Khatarta Talefonada Gacanta Ku Leeyihiin Nolosha Aadamaha DAAWO
Hargaysa 05.July 2016 (SDN/QJ):- Waxaa laga yaabaa in tiro badan oo inaga mid ahi ay aanay noloshoodu si caadi ah u wadan karin hadii aanay haysan oo adeegsanayn taleefoonada gacanta, taleefoonadaa oo idinka ilaahay sababay inay aadamuhu isticmaalaan isgaadhsiinta ugu fudud ee mar walba ay heli karayaan, laakiin nimco walibana nusqaanteeda lehe horumarkaa dhanka tiknoolajiyadda…
