Webmaster

Somaliland: Mudanayaasha Golaha Wakiilladu Maxay Dhaafsadeen Meelmarinta Wareejinta Dekedda Berbera? Iyo Su’aalo dul Hoganayaa Hanka Gudoomiye Cirro

Hargaysa 11.Aug 2016 (SDN/QJ):- Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Doraad Cod Aqlabiyad ah ku meel-mariyey Dhukumenti ay Xukuumaddu sheegtay inay ku soo koobtay Nuxurka Heshiis aan rasmi ahayn oo ay la gashay Shirkadda Imaaraadka Carabta laga leeyahay ee Dubai Ports World oo ay sheegtay inay Maalgelinayso Dekedda Berbera. Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille, oo ka tirsan…

Read More

Wasiirka Ganacsiga Iyo Maalgashiga oo La Weydiiyey Sababta uu uga Muquurtay Difaacida Wasiirada ee Heshiiska DPW

Hargaysa 11.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka ganacsiga iyo maalgashiga Somaliland Xuseen Aadan Cige “Dayr” ayaa ka hadlay sababaha keentay in wasiiro kale oo qaabilsanayn hawlaha ganacsiga iyo maalgashiga ay gacanta ku dhigaan heshiiska dekeda berbera. Wasiirka ganacsiga oo waraysi gaara siiyay wargeyska geeska Africa ayaa waxa uu sheegay in uu ku jiray gudidii uu madaxwaynuhu u…

Read More

Labada Beelood Ee Ku  Dagaalamay Deegaanka Bacaha  Oo Nabadayn Buuxa La kala  Dhex Dhigay+ Sulaadiinta Iyo Cuqaasha  Labada Dhinaca  Oo La Dhaariyey

Ceel Afweyn 11.Aug 2016 (SDN/QJ):- Waftidii Uu Hogaaminayey  Wasiiirka Arrimaha Gudaha Somaliland  ee arrimaha  nabadaynta  u  joogay  deegaanka   Bacaha oo  ka tirsan Degmada Dararweyne ee Gobolka Sanaag  ayaa   ku    iskugu  yeedhay   sulaadiinta  cuqaasha iyo wax garadka  labada ardaa ee  dhawaan  dirirtu  ku  dhex martay  Bacaha   halkaasi  oo  dagaal  ku  dhex  maray   kaas oo  sababay …

Read More

Madaxweynaha Kililka Shanaad ee Itoobiya oo dhaleecayn Xoogan u soo Jeediyey Qoomiyadaha Amxaarada Iyo Oromada ee Qalalaasaha wada DAAAWO

Jig Jiga 11.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Kililka shanaad Cabdi Maxamed ayaa si ba’an u weeraray Kooxaha Amxaarada iyo Oromada ee itoobiya shidaya ..waa siduu hadalka u dhigaye.. Itoobiya ayaa hirdan adagi ka socdaa kaas oo u dhexeeya  dawlada iyo mucaaridka u badan Amxaarada iyo Oromada oo ah labada dalka Itoobiya u badan.

Read More

Sawir Indhaha Soo Jiitay Oo Xildhibaan Kijaandhe Ku Muujiyey Aqlabiyadii Uu Golihiisu Ku Ansixiyey Heshiiska Dp World

Hargaysa 11.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Cabdi Nuur (Kijaandhe) oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, isla markaana ku jiray mudaneyaashii ka tanaasulay in ay dorraad ka qayb qaataan dooddii ansixinta isu bedeshay ee goluhu ku meel mariyey   Maalgelinta Dekedda Berbera ee Xukuumaddu la gashay Shirkadda Carbeed ee DP World ayaa intii lagu gudo…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh Ma baneen Doonaa Xafiiska marka la gaaro 10 September ?

Muqdisha 11.Aug 2016 (SDN/QJ):- Waxaa meesha ka baxay qodob kamid ah Dastuurka oo dhigayay in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu kursiga Baneenayo marka la gaaro 10- bisha September oo ku eg xiliga rasmiga ah ee loogu tala galay in aqalka Madaxtooyada sii joogo. Qodobka 91aad ee Dastuurka KMG ee dalka ayaa dhigaya in marka…

Read More

Itoobiya oo Dhabahii Bur Burka Cagta Saartey,Xudunta Khilaafka iyo Xoogaysiga Kacdoonada Lagaga Soo Horjeedo Dawlada Itoobiya  Faalo

