Weriye Rayhan Demytrie Oo Fallan-qeeyay Tartanka Abkhazia Ee Dalalka Aan La Aqoonsanayn Oo Somaliland Ku Jirto
Abkhazia 05.June 2016 (SDN/QJ):- Abkhazia oo adduunku u yaqaanno inay ka mid tahay Georgia, ayaa marti-gelisay tartankii ugu weynaa ee ciyaareed ee ay waligeed lagu qabto dhulkeeda oo ah koobka adduunka ee dalalka aan la aqoonsanayn,”ayaa lagu yidhi warbixin uu qoray weriye Rayhan Demytrie oo ka tirsan laanta Ingiriisida ee idaacadda BBC-da oo shalay lagu…
