Webmaster

Laba Kaclaynta Khilaafkii Golaha Deegaanka ee Burco Iyo Awaamiir Keli-Telisnimo Muujisay oo uu ku talaabsaday Maayar Muraad DAAWO

Burco,3 June 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Mar kale soo ifbaxay Khilaaf ka dhex aloosan Xildhibaanada Golaha deegaanka ee Magaalada Burco, Qaar ka mid ah Mudanayaasha ka soo hor jeeda Maayarka Magaalada Burco ayaa sheegay in Maayarku uu Bilaabay Aargoosi hor leh. https://www.youtube.com/watch?v=O5J9C29X_Es

Read More

Wasiirka Ciyaaraha oo ka Gilgishay Dhaliil Xoogan oo Xisbiga Waddani u Soo Jeediyay DAAWO

Hargeysa, 3 June, 2016-(SDN/QJ): – Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Somaliland ayaa ka falceliyey dhaliil xoogan oo uu jeediyey Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Siyaasi C.rashiid Xasan Mataan Isla markaana ka dalbaday Golayaasha Sharci dejintu inay kala diraan Wasaarada Ciyaaraha oo ku fashilantay Sida uu Yidhi Dhamaystirka Tartankii Ciyaaraha ee Gobolada…

Read More

Saamaynta Isgaadhsiinta Casriga Ahi Ku Yeelatay Imtixaannaadka Shahaadiga Ah Ee Somaliland

Hargeysa, 3 June, 2016-(SDN/QJ): – Waxa Doraad la soo Gabogabeeyay Imtixaannaadka Shahaadiga ah ee Fasallada 8-aad ee Dugsiyada Dhexe iyo Fasallada Afraad ee Dugsiyada sare ee Somaliland, kaasi oo Dhowrkii Maalmood ee u dambeeya ka socday 190 Goobood oo loo asteeyay. Imtixaanka sanadka waxaa hadheeyay buuq iyo Qish badan, taasi oo ay sababtay Tiknoolajiyadda  oo…

Read More

Agaasimihii Hore Ee Cashuuraha Bariga Somaliland oo Ka Warbixyey Xaalad Cashuuraha Barriga Lixdii Bilood Ee Ina dhaafay

Hargeysa, 3 June, 2016-(SDN/QJ): – C/raxmaan  Jirbiir Cabsiiye  waa Agaasimihii hore ee cashuuraha Bariga Somaliland waxaanu wax ka weydiinay habsami u socodka miisaaniyad 2016 iyo halka ay marayso iyadoo la,galay lixdii bilood ee hore C/raxmaan oo arimahaasi ka waramayaa waxuu yidhi   Horta dakhigu waa uu wanaagsan yahay waana bil uu hoos u dhaco iyo…

Read More

Xidhibaankii Labaad ee Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye iyo Golaha Wakiilada oo Dhaleecayn u soo Jeediyey Madaxweyne Ku Xigeenka Iyo Qadiyada la isku Hayo DAAWO

Hargeysa 02.June 2016 (SDN/QJ):- Xilibaan Ibraahin Axmed Haybe “Ibraahin Kacaan” oo ka tirsan Golaha Wakiiladda isla markaana ka mid ah Kaadiriinta Xisbiga Kulmiye ayaa dhaleecayn u soo jeediyey Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland oo uu ku eedeeyay inuu dabada ka riixayo hindise Xilka lagaga qaadayo Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Isla markaana uu sheegay inuu rabo…

Read More

Prof Axmed Ismaaciil Samatar iyo Wacdaraha dhinaca Suugaanta ee uu Hargaysa ka qaaday,Goormaa Codadkii Qaraamiga kuugu Danbaysay? DAAWO

Hargeysa 02.June 2016 (SDN/QJ):- Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo todobaadkan ku soo laabtay Caasimada dalka ee Hargaysa ayaa ka qayb galay kulan ay soo qabanqaabisay Xarunta Horumarinta Dhaqanka ee Hargaysa. Prof Samatar Inkasta oo dadka qaarkii ay dhanka Siyaasada Iyo Lafo gurkeeda ka eegaan hadana dhinaca Suugaanta waa Shakhsi ku wanaagsan Bali Ila dhugo Muuqaalkan.

