Xaflad Balaadhan oo uu Xilkii Kula wareegay Gudoomiyaha Cusub ee Ururka Jaaliyada Somaliland ee Wax ka bartay Dalka Malaysia
Hargaysa 06.July 2016 (SDN/QJ):-Xaflada xilwareejinta urur ka ardayda iyo jaaliyada Somaliland ee Malaysia oo ka dhacday dalka Malaysia gaar ahaan caasimadiisa kuala lumpur. Halkaas oo gudoomiyihii hore, (Eng. Mohamed Ibrahim Aden) ku wareejiyay gudoomiyaha cusub ee (Nuradin Ibrahim Hassan) wareejintii Gudoomiyaha ardayda iyo Jaaliyada dhalinyarada Somaliland oo xilka ku wareejiyey Gudoomiyaha cusub ee la doortay…