Addis ababa 11.Aug 2016 (SDN/QJ):- Marka hore hadii aynu dib u jaleecno taariikhdu markay aheyd sanadkii 1991-kii, ayay aheyd markii Jabhaddii xoreynta dadka Tigray-ga oo 16 sano halgan hubeysan kula jirtay Taliskii Dhargida ee Madaxweyne Mingistu Xayle Maryam ay kala wareegtay xukunka dalka. Jabhaddii Tigray-ga (Tigray People Liberation Front-TPLF) oo 7-dii nin ee aas-aastay ay…

Read More

Madax-dhaqameedka Gobolka Saaxil Oo Gaashaanka Ku Dhuftay Shir Siyaasiyiin Mucaarid Ahi Abaabulayaan

Hargaysa 11.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xubno isugu jiray  salaadiinta,  cuqaasha,  waxgaradka iyo odayaasha  beesha gobolka Saaxil   ayaa  si cad u qaadacay isla markaana  iftiimiyay  sida ay  uga  soo hor jeestay  shirka beryahanba aadka  loo hadal hayay ee  la sheegay in beeshaasi ay ku  qabsanayso degaanka Baxarasaafka  oo ka tirsan degmadda Laalays.   Waxaanay sheegeen cuqaasha iyo…

Read More

Gabadh Soomaaliyeed oo ku Guulaysatay Kursiga Baarlamanka Degmo ka Mid ah Minnesota

Minnesota 10.Aug 2016 (SDN/QJ):- lhaan Cumar oo ah gabar Somaliyeed ayaa si hordhac ah loogu sii caleema saaray in ay noqoto xildhibaanka Barlamaanka Minissota u matali doona degmada 60-B ka dib tartan adag oo ay la-gashay mushariixiin kala duwan. Gabadhan ayaa ka guulayasatay haweeynayda mudada dheer kursigan ku soo fadhiday ee Phyllis Kahn iyo waliba…

Read More

Ciidamada Danab ee Kamaandowsta Somalia oo Gacanta ku Dhigay Shan Nin oo Ka Tirsan Ururka Alshabaab DHAGAYSO

Mudug10.Aug 2016 (SDN/QJ):-Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada Kumandosta ee dowladda Somalia ay soo qabteen shan ka tirsan maleeshiyada ururka Al-Shabab oo uu ku jiro nin ajnabi ah. Warkan ayaa wakaaladda wararka Somalia ee SONNA ay ka soo xigatay Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Somalia, Cali Baashi Maxamed Cumar. Ninka ajnabiga ah ee…

Read More

Wasiirada iyo Xildhibaanada ka soo jeeda Somaliland oo qaadacay Qodobadii Shirkii & Tawaawacooda Muqdisho DAAWO

Muqdisho 10.Aug 2016 (SDN/QJ):-Wasiirada,Xildhibaanada iyo Odayaasha ka soo jeeda Somaliland oo Galabta ku shiray Magaalada Muqdisho ayaa qaadacay Qodobadii ka soo baxay Shirka Madasha Wada-tashiga Qaran. Kulanka ayaa waxaa ka hadlay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya islamarkaana ka soo jeeda Gobolada Waqooyi Ee Dalka Soomaaliya oo hadda Somaliland ay Maamusho. Xildhibaanada Kulanka ka hadlay ayaa…

Read More

Magacyada Xildhibaanadii Shalay Ka Maqnaa Madashii Golaha Wakiiladda ee Ansixinta Heshiiskii DPW

Hargaysa 10.Aug 2016 (SDN/QJ):-Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa shalay Cod Gacan-taag ah ku meel-mariyey in Xukuumadda Somaliland sii waddo Dhamaystirka Heshiiska Maalgelinta Dekedda Berbera ee u dhexeeya Shirkadda Carbeed ee DP World. Mudaneyaasha Golaha Wakiillada, ayaa Hal Maalin ka dooday Heshiiska is-faham ee Xukuumaddu la gashay Shirkadda DP World, kaasi Xukuumaddu u gudbisay Saddex Maalmood…

Read More

“Ma Jiro Warkaasi, Kulankaana Ajandihiisu Wuxuu Ahaa  Diiwaangelinta Gob. Sool, Madaxweynuhuna Ma Joogin” Gudoomiye C.raxmaan Cirro

Hargaysa 10.Aug 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda, ahna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi(Cirro) ayaa beeniyay war ku soo baxay wargeyska Himilo cadadkiisii Isniintii doraad, kaasoo uu ku sheegay wargeysku in shir ay yeesheen sadexda Gudoomiye ee xisbiyadda iyo Madaxweynuhu lagaga hadlay saamiga qaybsiga oo go’aan ka gaadhistiisa ay xisbiyaddu dib ugu celiyeen Madaxweynaha, isla…

Read More