Webmaster

Cabdikariin Axmed Mooge oo si adag uga hadlay Budhcad dowladda Somaliland Xilal ka haya DAAWO

Hargaysa,25.April 2016 (SDN/QJ):- Cabdikariin Axmed Mooge oo ah Hoggaamiyaha Ururka Qabyaalad-diidka Somaliland, ayaa fashiliyey Shabakadaha dhibaatada ku haya dowladnimada Somaliland oo ay qayb ka yihiin Wasiirro iyo Masuuliyiin Sita Shandado Madhan, Calool madhan iyo Jeebab madhan oo intooda badani dalka dibeddiisa ay ka soo xil iyo xoolo doonteen iyo kuwo badan oo musuq uun ka…

Read More

Golaha Wakiiladda oo Durduro ku ansixiyey Mudo Kordhin loo sameeyay Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Hay’ada Maamul Wanaaga.

Hargaysa,25.April 2016 (SDN/QJ):- Golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhigii ay saaka yeesheen waxaa ay ku ansixiyeen gudida diwaangalinta ururada siyaasiga oo ay muddo 2 sanno ah u kordhiyeen iyo gudida la dagaalanka musuq maasuqa fadhiga saaka ayaa waxaa shir gudoominaayey gudoomiyaha golaha wakiilada Cabdiraxaan Ciro oo ay hareero fadhiyaan labadiisa ku xigeen Labdan gudi ayaa si…

Read More

Wasiirka Amniga”Puntland u ma samaysna inay cid weerarto,xuduudaheedda ayey ilaashan” DHAGAYSO

Garowe , 25 April, 2016-(SDN/QJ):– Wasiirka wasaarada amniga dawlada Puntland mudane Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa wuxuu ka hadlay dagaalada u dhexeeya Galmudug iyo ciidamada Liyuu Boolis. Wasiirka Amniga Puntland ayaa sheegay Galmudug inay ku eedaysay dagaalka xuduuda ku dhexmaraya Galmudug iyo Itoobiya inay lug kuleedahay Puntland arintaas ayuu sheegay inaysan Puntland waxba kulahayn gacan…

Read More

Laamaha Ammaanka Somaliland Oo Qab-qabtay 16 Ka Mid Ah Mukhallasiinta Ku Shaqeysta Tahriibinta Dhallinyarada

Hargeysa, 25 April, 2016-(SDN/QJ):– Xukuumadda Somaliland oo dedaal ugu jirta inay Xididdada u siibto Shabakadaha ka shaqeysta Tahriibinta Dhallinyarada, ayaa sheegtay inay labadii Habeen ee u dambeeyay qab-qabatay 16 ka mid ah Mukhallasiinta ka shaqeeya Tahriibka. Wasiir ku-xigeenka Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye oo Shalay ka hadlayey Munaasibad Baroor-diiq ah oo…

Read More

Xukuumadda Somaliland Oo Doonaysa In Dib Loo Bilaabo Wada Hadalladii Burburay Ee Soomaaliya

Ankara, 25 April, 2016-(SDN/QJ):– Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa sheegay inay Madaxda Wasaaradda Khaarajiga ee Turkiga kala hadleen sidii dib loogu bilaabi lahaa wada hadaladii Somaliland iyo Somalia gogol xaadhna loogu samayn lahaa. Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md Maxamuud Xaashi waxa kale oo uu sheegay inay Wasaaradda Khaarajiga dalka Turkiga kala hadleen xidhiidhka…

Read More

“KULMIYE Loogama Fadhiyo In Uu Is Badal Keeno Waayo Dambiga Maanta Yaalla Isaga Ayaa Keenay. Nin Dawee La Leeyahay Xalka Doon La Leeyahay, Dambi Uu Badh Leeyahay..” ………Xil. C/Q/Jirde

Hargeysa, 25 April, 2016-(SDN/QJ):–  Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo ka mid ah Xildhibaanada Ruug Caddaaha ah ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa hannaan cilmiyaysan waxa uu u tiriyey qodob qodobna isu dul taagan gabood fallada xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ka samaysay Dawlad Wanaagga iyo Ilaalinta Hantida Qaranka isaga oo xukuumadda KULMIYE ku dhaliilay Musuqmaasuq baahsan oo…

Read More

Sheekh Aadan Siiro Oo Farta Ku Fiiqay Xafiisyo U Furan Magafeyaasha Dhalinyarada Tahriibiyaa Hargeysa Ku Leeyihiin

Hargeysa, 25 April, 2016-(SDN/QJ):–  Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Dhallinyarada reer Somaliland ee Badaha ku dhimanaya markay Dalka Ka Tahriibaan, isagoo ku taliyey in wax laga qabto Dadka Mukhallasiinta ah ee ka shaqeysta Tahriibinta Dhallinyarada. Sheekha oo kaga hadlay Masuuliyadda, ayaa sheegay in Aafada Tahriibka ay keenayso shaqo la’aanta Dhallinyarada…

Read More

Wasiirkii Hore ee Madaxtooyadda oo Qodobeeyay asbaabaha dhiirigeliyey Tahriibka Kuna baaqay in Xalkeeda loo Midoobo

Hargeysa, 25 April, 2016-(SDN/QJ):–  Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka hadlay masiibadii dhawaan dhallinyarada reer Somaliland ku halaagsameen kadib markii ay doontii ay ku tahriibayeen ku degtay Biyaha u dhaxeeya dalalka Masar iyo Giriigga . Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Xirsi Cali ayaa sheegay xanuunka ay arrintaasi leedahay umadda…

