Ujeedka Shir Xog-hayayaasha Golaha wasiirada Afrika Uga Socda Caasimada Malawi
Malawi 24.April 2016 (SDN/QJ):-Caasimada dalka Malawi ee Lilongwe waxaa todobaadkii u dambeeyey ka socday kulan muhiimadiisu ahayd xog-waraysi iyo xeelad-wadaag ay 13 dal oo kamida dawladaha Afrika ku lahaayeen isla markaana lagu soo qaaday qodobo muhiim u ah sidii shirarka goleyaasha Wasiirada Afrika u noqon lahayeen kuwo midho dhal ah oo si dhab ah uga…
