Webmaster

Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo Kulan Qado Ah U Sameeyey Ubadkii Ay Ka Tageen Mujaahidiintii Dalka U Shahiiday iyo Mujaahidiin Kale DAAWO

Hargaysa, 28 February, 2016-(SDN/QJ) :– Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaanka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa kulan qaddo sharaf ah hotel Ambassador ee Hargeysa ugu sameeyey qaar ka mid ah ubadkii ay dhalleen Alle ha u naxariistee mujaahidiintii dalka u soo halgamay ee ifka ka hoyday iyo mujaahidiin kale. Waxaana kulankan…

Read More

Ra’iisul Wasaaraha oo dalka dib ugu soo laabtay kadib socdaalo uu ku tegay dalalka Turkiga iyo Greece

Muqdisho, February 28, 2016 (SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho, kaddib markii uu safar ku tagay dalalka Turkiga iyo Greece, iyadoo garoonka diyaaradaha ay kusoo dhaweeyay xubno ka tirsan labada Gole ee Dawladda. Mudane Cumar ayaa magaalada Istanbul uga qayb galay shirka sadexaad ee…

Read More

Dhacdo Cajiib ah Somaliland Gudaheeda oo Lagaga Dhawaaqay Dawlada Islaamiga ah Isla markaana Dumarka Jinka lagaga Saaro DAAWO

Hargaysa,28,February,2016 (SDN/QJ):- Deegaanka Magaalo Cad oo u dhexeeya Magaalooyinka Gebilay iyo Boorama ayaa Koox Isugu Yeedhay Dawlada Islaamku waxay ka furteen Xarun Suuq Fiican ka heshay Bulshada Dabiibka Caafimaad doonaysa. Waxaa Goobtaasi la geeyaa dad aad u tiro badan waxayna sheegaan inay ku samaynayaan Hawl gal kasta oo dhinaca qalliinada dadweynaha ah waxaa la yaab…

Read More

Ma run-baa in dib u dhaca Doorashada Somaliland la xidhiidho Doorashada Federaalka Soomaaliya? DAAWO

Hargeysa,28,February,2016 (SDN/QJ):- Suxufi Simon Allison oo ka qeyb qaatay barnaamijka News Makers oo lagu falanqeenayey xaalada siyaasadeed iyo doorashada dhawaan dalka Somaliya ka dhici doonta, ayaa sheegay in Diblumaasiyiin reer Galbeed ah u xaqiijiyeen in ay ku cadaadiyeen Somaliland inay dib u dhigto Doorashadooda si looga soo hormariyo Doorashada Federaalka Soomaaliya. Barnaamijka News Makers oo…

Read More

Mas’uul Sare oo ka Tirsan Xukuumadda Ingiriiska  Oo Baarlamaanka Dalkeeda Uga Warantay  Farqiga u Dhaxeeya Somaliland Iyo Soomaaliya

London,28,February,2016 (SDN/QJ):- Dawladda Ingiriiska, ayaa shaaca ka qaaday in  jamhuuriyada Somaliland qeyb ka tahay dalal  iskaashi ka dhaxeeyo,  isla markaana si cad u muujiyey inay ka duwan tahay Soomaaliya. Fadhi baarlamaanka Ingiriisku yeeshay khamiistii toddobaadkii hore oo xildhibaan Nicholas Soames, ku weydiiyey haweenayda Wasiiru-dowlaha Gaashaandhiga Penny Mordaunt, su’aal la xidhiidhay wadamadda kala qeyb-qaatay tababarrada maraakiibta…

Read More

“Gudida Ictiraaf Raadintu Waxay Noqon Doonta Mid Kharash Soo Kordhisa…” Siyaasi C.laahi Geel Jire

