Webmaster

Ururka SOLJA Oo Soo Saaray Baaq Ku Wajahan Madaxweynaha, Xukuumadda, Maxkamada Sare Iyo Suxufiyiinta

Hargaysa 26.April 2016 (SDN/QJ):-Hogaanka sare ee ururka suxufiyiinta Somaliland ee solja ayaa kulan laba maalmood uga socday xarunta ururka ka soo saaray go’aamo iyo baaqyo kala duwan oo ay u kala direen xukuumadda, maxkamadda sare iyo suxufiyiinta. Natiijada kulankaasi ayaa laga soo saaray war-murtiyeed uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha ururka Solja Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto)…

Read More

“ Xisbiga Ucid Waa Lagu Soo Biirayaa , Dad Badan Ayaa Imanayaa , Khilaaf Kama Jiro Xisbiga Ee Waxaan U Arkaa In Ay Tahay Mashruuc Ku Socda Xisbiga Oo La Doonayo In La Yidhaa Waa La Isku Haystaa” Gudoomiye Faysal DAAWO

Hargaysa 26.April 2016 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Dalka , ka dib safarro dibadda ah oo uu kaga maqnaa dalka . Waxaana Gudoomiyaha Madaarka kaga hor tagay kuna soo dhaweeyay , masuuliyiinta ugu saraysa Xisbiga Ucid , Madax Dhaqameed iyo Masuuliyiin kale . Gudoomiyaha oo qolka nasashada…

Read More

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye iyo Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda oo Kulamo Nairobi kula Qaatay Xubno Dublamaasiyiin ah

Nairobi 26.April 2016 (SDN/QJ):-Wefti ka socda dawladda Somaliland iyo xisbal-xaakimka KULMIYE oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi oo ay wehelinayaan Wasiirka Arrimaha Dibadda Dr. Sacad Cali Shire iyo Wasiirka Madaxtooyada Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo safar hawlo shaqo ah ku maraya dalal ay ka mid yihiin kuwa gobolka, ayaa…

Read More

Madaxweynaha oo xafiiskiisa ku qaabiley, Agaasimaha fulinta ee shirkada sahaminta iyo soo saarista shidaalka ee RAK-Gas, Mr. Nishant Dighe SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 26.April 2016 (SDN/QJ):-Madaxwaynaha  Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane,  Axmed Maxamed  Siilaanyo, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley, Agaasimaha fulinta ee shirkada sahaminta iyo soo saarista shidaalka ee RAK-Gas, Mr. Nishant Dighe oo uu wehelinaayey Mr. Tom Bidwell oo ah agaasimaha dhinaca sharciga ee shirkadaasi. Masuuliyiinta shirkadan oo socdaalkoodu la xidhiidho sidii ay wax uga ogaan lahaayeen, una…

Read More

Hargaysa Horumar Mise Dib u dhac: Waa Dhaqamadii Reer Galbeedka oo loo soo Waariday Somaliland looguna Magac daray Somaliland fashion 2016 DAAWO

Hargaysa 26.April 2016 (SDN/QJ):- Magalada Hargaysa Ayaa sanadahan u danbaysay waxa si wayn uga socda horumar aan la qiyaasi karin kaasoo isugu jira dhinaca ganacsiga,dhismaha ,nolasha ,iyo isdhaxgalka bulshooyinka kala duwan . Arintani waxay keentay tartanka dhinaca adeegsiga tiknoolajiyadu inuu qayb wayn ka qaato la jaanqaadka nolosha iyo dhaqamada aduunku Halku Maanta gaadhay in hargaysa…

Read More

Damacii Aqoonyahan Axmed Ismaaciil Samatar Ee Xisbiga UCID Oo Soo Dhammaaday + Laba Kaclayntii Eng; Faysal Cali Waraabe Iyo Natiijada Kulamadii Maraykan Illaa Yurub

Saint Paul 26.April 2016 (SDN/QJ):- Wada hadalo siyaasadeed oo ay dalka Maraykanka dhawaan ku yeesheen Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Xuseen Waraabe iyo Prof Axmed Ismaaciil Samatar ayaa la sheegay in uu burburay kadib markii labadan masuul isku af-garan waayeen codsi ka yimid Guddoomiyaha xisbiga UCID Mudane Faysal oo Axmed Ismaaciil…