Read More

“Dhinaca Somaliland Waxa Dibadaha Looga Yeedhay Dad Baasaabooro Wata Oo Dhaqamo Shisheeye Sita Oo Akhlaaq Daran” Afhayeenka Ururka Alshabaab

Baraawe 25 April, 2016-(SDN/QJ):– Xarakada Alshabaab ee Ka Dagaalanta waddankaasi Soomaaliya ee aynu Jaarka nahay ayaa si aan hore looga baran waxa ay uga hadleen Dhallinyarada reer Somaliland ee ku hoobtay doontii dhawaan ku qarqoontay Biyaha Badda Dhexe ee Masar iyo Giriigga. Alshabaab ayaa sheegtay in Dhallinyarada reer Somaliland iyo Guud ahaan Soomaalida kaleba quus…

Read More

Madaxweyne Obama oo ka Falceliyey Su’aal laga weydiiyey in Badaha Somalia Sun lagu daadiyo DAAWO

London, 25 April, 2016-(SDN/QJ):–  Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama oo magaalada London kulan kula yeeshay dhalinyarada ayaa su´aalo laga weydiiyey  waxaa ka mid ahayd  waxyaabaha uu ka ogyahay ama uu ka qaban karo suntan la sheegay in lagu daadiyo xeebaha Somaliya. Madaxwayne Obama waxaa Su’aasha waydiiyay Wiil soomaali ah oo  ka mid ahaa dhalinyartii uu madaxwaynuhu…

Read More

(DAAWO) Ciyaartii Aay Man United Final-ka Ugu Soo Baxdey(Fa Cup) Jaahuur.

London-Apr-24-2016-(SDN/QJ) Asxaabtay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa horyaalka Ingiriiska (premier league) oo gabagabo heehaabanaya iyo Man United oo u soo baxdey Final-ka waxayna isku faataxaysan doonaan Crystal Palace. Haddaba horyaalkan ayaa Leicester sii adkeysatey markii 4-0 uga badisey Swansea. Ciyaarta final-ka ah ee dhexmaridoonta Man United iyo Crystal Palace waxay ka dhici doontaa (Wembley) Bisha…

Read More

Qodobada lagu Xaliyey Xiisadii ka Dhalatay Riig Biyood la Geeyay Shalay Banka Qool caday DAAWO

Hargaysa 24.April 2016 (SDN/QJ):- Shir Sadex Geesood ah oo u dhexeeyay Xukuumadda Somaliland ,Madax dhaqameedyo iyo Dadka Deegaanka Banka Qoolcaday ayaa si rasmi ah Gunaanadkiisii Galabta loogu Shaaciyey Heshiis Is afgarad oo ka dhashay Xiisadii ka dhalatay Riig Biyood Maalintii Shalay Wasaarada Xannaanada Xooluhu Gaysay Banka Qoolcaday oo la rabo in laga dhigo Mashruuc Xoolo…

Read More

Xog Waran Wasiir Ku Xigeenka Qorshaynta Qaranku ka Bixiyey Dadkii Ku qaraqmay Bada u dhaxaysa Masar iyo Talyaaniga DHAGAYSO

Athens 24.April 2016 (SDN/QJ):- Xukuumada Somaliland ayaa faahfaahin Dheeraada ka Bixisey Xaalada Dhalinyaraii reer Somaliland ee Dhawaan ku Qarqamey Shilkii badeed ee ka Dhacay badda Miditerian-ka. Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Qorsheynta Qaranka Somaliland Ambaasadoor Kaysar Maxamed C.laahi Oo Horkacaya Weftiga Xukuumadu u Dirtey Giriiga si ay ula kulmaan dhalinyardii ka badbaadey Masiibadii dhawaan ka dhacdey badda…

Read More

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo ka Hadlay iska Hor imaadkii dhex maray Ciidamada Amaanka iyo Dadka Deegaanka Qool caday

Hargaysa 24.April 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade, ayaa ka hadlay iska  horimaad shalay dhex maray ciidamada Booliska iyo dadka deegaanka Qoolcaday, ka dib markii shalay deegaankaas la geeyay riig biyood, waxaana riigga horkacayay Salaadiinta deegaankaas iyo wasiirka xanaanada xoolaha Somaliland. Wasiir Warancade, ayaa telefishanka Star u sheegay in iska horimaadkaasi uu sababay…

Read More

Golaha Amaanka ee Qaramadda Midoobay oo ka Hadlay dadkii Bada ku Qarqoomay,Dunnidana ugu baaqay in laga Hor tago Doonyaha Geerida

New York 24.April 2016 (SDN/QJ):- Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa dalbaday in la dhaqangeliyo go’aamadiisii hore ee la xidhiidhay in doonyaha tahriibka laga mamnuuco badda Dhexe (Mediterranean ka) oo ah badda ay doonyaha geerida kaga tallaaban tahriibayaasha Yurub u tacaburayaa. War-murtiyeed ka soo baxay sabtidii shalay ayaa uu Golaha ammaanku ku faray dhammaan dawladaha…

Read More

Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiiradda oo Magaalada Ceerigaabo ka Shaaciyey Xaalad abaareed oo ka Taagan Gobolada Sool iyo Sanaag DAAWO

Ceerigaabo 24.April 2016 (SDN/QJ):- Wasiiradda Wasaaradaha Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil C.laahi Axmed, Hawlaha Guud,Gaadiidka iyo Guryaynta Mudane Cali Xasan Maxamed Cali Mareexaan,Khayraadka Biyaha Baashe Cali Jaamac ayaa Magaalada Ceerigaabo ka Shaaciyey Xaalad abaareed oo ka taagan Gobolada Sanaag iyo Sool.

Read More