Webmaster

“Nacnacoow marka lagu yidhaahdo Illaahaagu waa kuma, Nebigaagu waa kuma? Siilaanyo..!” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble DAAWO

Hargaysa 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mida mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka dayriyay xaalada uu ka suganyahay aqalka golaha wakiilada Somaliland oo uu sheegay in la haysto. Xildhibaanku waxaa uu sheegay in heshiiska ay xukuummadu la gashey Shirkada Dp World ee dekada Berbera golahaasi khasab lagaga ansixinayo. https://www.youtube.com/watch?v=VHPHCE5ukcM

Read More

Cabdiweli GAAS Oo Ka Hadlay Qorshaha Dawladda Soomaaliya Ee Ku Waajahan Somaliland

Muqdisho, 9 August, 2016-(SDN/QJ): – Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas), ayaa ka hadlay dib-u-dhaca ku yimid Doorashada Soomaaliya, taasi oo qorshuhu ahaa in la qabto Bisha September. Dr. Gaas oo u warramayey Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda VOA, ayaa muujiyey in Dawladda Federaalka Soomaaliya doonayso in Qaab aan la shaacin…

Read More

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland oo ka Warbixiyey Heerka Caddaaladeed ee Somaliland DAAWO

Hargaysa 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Maxkamadda sare ayaa ka qaybgalay kulan hawleed lagu qiimaynayey mashruuca u dhoweynta garsoorka ee bulshada oo dib loogu eegayey waxyaabihii mashruucaa ka qabsoomay mudadii lixda bilood ahayd ee la soo dhaafay. Kulankan oo ka dhacay Hotel Maansoor ee Magaalada hargaysa waxaa ka qaybgalay gudoomiyayaasha maxakamadaha heer gobol iyo heer racfaan…

Read More

War Deg Deg ah: Golaha Wakiiladda oo Codkii ugu Badnaa Ku Meel Mariyey Heshiiskii Xukuumadda Iyo Shirkada DPW

Hargaysa 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Daqiiqado ka hor Waxay Cod aqlabiyad ah Ku Meel Mariyeen Heshiiskii Qabyada ahaa ee ay Wada Galeen Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Iyo Shirkada Imaaraadka laga leeyahay ee DPW. Fadhigan oo Xamaasad Gaar ah Xambaarsanaa ayaa Waxaa ka soo Xaadiray in ka badan 75 Xildhibaan oo ka mid ah…

Read More

Dad Weji-ku-macaashayaal Boodhadh Sita ah oo Xukuumadda Siilaanyo Horkeentay Golaha Baarlamaanka DAAWO

Hargaysa 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda talada Somaliland haysa ee Madaxweyne Siilaanyo hoggaamiyo, ayaa Shalay soo abaabushay qaar ka tirsan Dadweynaha ku dhaqan magaalada Hargeysa, kuwaasoo ka mid ah Dadka Somaliland dhexdeeda looga yaqaanno Weji-ku-macaashka ee Xukuumaddu markay qorshe rabto inay meel mariso muujiya taageero waxay hor-dhoobtay Xarunta Golayaasha Baarlamaanka oo ay Golaha Wakiilladu fadhigoodii ku…

Read More

Askarta Ilaalada Wasaaradda Waxbarashada Oo Wasaaradda Ka Hor Joogsaday Agaasimaha Guud Ee Wasaaraddaasi Oo Khilaaf Culusi Kala Irdheeyey Wasiirkiisa Waxbarashada

Hargaysa 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Askarta Ilaalada Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa Shalay Agaasimaha Guud ee wasaaraddaasi Md. Abiib Axmed Cali ka hor joogsatay in uu xafiiska wasaaradda soo galo kadib markii uu sidaa amar ku bixiyey Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Mudane Cabdilaahi Ibraahim Habane. Goob-jooge Wargeyska FOORE arrinkan wax ka waydiiyey ayaa noo xaqiijiyey…

Read More

“Somaliland Wuxuu Heshiiskani ku soo Xidhayaa Dalal Badan oo Caalamka ahi inay ku soo Xidhmaan” Xildhibaan Maxamed Cali Obama DAAWO

Hargaysa 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi Obama oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Mar uu Shalay ka qayb qaadanayay Doodii Golaha Wakiiladda ee Heshiiska Xukuumadda ay la soo Gashay Shirkada Imaaradka ee DPW Waxa uu ku dooday in Heshiiskaasi dan weyn u yahay Somaliland Isla markaana uu ku soo xidhayo…

Read More

Ma Dhab-baa In Siyaasiga Siciid Sulub Uu Iibiyey Guri Dawladdu Leedahay Oo Uu  Ku Jiray ?

