Guddoomiye Cirro Iyo weftigii Sama-wade Oo Gaadhay Maanta Degmada Go’da wayn,Buurta Loo Dalxiiska Tago Ee Gacanlibaax Iyo Soo Dhaweyntii Lagu Qaabiley
Hargaysa 17.March 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro iyo wefti uu hoggaminayo ayaa Maanta socdaalkii SAMA-WADE ku gaadhay degmada Go’da weyn ee gobolka Saaxil iyo deegaanada hoos yimaada. Weftiga Sama-Wade markii ay soo gaadheen degaanada Biyo-fadhiisinka, Derida kala kulmay soo dhaweyn ballaadhan,balse soo dhaweyn aan nooceed hore loo arag ayey…
