Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo Sheegay In Ururradii La Siiyay Wacyigelinta Diiwaan-gelinta Badhan Ay Dhaafi Waayeen Ceerigaabo
Hargeysa 02.June 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa ka hadlay qorshaha Xukuumadda Somaliland ee Buuhoodle iyo hannaanka ay Diiwaan gelinta Codbixiyeyaashu uga qabsoomayso gobolka Badhan oo la filayo in ay bil ka dib ka bilaabanto. Waxaa kale oo uu ka hadlay in ay lama taabtaan oo ay waajib…
