Webmaster

“Xukuumaddu, waa xukuumadii dadkan weeye, maaha cadaw ku soo duulay halkan kama wadno cadaawad,Shaqaalaha Waanu u Cadaynay in Qof Xuquuqdiisa Waayayaa aanu Jirin ” Wasiirka Madaxtooyada

Berbera 02.July 2016 (SDN/QJ):- Xubnihii guddida Maalgashiga dekeda Berbera ka shaqaynayey oo uu wehelinaayo Wasiirka shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Cali Sandulle ayaa kulamo la yeeshay shaqaale weynaha dekeda Berbera, markii shirarkaasi laga soo baxayna waxa saxaafada la hadlay oo warbixin ka siiyey wixii laysla meeldhigay wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi, Waxaana ka…

Read More

Murashax Muuse Biixi oo Madal loo dhamaa Fannaanada Khadra Daahir kaga Codsaday Mid ka Mid ah Heesaheeda iyo Falcelinta Khadra DAAWO

Hargeysa 02.Aug 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ahna musharraxa xisbigaasi uga tartami doona kursiga madaxweynaha doorashada la filayo in ay qabsoonto dhawaan Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Fanaannada caanka ah ee Khadra Daahir Cige ayaa weedho kaftan ah isku waydaarsaday madal ilyartu is qabatay oo ay ku kulmeen isla markaana khudbado ka jeediyeen labadooduba. Khadra…

Read More

“Laba Wiil Oo Walaalo Ah, ayaa Mid Gaadhi Ka Soo Kaxeyn Jiray Boorama, Marka Uu Kalabaydh Keenana Ka Kale Ayaa Hargeysa Keeni Jiray……” Tubta Nabada Somaliland & Xusuusta Wasiirka Waxbarashada DAAWO

Hargeysa 02.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Somaliland Cabdillaahi Ibraahim Habbane (Cabdillaahi-dheere) ayaa si Waayo-aragnimo ah uga hadlay Jidka dheer ee loo soo maray kala-dambeynta iyo Nidaamka Dawladnimo ee Somaliland ka jira. Wasiirka oo ka hadlayey Furitaanka Carwada Jaamacadaha Somaliland oo markii Saddexaad lagu qabtay Hargeysa, ayaa sheegay in guud ahaan…

Read More

Khilaafka Xisbiga Ucid,Ku Dhaqmid La’aanta Go’aanadii Xalka looga dhigay Muranka Xisbiga Iyo Dariiqa u Banaan Mid ka mid ah Labada Garab ee Xisbigu u kala Fadhiyo

Hargaysa 02.July 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Weli Baaxaadagaya Xaalada Khilaaf ee Ka Dhex Oogan Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Kadib Go’aankii Garnaqa Dacwadooda ee ay soo Saareen Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka. Ilaa hada Garabka Murashax Jamaal Cali Xuseen ayaa Oofiyey ku dhaqanka Qodobadii ka soo baxay Go’aankii Gudida oo Saldhigiisu ahaa in…

Read More

Hargeysa:-Dhacdo Gabadh Soo Xaday 3 Caruura Oo Yar-Yar Oo Xalay Lagu Dhex Qabtey Gudaha Magaalada Hargeysa

Hargaysa 02.July 2016 (SDN/QJ):- Waxa Xalay ka dhacay gudaha magaalada hargeysa gaar ahaana suuqa dhexe dhacdo layaab leh taaso ahayd in shacabka magaalada hargeysa ay gacanta ku dhigeen gabadh soo xaday 3 caruura oo yar yar. Waxaana gabadhani ay ahayd gabadh itoobiyaanad ah isla markaana wadatay xijaab iyo naqaab waxaanay caruurta ku wadatay gawaadhida raaxa…

Read More

Sheekh Shariif Iyo C.raxmaan Faroole oo AMISOM waydiistay Ciidamo ka ilaaliya Alshabaab iyo Ciidanka Xasan Sheekh Wakhtiga Ololaha Doorashada

Muqdisho 02.Aug 2016 (SDN/QJ):- Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in Madaxweynihii hore ee Maamulka Muqdisho dalka Soomaaliy, Sheekh Shariif sheekh Axmed iyo Madaxweynihii hore ee maamul Goboleedka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ay codsi hordhac ah gaadhsiiyen Taliska ciidamada AMISOM ee magaalada Muqdisho. Wararku waxa ay sheegayaan in labadaasi mas’uul ay codsigooda ku cadeeyen…

Read More

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo Tilmaamay Baahida ay Bulshadu u Qabto Isbadal Maamul

Hargeysa 02.Aug 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Musharaxa Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi,  ayaa sheegay in wakhtigan Somaliland u baahantahay in la qabto Doorashada Golaha wakiilada, Madaxtooyada iyo Guurtida. Musharax Muuse Biixi Cabdi,   waxaa uu tilmaamay saameynta ay leedahay nidaamka wakhtiga dheer u taliya Bulshada maadaama  loo baahanyahay dad cusub oo ka shaqeeya Horumarka bulshada….