Read More

Qoraa Reer Somaliland Ah Oo Nebi Muxammad N.N.K.H Aflagaadeeyay iyo Jawaabtii ay Culimadu ka bixiyeen

Hargeysa, 26,4,,2015 (QJ/SDN) – Nin qoraa ah oo assal ahaan kasoo jeeda deegaanada Somaliland oo aaminsan waxa loo yaqaanno Calmaaniyadda ama se Diinlaawenimada ayaa aflagaado fool xun u gaystay Nebi Muxammad N.N.K.H. Ninkan oo lagu magacaabo Ibraahim-Hawd Yuusuf ayaa ku nool qaaradda Yurub gaar ahaan dalka Sweden, waxaana uu caan ku yahay qoraallada Sheekooyinka ah,…

Read More

Prof: Galaydh oo Shaaciyey inaan Puntland u Xuli Karin Xubnaha Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya, iyaguna ka qaybgalayn DHAGAYSO

Buuhoodle, 26 April, 2016-(SDN/QJ):– Hogaamiyaha Kooxda la baxday Maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh, ayaa sheegay inaanay ka qaybgalaynin ama xubno ku yeelanaynin Xildhibaannada Baarlamaanka cusub ee Federaalka Soomaaliya, isla markaana waxa uu si adag ugu celceliyey inaanu Maamul-goboleedka Puntland u soo xuli karin wax Xildhibaanno ah deegaannada Khaatumo. Waxa uu Cali Khaliif Galaydh sheegay…

Read More

Putland Oo Mamuucday Itoobiyanka ka dhex Shaqeeya,Fariin Culusna U diray Galmudug Kadib Dagaalki Dowlad deegaanka Soomalida itoobiya Oo Galmadugu Ku Tilmaantay Inay Putland Dabada Kariixday DAAWO

Garowe 26.April 2016 (SDN/QJ):- Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Puntland ayaa deegaamadeeda ka Mamnuucday in dadka Itoobiyaanku aanay ka dhex shaqaysan karin isla markaana fariin hajabaad ah u dirtay Maamul Goboleedka ay Jaarka Yihiin ee Gal Mudug. https://www.youtube.com/watch?v=fpyr-oFotqQ

Read More

Madaxweyne ku-xigeenkii hore Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Aafada Qabyaaladda Iyo Saamaynta Hadallada Warbaahinta la mariyaa ku yeelanayaan Sumcadda Jamhuuriyadda

Hargaysa 26.April 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, ayaa ka hadlay dhibaatada ay Dalka iyo Dadka Reer Somaliland u soo jeedi karaan Hadallada Qabyaaladda ku saleysan ee Dadka qaarkood ka siidaayaan Warbaahinta, Gaar ahaan Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax oo ka hadlayey Munaasibad lagu Daah-furay Buug laga qoray Taariikhda Alle…

Read More

Gobolka Sool Roobka Gu’ga Oo Ka Curtay Deegaanno Foostada Biyaha Ahi Ka Mareysay $ 20 Doollar

Laascaanood, 26 April, 2016-(SDN/QJ): –  Roobab ku soo beegmay xilli xaalad aad u adag ay ka jirto inta badan Gobolka Sool ee Somaliland, ayaa Shalay ka da’ay deegaanka Xuddun oo ay Foostada Biyaha ahi ka gaadhay inka badan 140,000 oo shillin. Roobabkan ayaa billowday Gellinkii dambe ee Shalay sida ay sheegeen suxufiyiin deegaankaas safar shaqo…

Read More

Somaliland: Halista Caafimaad Ee Taawarrada  Shirkadaha Isgaadhsiintu Ku Hayaan Shacabka Iyo Guryo Looga Qaxay

Hargeysa, 26 April, 2016-(SDN/QJ):– Guryo ku Yaalla Xaafadaha Degmada Ibraahim Kood-buur ee Magaalada Hargeysa, ayaa Dadkii ku noolaa ka qaxeen, ka dib markii Dhowr Qof ku Geeriyoodeen Guryo kala duwan oo duleedkooda ay ka taagan yihiin Taawarrada Shirkadaha Isgaadhsiinta Somaliland qaarkood. Dadka ku Geeriyooday Guryaha ku yaalla Degmada Ibraahim Kood-buur ee Magaalada Hargeysa, ayaa Geeriyadooda…

