddigaha Geeska ee Fadhigoodu yahay Hargeysa ku wada qaban…

Read More

Warbixin ku saabsay Culimo Muslimiin ah oo lagu Dilay Maraykanka & Saamaynta ka dhalatay DAAWO

New York 15.Aug 2016 (SDN/QJ):- Culimo Muslimiin ah ayaa lagu laayey magaalada New York ee waddanka Maraykanka, kuwaasoo Masjid ku yaalla magaaladaas ka ahaa Imaan iyo ku-xigeenkiisii, isla markaana uu Toogtay Nin Hubaysan oo aan illaa hadda la shaacin ujeeddada rasmiga ah ee uu Culimadaa u laayey. Muslimiinta ku dhaqan magaalada New Yor ee Dalka…

Read More

Magaalo Xeebeedka Berbera oo Laga Helay Helay Xabaal Wadareedyo Lagu Xasuuqay Xiligii Taliskii Siyaad Bare DAAWO

Berbera 15.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caddaalada Somaliland oo ay Weheliyaan Gudida Heer Qaran ee Daba Galka Xasuuqa ayaa Socdaal ay ugu Kuurgalayaan Xabaal Wadareedyo laga helay Magaalada Berbera Waxay ku tageen Magaaladaasi,Dadkaas oo la sheegay in Dawladii Siyaad Barre si arxan daran u laysay. https://www.youtube.com/watch?v=nUcHWvqwlZ4&feature=youtu.be

Read More

Wiilkii Curad ee Marxuun Maxamed Ibraahin Cigaal Oo Baaq Cabasho Ah U Diray Siyaasiyiinta, Madaxda Dhaqanka Iyo Guud Ahaan Shacbiga Reer Somaliland

Dubai 15.Aug 2016 (SDN/QJ):- Cali Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo ah wiilka ugu weyn caruurtii uu dhalay Madaxweynihii geeriyooday ee Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ayaa baaq cabasho ah u soo diray Guud ahaan Shacbiga Somaliland iyo Qarankaba, isagoo ku sugan Dubai. Waxaanu yidhi “Waxan halkan kaga hadlaya maanta dhulkii Awoowgay Xaaji Ibraahim Cigaal…

Read More