Read More

Kaneeco Ku Tarantay Biyaha Roobka Ee Jidadka Burbursan Iyo Guryaha Hortooda Fadhiista Oo Faro-baas Ku Haysa Shacabka Caasimadda Hargeysa

Hargeysa 02.Aug 2016 (SDN/QJ):- Dadweynaha ku dhaqan Magaalada Hargeysa, ayaa ka cabanaya dhibaato ay sheegeen inay ku qabaan Kaneecada oo tan iyo markii Roobabku bilowdeen sii badanaysa. Kaneecada oo Qaniinyadeedu sababto Xanuunka loo yaqaanno “Mallaariya”, ayaa korodhkeedu la bilowday Roobabka ka da’ Magaalada Hargeysa iyo Guud ahaan Somaliland,  waxayna taasi sababtay in Guri kasta laga…

Read More

Wasiirka Khayraadka Biyaha Somaliland oo Shaaciyey in Somaliland Qayb ka tahay Somalia,Gogoshii Burcana Jujuub ku Tilmaamay DAAWO

Hargaysa, 01,Aug 2016 – (SDN/QJ): – Wasiirka Khayraadka Biyaha Somaliland Mudane Baashe Cali Jaamac ayaa sheegay in Somaliland Qayb ka tahay Maamulada Tirada badan ee Ka Jira Dalka Somalia Waxaa Kale oo uu xusay in Gogoshii Nabada ee Beelaha Somaliland isugu Yimaadeen Magaalada Burco 1991kii inay Jujuub ahayd. https://www.youtube.com/watch?time_continue=1&v=QLQWhlt2a3w

Read More

Shirka Baxarasaafka: Ma Shar Mise Khayr ayuu dalka iyo Dadkaba ugu Fadhiyaa? Cali Guray

Hargaysa,  01,Aug 2016 – (SDN/QJ): – Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa ka hadlay Shirka Xukuumadu Saska ka qaaday ee ay Iclaamiyeen Mid ka mid ah Beelaha Gobolka Saaxil inuu uga Furmo Deegaanka Baxarasaafka ee Degmada Dacar Budhuq. Cali Guray ayaa Qoraal Garnaqsi iyo Tudhaale leh waxa uu…

Read More

Askartii dili laheyd Madaxweyne Erdogan Saacadihii Inqilaabka Dhicisoobay Socday oo la qabtay

Hargaysa, 01,Aug 2016 – (SDN/QJ): – Ciidammada gaarka ah ee Turkiga ayaa lagu soo warramayaa in ay qabteen koox ka tirsan askarta dalkaasi oo looga shakisan yahay in bilowgii afgambigii dhicisoobay ay isku dayeen inay qabsadaan Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan. Wararka ayaa sheegaya in ilaa iyo koob iyo toban xubnood oo baxsad ka ahaa kumaandoosta…

Read More

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo eedeeyay Culus dusha u saaray Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Amaana u jeediyay Ex Wasiir Xirsi DAAWO

Hargaysa, 01,Aug 2016 – (SDN/QJ): – Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa dhaliil ba’an u jeediyey Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Maxamud Xaashi Cabdi Halka uu amaana u soo jeediyey Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan. https://www.youtube.com/watch?v=Ve4KLAxqonY

Read More

Hargaysa oo Laga Hirgalinayo Dugsiga Tababarka Macallimiinta iyo Weedhihii Wasiirada DAAWO

Hargaysa 01.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirada Waxbarashada,Maaliyada,Wasiir ku Xigeenka Waxbarashada iyo Maayarka Magaalada Hargaysa ayaa si wada Jir ah uga qayb galay Madal loo sameeyay dhagax dhiga dugsiga Tababarada Macallimiinta ee Hargaysa. khudbado ku ladhnaa munaasibaddii dhagax dhiga dhismaha dugsiga tabobarka macalimiinta ee hargeysa, khudbadahaas oo ay jeediyeen Wasiirka Waxbarashada iyo tacliinta Sare Cabdillaahi Ibraahim Habanne…

Read More

Khilaaf Diblumaasiyadeed Oo Ka Dhex Taagan Safiirka Turkiga U Jooga Soomaaliya & Qunsulka Somaliland DAAWO

Muqdisho, 01,Aug 2016 – (SDN/QJ): – Diblumaasiyiinta Dawladda Turkiga u jooga Somaliland iyo Soomaaliya, ayaa waxa ka dhex qarxay khilaaf ku saabsan Baasaaboorka Somaliland. Qunsulka Turkiga u jooga Hargeysa, ayaa Toddobaadkii hore shir-jaraa’id oo uu ku qabtay Hargeysa ku sheegay in Dawladdiisu aqoonsatay Baasaaboorka Somaliland isla-markaana Muddadaa wixii ka dambeeya si toos ah Dalka Turkiga…

Read More