Read More

Gaadhi Dawladdu Leedahay Oo Hargeysa Lagaga Furtay Taarikada, Booliiska Oo Baadi-goobaya Iyo Dareenka Dhanka Ammaanka

Hargeysa, 26 April, 2016 (SDN/QJ):– Ciidammada Ammaanka Somaliland, ayaa baadi-goobaya Laba Bileydh (Taariko) oo laga furtay Gaadhi Noha ah oo uu leeyahay Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranku.   Gaadhiga oo Lambarkiisu ahaaa  GT 1641, ayaa Gudaha Magaalada Hargeysa lagaga furtay Labadii Bileydh (Taariko) ee Xagga hore iyo Xagga dambe kaga yaalay, sida uu Wargeyska Himilo u…

Read More

“Waxaynu U Baahanahay Mucaarad Iyo Muxaaafidba Inaynu Aafada Tahriibta Si Wada Jir Ah Uga Hawlgalno,Xukuumadanina waa Tii ugu Waxqabadka badnayd”……… Wasiir Yuusuf C. Garas

Hargaysa 26.April 2016 (SDN/QJ):-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Somaliland Prof Yuusuf Cismaan Garas ayaa ku timaamay Tahriibta Aafo Qaran oo u baahan in Mucaarid iyo Muxaafid loo midoobo Sidii wax looga qaban lahaa ee loo joojin lahaa Dhalinyarta Tahriibaysa,waxa kale oo uu sheegay in Xukuumadda Kulmiye inta ay Dhalinyarta u qabatay…

Read More

Norway: Soomaalida Haysata Sharciga Ku Meel-gaadhka Ah Oo Lagala Noqonayo Iyo Sababta Keentay

Oslo, 26 April, 2016-(SDN/QJ): –  Dowladda Norway, ayaa bilaabeysa qorshe sharciga deganaaanshaha aan rasmiga ahayn ay kagala noqonayso dadka Soomaalida ah ee ku nool dalka Norway, si markaa dib loogu soo celin karo Dalkooda. Wasiirka Qaxootiga iyo is-dhexgalka ee dalka Norway Sylvi Listhaug oo ka tirsan Xisbiga midiga fog ee FRP ayaa ku dhawaaqdey qorshahan…

Read More

Raysal Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo Soo Xiray Shirkii dib u Eegista Dastuurka

Muqdisho 25.April 2016 (SDN/QJ)- R/wasaare ku xigeenka dalka mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa maanta soo xiray shir looga hadlayay sida bulshada looga qayb galinkaro dastuurka. Shirkan ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiirka arimaha Dastuurka, gudiga la socodka dastuurka ee barlamaanka iyo Gudiga madaxa banaan ee Dasturka iyo qaybaha Bulshada. Abuukate Maxamad oo ku…

Read More

Xildhibaan ka ag dhow Madaxtooyada oo Banaanka soo dhigay Fadeexado Maamul oo Dul Hoganaya Xukuumadda Siilaanyo kuna Baaqay in laga Noqdo Go’aankii Hore Xukuumada loogu Igmaday Wada hadalada Labada dal DAAWO

Hargeysa, 25 April, 2016-(SDN/QJ):–Xildhibaan Siciid Siraadle oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda ayaa Bedka soo dhigay Fadeexado Maamul oo deris la ah Wasaarado ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo,Waxa uu Sidoo kale Xildhibaanku Ku dooday in Golayaasha Sharci dejintu ka Noqdaan Go’aankii ay Hore ugu Xalaaleeyeen in Xukuumadu ku Metesho Golayaasha Qaranka Wada hadalada u dhexeeya…

Read More

Ujeedada Socdaal uu Gudoomiye C.raxmaan Cirro iyo Wefti uu Hogaaminayaa ugu Kicitimeen Waqooyiga Ameerika iyo Afhayeenka Xisbigaas oo Dhaliilo adag u soo Jeediyey Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo DAAWO 

Hargaysa,25.April 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa Maanta Booqasho ugu Kicitimay Waqooyiga ameerika . Waxaa Gudoomiyaha Ku Sii Sagootiyey Garoonka Cigaal International Airport Mas’uuliyiin Sar Sare oo ka mid ah Xisbiga uu hogaamiyo ee Waddani.

Read More