Aqoonyahanno Ajaanib ah oo Luuqadda iyo Suugaanta Soomaalida ka dhiga Jaamacado Dunida ah DAAWO
Hargaysa, 16, March,2016(SDN/QJ):- Aqoonyahanno Ajaanib Caddaan ah oo Jaamacado Yurub ah ka dhiga Luuqadda Afka Soomaaliga iyo weliba Taariikhda iyo Suugaanta Soomaalida oo ay Barteen, ayaa dhawaan booqasho ku yimi magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, kuwaasoo ka sheekeeyey sidii ay ku barteen, xilligii ay barteen iyo heerka ay wakhtigan ka gaadheen ku hadalka iyo ku…
