“Gobolka Gabiley iyo Hawd waxaa lagu Ansixinayaa Gobolnimadooda Tirada dadka kasoo Baxa” Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan DAAWO
Hargaysa 13.March 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka mida Mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland islamarkaana kasoo jeeda gobolka Gabiley ayaa baaqa u diray Gobolada Gabiley iyo Hawd. Xildhibaanku waxaa uu bulshada goboladaasi ugu baaqay inay is diwaangaliyaan si loo ansixiyo Gobolnimadooda oo aan imika Golaha wakiiladu ansixin. Xildhibaan Xasan Cawaale waxaa uu sheegay in…
