Wadci Cusub oo Itoobiya ay Gashay,Qalaalaasaha Gudaha Iyo Doorka Kala Firidhka Qoomiyadaha
Addis Ababa 08.Aug 2016 (SDN/QJ):- Dibad baxyada ka socda magaalada Gondar ee ay degaan Qowmiyada Amxaarada ayaa la soo warinayaa in lagu dilay dad dhowr ah, markii isku dhacyo dhex mareen dibad baxayaasha iyo ciidamada booliska. Ugu yaraan lix ruux ayaa lagu dilay dibad baxyada labadii maalmood ee la soo dhaafay ka socday magaalada…