Hargaysa 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Guryeynta iyo Gaadiidka ee Xukuumaddii UDUB Siciid Sulub Maxamed, ayaa la sheegay inuu Iibiyey Guri Dawladdu leedahay oo uu muddo dheer ku jiray.   Gurigan oo ah Bangalo ku yaallo Xaafadda Shacabka ee Magaalada Hargeysa, ayaa Warar uu Wargeyska Himilo ka helay ilo-wareedyo kala duwan…

Read More

Amnesty International oo Sheegtay in Boqolaal Ruux lagu dilay Dibada baxyada ka socda Qaybo ka mid ah dalka Itoobiya

Addis Ababa, 9 August, 2016-(SDN/QJ): – Hay’adda xuquuqda aadanaha, Amnesty International , ayaa sheegeysa in ilo la aamini karo ay ka heshay in ilaa boqol ruux lagu dilay dibadbaxyada Itoobiya. Aaska meydadka ku dhintay rabshadihii dabayaaqadii toddobaadka, ayaa ka socda magaalada waqooyiga gableed Itoobiya ee Bahir Dar. Dibadbaxyada, ayaa ka dhacay gobolada Oromia iyo Amhara…

Read More

Madaxda Dhaqanka ee Gobolka Awdal oo soo Laba kacleeyay iyo Soo Jeedino hor leh oo ay u qadimeen Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

Boorama 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Hogaanka Dhaqanka ee Gobolka Awdal ayaa Madaxweynaha Somaliland ka Dalbaday in Saami qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiiladda ee uu Gacanta ku hayo uu ku Saleeyo Tabashadii ay Mudo dheer ka hor u Gudbiyeen oo ay Sheegeen inaanu ilaa iyo Hada ka Jawaabin. https://www.youtube.com/watch?v=bscKOOGiVIA

Read More

Xogo Tibaaxay Cududda Siyaasi Axmed Muumin Seed Kaga Gaashaaman Karo Siyaasiyiin Aan Hore Xisbiga Waxba U Gashan Oo Wakhti Dambe Isaga Dhawaaqay Hankooda Musharraxnimo

Hargaysa 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Kadib markii toddobaadkii hore Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI 1-da bisha Oktoobar u qoondeeyey maalinta uu qabsanayo shirkiisa Golaha Dhexe ee lagu dooran doono Musharraxiinta Madaxweyne iyo Madaxweyne Ku xigeen ee Xisbigaasi waxa isa soo taraya dareeno iyo indho gaar ah oo xisbiyada kale iyo guud ahaan shacabka Somaliland ku eegayo…

Read More

29 Jir Socdaal Uu Ku Maray 60 Dal, Ka Dib Ku dhawaaqay inuu Diinta Islaamka ku Biiray

Zimbabwe 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Afar sanadood ka hor waxa uu go’aansaday inuu ka baxo gurigiisa, rumeeyana riyadiisii ahayd inuu u socdaalo wadamada dunida, waxaana wadamada uu ku hamiyey ee uu maray ka mid ahaa waddamo Muslim ah oo ay ka mid yihiin Turkiga, Indonesia, Albania iyo Malaysia, waxaanu xogo iyo fariimo socdaalkiisan ku sabsan la…

Read More

HINDIYA: Kooxo Aaminsan In Lo’do Xurmo Leedahay Oo Dhaawacyo U Geystay Dad Iibiya Hilibka Lo’da

Delhi 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Ra’iisul wasaaraha Dalka Hindiya, Narendra Modi, ayaa dhalleeceeyay kooxaha isugu yeedhay inay difaacayaan Xoolaha, gaar ahaan Lo’da oo dadka Hindu-ga ah ay u arkaan inay xurmeysan tahay.   Modi, oo ah Hindu, wuxuu sheegay in dadka noocaas ah ay ka cadheysiinayaan, wuxuuna intaa raaciyay in weerar kasta oo ay qaadaan la…

Read More

Dadka Kenya oo La Sheegay in aanay Lahayn Hal abuur Ganacsi,Somaliduse Ma Dhaantaa?

Nairobi 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Khubaro ganacsi oo kusugan Kenya ayaa ganacsatada Kenya ku eedeeyay inaysan hal abuur lahayn oo shaqo ka dhigteen inay wax koobi gareyaan. Silas Nyanchwani  waxa uu sheegay in Nairobi ay ka Moolal iyo dukaamo badan tahay New York.   Timirtii horeba dab loo waa baa ka dhacday Kenya. Dukaamadii hore oo…

Read More

“Anigu waan bad baaday laakin walalkay dhawac yar baa gaadhay” Wasiirka Ciyaaraha Somalia

Muqdisho 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiir ka tirsan dawladda Federaalka Soomaaliya oo lagu magacaabo Maxamed C/laahi Xasan Nuux oo ah wasiirka Cayaraha Soomaaliya ayaa ka bad baaday weerar loo adeegsaday waxyaabaha qarxa xilli uu ka dukaamaysanayay waddada Maka Al-mukarama.   Wasiirka oo warbaahinta hadal siinayay wuxuu sheegay inuusan illaa iminka garanayn weerarka loo adeegsaday waxa uu…

Read More

Al-Shabab attacks Somali town west of Mogadishu: AMISOM

KAMPALA, Uganda: Somali extremist group Al-Shabab Saturday shelled residential areas in the town of Baidoa, west of the capital Mogadishu, hitting a hospital and likely causing casualties, the African Union (AU) peace keeping force AMISOM said in a Twitter post. The Al-Qaeda-allied group, which wants to topple Somalia’s Western-backed government and rule the country according…

Read More