Webmaster

Wasiirka Warfaafinta iyo Qorshaynta Qaranka Somaliland oo Amaan Xoogan Ku Majeertay Markii Wakiiladu ansixiyeen Heshiiska DPW DAAWO

Hargaysa 10.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiiradda Warfaafinta Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid “Caddaani” oo uu Weheliyo Wasiirka Qorshaynta Qaranka Mudane Cali Salaan Jirde “Cali Shoonbe” ayaa ku Hambalyeeyay Golaha Wakiiladda Ansixinta Heshiiskii ay Xukuumaddu la Gashay Shirkada Dubai World Port.

Read More

“Dekedda Berbera Ama Ta Boosaaso Ama Ta Kismaanyo Cid Kasta Oo Tidhaahda… Aad Baanu U Soo Dhawaynaynaa In La Maalgashado” Wasiirka Dekedaha Federaalka Soomaaliya DAAWO

Muqdisho 10.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Dekedaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Faaarax Xirsi, ayaa ka warramay qorshaha Wasaarad ahaan uga meel-yaalla horumarinta Dekedaha, Maalgelinta iyo Maamulidda Soomaaliya iyo Maamullada hoos-taga Federaalka iyo weliba Wareejinta Dekedda Berbera oo ay Xukuumadda Somaliland heshiis kula gashay Shirkadda DP World oo laga leeyahay Imaaraadka Carabta. Wasiirka Dekedaha Soomaaliya Nuur…

Read More

Wasiirka Warfaafinta Somaliland iyo Afhayeenka Madaxtooyada oo Isku Faro Saaray Cida ku Hadli karta Afka Madaxweynaha

Hargaysa 10.Aug 2016 (SDN/QJ):- Dagaal Gacan Ka hadal Ah ayaa Shalay Galab Qasriga Madaxtooyada ku dhex maray Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane Cismaan Saxardiid Caddaani iyo Afhayeenka Madaxtooyada C.raxmaan Sheekh Cilmi Faahiye Shamax . Dagaalkan ayaa yimi kadib markii wasiirka warfaafinta oo warbaahinta la hadlayay ku daray khudbadiisa in isagoo ku hadlaya afka  madaxweynaha…

Read More

Ra’iisul Wasaare Cumar ayaa magacaabay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Dawlad Gobolleed & Xubnaha Matalaya Somaliland AKHRI

Muqdisho 10.Aug 2016 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa magacaabay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Dawlad Gobolleed (GHDDDG) ee Sanadka 2016.   Fadlan Lifaaqa hoose kala bax Digreetada Ra’iisul Wasaaruhu ku magacaabay Guddiga.

Read More

Aqalka Senate-ka Brazil oo u codeeyay Dilma Rousseff in si rasmi ah loo dacweeyo

Brazil  10.Aug 2016 (SDN/QJ):-Aqalka Senate-ka Brazil ayaa u codeeyay in lagu qaado dacwad rasmi ah madaxweyne Dilma Rousseff oo shaqada laga joojiyay, ka dib markii lagu eedeeyay inay jabisay sharciga miisaaniyada ee dalkaasi u degsan. Senate-ka ayaa u codeeyay 59 taageersan iyo 21 ka soo horjeeda dacwadda Rousseff, oo la filayo in la qabto dhamaadka…

Read More

Shirkadda Sahaminta Shidaalka Ee Sterling Energy Oo Loo Kordhiyay Heshiiskii Ay Kula Jirtay Somaliland

Hargaysa 10.Aug 2016 (SDN/QJ):- Shirkadda Sahaminta Shiidaalka ee Sterling Energy ayaa mar kale loo sameeyey muddo kordhin kale, maadaama oo wakhtigii lagu heshiiyey ku ekaa sanadka 2017 balse uu ka dhacay.   Shirkadda sahaminta shiidaalka ah ee Sterling Energy ayaa sanadkii 2005 xukuumadii madaxweyne Daahir Riyaale ay siisay xuquuqda sahamin iyo xog ururin ay ka…

Read More

Wasaarada Waxbarashada Somaliland oo Cadaysay Khilaaf soo Kala Dhex Galay Wasiirka Wasaaradaas Iyo Agaasimaha Tacliinta Sare oo Sababtay in Agaasimaha Loo Diido inuu Galo Wasaaradaas DAAWO

Hargaysa 10.Aug 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay Khilaaf Xoogani u dhexeeyay Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Agaasimaha Guud ee Tacliinta Sare ee Wasaarada Waxbarashada kaas oo Sababay in Wasiirku Madaxweynaha ka ashkateeyo Agaasimaha Guud waxaa kale oo uu Wasiirku Qoraal uu soo saaray Shaqadii kaga Joojiyey Agaasimaha Tacliinta Sare. https://www.youtube.com/watch?v=fFEKzWpYxws

Read More

“Ma Jiro Haba Yaraatee Shir Beesha Garxajis ku Midaysan tahay oo la Qabanayo” Suldaan Maxamed C.qaadir,Xaaji Cabdi Waraabe oo Digniin adag ka Bixiyey Qabashada Shir loo Dheg taagayo DAAWO

Hargaysa 10.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madax dhaqameed odayaal, iyo aqoon yahano ka soo jeeda gobolka maroodi jeex iyo degmada sallaxley ayaa sheegay in aaney jirin shir ay qabsanayaan beelaha dega koonfurta caasimada hargeysa iyo galbeedka magaalada burco, Kaas oo ay Qabanqaabadiisa ku Hawlan yihiin Siyaasiyiin Miisaan ku leh labadan ardaa ee Walaalaha ah iyo Hogaamiye dhaqameedyo…