Read More

Gudoomiye ku Xigeenka Xisbiga Waddani oo ka hadlay Fashilka Wada hadalkii Somaliland Iyo Somalia iyo Murashixiinta Somalia ee Ololaha ka wada Gudaha Somaliland DAAWO

Hargeysa 02.June 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku xigeenka 1aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Axmed Muumin Seed ayaa ka hadlay Dib u dhaca ku yimid Wada hadalkii la filayay in 31 Bishii Tagtay ee May uu Somaliland iyo Somalia uga furmo dalka Turkiga Sidoo kale Wuxuu Gudoomiye Ku Xigeenkani ka hadlay Siyaasiyiin ka socda dalka…

Read More

Waa Kuma Qofka loogu Yeedhi Karo Professor-ka Wanaagsan Iyo Muxaadiro dhamaystiran oo uu Hargaysa ka Jeediyey Aqoon yahan Axmed Ismaaciil Samatar DAAWO

Hargeysa 02.June 2016 (SDN/QJ):- Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo Todobaadkan Horaantiisii dalka dib ugu Soo laabtay ayaa dhallinyarada ku nool Magaalada Hargaysa Waxa uu Muxaadiro uga Jeediyey Xarunta Horumarinta Dhaqanka iyo Wax akhriska,Wuxuu aqoon yahan Axmed Ismaaciil Samatar uu Khudbadiisa ku faahfaahiyey Macnaha Professor leeyahay.

Read More

 “Waxay Casriyeynta Dekedda Berbera Abuuri Doontaa Koritaanka Dhaqaalaha Somaliland Iyo Soo Jiidashada Maraakiib Badan” Sultan Bin Sulaymen

Dubai 02.June 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha shirkada DP World Mr. Sultan Bin Sulaymen ayaa shaaca ka qaaday in maalgelinta dekeda Berbera oo jiidan doonto khadad maraakiib dheraad ah ee Bariga Afrika, taasoo casriyeyntu abuuri doonto hanaan koritaan dhaqaalaha Somaliland iyo gobolka-ba.   Qoraal shirkada DP World soo saartay shalay oo faahfaahin lagaga bixiyey muhiimada socdaal Guddoomiye…

Read More

Imtixaankii Shahaadiga oo Shalay Xidhmay iyo wasaarada waxbarashada Somaliland oo Dugsiyada gaarka loo leeyahay Eedaysay Iyo dhacdooyinka ugu La yaabka badnaa ee Sannadkan soo Shaac baxay DAAWO

Hargeysa 02.June 2016 (SDN/QJ):- Imtixaanka shahaadiga ee dugsiyada 4aad iyo 8aad ee sanadkan ayaa shalay usoo xidhmay ardeydii u fadhiisatay. Imtixaanka sanadka waxaa hadheeyay buuq iyo qish badan taasi oo ay sababtay technoolijiyada iyo mobilada casriga ah kadib markii ay ardeydu su’aalihii iyo jawaabihii imtixaanada iskaga gudbinayeen degalada ay bulshadu ku wada xidhiidho. Imtixaannaadka Shahaadiga…

Read More

“ Waan Ognahay In Aanay Waxba Ka Soo Baxayn Wada Hadallada Somaliland Iyo Somalia Ee Caalamka Ayaanu Tusaynaa In Aanu Wada Hadallada Ogolnahay ..” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe DHAGAYSO

Hargeysa 02.June 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID ee Feysal Cali Waraabe oo la hadlay Idaacada Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Shirka Madasha wada-tashiga Qaran ee ka socda Magaalada Muqdisho,waxaana uu sheegay in Shirkaasi aanu  waxba ka soo baxay oo uu yahay Shimbirayahow heesa sida uu hadalka u dhigay. Gudoomiye Feysal Cali Waraabe…

Read More

Guddoomiyaha Golaha Guuritda oo ka hadlay arimaha doorashada, heshiiska dekada Berbera iyo Buuqka dhashay magaalada Laascanood 18may

Hargeysa 02.June 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha golaha guurtida somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa sheegay in loo baahanyahay in doorashadu wakhtigeeda ku dhacdo si bulshadu u hesho Isbadal.   Guddoomiye Saleebaan waxaa uu sheegay in golaha wakiiladu la cusboonaysiiyo “Doorashadu waa inay dhacdaa tii madaxwaynuhu isagoo dhaaranayaa oo waala qabanayaa waan maqlayay, ta wakiiladuna waa inay dhacdaa…

Read More

Xisbiga Waddani oo Hay’adaha Sharci dejinta u soo Jeediyay in la Kala Diro Wasaaradda Ciyaaraha DAAWO

Hargeysa 02.June 2016 (SDN/QJ):- Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Waddani Siyaasi Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa sheegay inay Xisbi ahaan soo dhawaynayaan in Calanka Somaliland uu ka dhex muuqdo dalka Abkhaasiya oo uu ka socdo Tartanka dalalka aan la aqoonsan oo ay soo qabanqaabiyeen Xidhiidhka Kubada Cagta ee Conifa world Football Cup . Xisbiga Waddani Wuxuu u soo…

Read More