Read More

Sadex Todobaad oo Isku Xiga iyo Korodhka Qabsoomida Shirarka Beelaha Somaliland,Ka Qayb galka Madaxda Xukuumada iyo Axsaabta DAAWO

Burco 10.Aug 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Sadexdii todobaad ee u danbeeyay ka qabsoomay Deegaano ka Tirsan Somaliland Shirar ay soo qabanqaabiyeen Qaar ka mid ah Beelaha Somaliland Kuwaas oo intooda ugu badani ka dhaceen Gobolka Togdheer. Hadaba Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda,Mas’uuliyiinta Xisbiyada iyo Mas’uuliyiin kale ayaa ka qayb galay Xidhitaanka Shir Qaar ka mid ah…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Safiirka Dalka Finland u Fadhida Kenya Iyo Madax kale oo Wehelisa DAAWO

Hargaysa 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Dalka Finland u fadhiya Kenya, Tarja Fernandez, oo ay weheliso Madaxa safaaraddaasi ee dhinaca xidhiidhka horumarinta Eeva Alarcon. Madaxweynaha oo ay fadhiga ku wehelinayeen wasiirada Arrimaha Dibeda, Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta, Madaxtooyada iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha,…

Read More

Oday Maxamud Maxamed Cali Baadiye oo ka Hadlay Faa’iidada uu Somaliland ugu Fadhiyo Heshiiska Maalgelinta Dekeda Berbera DHAGAYSO

Hargaysa 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Aqoon yahan Maxamud Maxamed Cali Baadiye oo ka mid ah Gudida Heer Gobol ee Dhismaha Waddada Ceerigaabo ayaa Mar uu Maanta Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Hargaysa Waxa uu soo dhaweeyey Go’aankii Dur Durada ahaa ee Golaha Wakiiladdu ku Meel mariyeen Heshiiskii ay Xukuumadda Somaliland la Gashay Shirkada laga leeyahay Dalka Isu…

Read More

Xaalado Amni Iyo Kuwo Siyaasadeed Oo Ka Soo Cusboonaaday Gobolka Sool Oo La Filayo In Ay Dib U Ridaan Diiwaan Gelinta Codbixiyayaasha Oo Wiiggan Ka Bilaabmi Lahayd Gobolka

Hargaysa 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa habeen hore kulan ballaadhan ku qaabilsay Qasriga Madaxtooyada masuuliyiinta saddexda xisbi qaran ee Somaliland, kulan lagaga arrinsanayo xaalado la sheegay in ay ka soo cusboonaadeen Gobolka Sool oo la filayay in diiwaan gelinta Codbixiyayaashu toddobaadka dambe si rasmi ah uga bilaabanto. Ilo wareedyo…

Read More

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Prof Galaydh oo Mudo 12 Saacadood ah lagu amray inuu Magaalada Buuhoodle kaga baxo & Qaadacaada Garabka ka soo Hor jeeda DAAWO

Buuhoodle 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeydh ayaa lagu amray inuu muddo 12 saacadood uga baxo degmada Buuhoodle, kadib markii lagu eedeeyay inuu  xidhiidh la sameeyey  dawlada Somaliland. Taliyaha Booliska degmada Buuhoodle C/fataax Gees-diid ayaa ku wargeliyay Isimada iyo shacabka Buuhoodle inay sida ugu dhaqsiyaha badan Cali Khaliif uga saaraan Buuhoodle, hadii…

Read More

“Dawladda Xamar Waxaan Xasuusinayaa, Haddaad Na Duudsideen Karis-xun Iyana Wax Ku La’, Waayo? Somaliland Waxaanu Nahay Dad Wadaaga Dhul Iyo Dhalasho..” Prof Galaydh DAAWO

Buuhoodle, 9 August, 2016-(SDN/QJ): – Hoggaamiyeha Kooxda la baxday Khaatumo Cali Khaliif Galaydh iyo Xubnaha kale ee Koxdaasi, ayaa Shir-jaraa’id oo ay Shalay ku qabteen Magaalada Buuhoodle ku caddeeyay inay Wada-hadallo toos ah kula jiraan Xukuumadda Somaliland, shirkii koowaad ee Wada-hadalladaas ka mid ahina ka qabsoomay Magaalada Caynabo.   Dr. Cali Khaliif Galaydh oo ugu…

Read More

Guddoomiyaha KULMIYE Miyuu Ka Baydhayaa Barnaamijkii-Siyaasadeed Ee Madaxweyne Siilaanyo Talada Dalka Ku Hantay ?

Hargaysa 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga Talada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa bilaabay Qorshe dib loogu eegayo Barnaamijkii-siyaasadeed ee uu ku soo galay Ololihii Doorashada Madaxtooyada ee qabsoontay Sannadkii 2010-kii.   Xisbiga KULMIYE oo uu wakhtigan Guddoomiye iyo Musharrax Madaxweyneba yahay Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in dib u eegis lagu samaynayo Barbaamijka Siyaasadeed ee Xisbiga…

Read More

Xildhibaano ka Tirsan Golaha Guurtida oo Qayrul Dastuuri ku Tilmaanay In Golaha Wakiiladdu ku Keliyeysto Go’aan ka Gaadhista Heshiiska DPW

Hargaysa 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaannada Golaha Guurtida Somaliland qaarkood, ayaa dood Sharciya ka keenay Sababta Xukuumaddu Golaha Wakiillada oo keliya ugu gudbisay Heshiiska Shirkadda DP World ee la xidhiidha Maalgelinta Dekedda Berbera.   Xildhibaannada oo Shalay la hadlay Saxaafadda, ayaa sheegay inay Dastuur jabin tahay in Golaha Wakiillada oo keliya loo gudbiyo Heshiiska Dekedda Berbera,…

Read More