  Hargeysa,28,February,2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii horre ee wasaaradaha Kalluumaysiga iyo Warfaafinta Cabdillaahi Jaamac Cismaan (Geel-jire), ayaa sheegay in gudidii ictiraaf raadinta ee Madaxweyne Siilaanyo magacaabay ay qaranka ku soo kordhinayaan kharash. Isla markaana wuxuu sheegay in gudida uu madaxweynuhu isaga ku daro uu madaxweynuhu kalsooni badan ku qabo isaga. Geeljire wuxuu sidaa ku sheegay waraysi gaar…

Read More

Waxyaabaha Lagaga wada hadalay Shirka Laba Geesoodka ah ee Magaaladda Berbera uga Socda Somaliland iyo Itoobiya + Sawiro

Berbera,28,February,2016 (SDN/QJ):- Xukuumada Somaliland iyo wefti balaadhan oo ka socda dalka Ethiopia ayaa marsada Berbera wada jir uga dhagax dhigay barxad ay yeelan doonto dekedda Berbera oo gaar u ah qalabka iyo badeecadda kala duwan ee dawladda itoobiya kala soo degi doonto dekedda Berbera. Dhigax dhiga dhulkaasi iyo dayr lagu wareejin doono ayaa qayb ka…

Read More

Mid ka Mid ah Hay’adaha Samafalka Somaliland oo Kaalmo Raashin ah Gaadhsiiyey Dad ku dhaqan Deegaanka Sallaxley DAAWO

Hargeysa,28,February,2016 (SDN/QJ):- Iyadoo ay Deegaamo badan oo ka tirsan Somaliland ay ka taagan tahay Xaalad abaareed taas oo saamayn ku yeelatay Nolosha dadka iyo duunyada ayaa Hay’ad Waddani ah oo lagu magacaabo Samsam Foundation waxay Kaalmo bani aadnimimo gaadhsiiyeen dadka ku tabaaloobay abaarta ee Ku nool Jiido ka Tirsan Degmada Sallaxley ee Gobolka Maroodijeex. https://www.youtube.com/watch?v=Q-Hb_3lGK68

Read More

Daraasad Laga Diyaariyey Adeegyada Caafimaadka  Gaarka Ee Somaliland

Hargeysa,28,February,2016 (SDN/QJ):- Daraasad lagu qiimaynayey heerarka adeegyada caafimaadka gaarka loo leeyahay ee Somaliland ayaa lagu sheegay in tiro gaadhaysa 230 dhakhtar ay adkaatay xaqiijinta shahaadooyinka ay sitaan. Daraasadaa oo hay’adda kaalmooyinka Caalamka ee Ingiriisku DFID maal-gelisay, isla markaana ay fulisay urur lagu magacaabo HEALTH oo natiijadii daraasadoodu  soo baxday bishii hore ayaa lagu amaanay, isla…

Read More

Shir Balaadhan Oo Lagaga Hadlaayey Arimaha Nabad-galyada Caasimada Oo Ka Qabsoomay Hoolka Shirarka Dawlada Hoose

Hargaysa,27,February,2016 (SDN/QJ):- Shirkii bilaha ahaa ee Xafiiska N/Galyada iyo Gudiyada nabad galyada Dagmooyinka Caasimada Hargeisa oo maanta ka qabsoomey hoolka shirarka ee Xarunta Dowlada hoose ee hargeisa ayaa waxa ka soo qeyb galey dhamaan gudoomiyayaasha amniga ee dagmooyinka Caasimada hargeisa iyo xoghayaha fulinta maamulka caasimada hargeisa.   Shirkaasi oo warbixin lagaga dhageystey Gudiyada nabad galyada…

Read More

Kulan Maanta Dhex Maray Hogaanka Xisbiga Kulmiye iyo Mac-had Caalami ah ee Dimuquraadiyadda Africa SAWIRO

Hargaysa 27.Feb 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna Murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo xubnaha hoggaanka sare xisbigu waxay kulan ballaadhan la yeesheen wefti ka socda Mac-hadka Arrimaha Doorashooyinka ee Joogtaynta Dimuqraadiyadda Afrika ee magaciisa loo soo gaabiyo EISA (Electoral Institute for Sustainable Democracy in Africa) oo fadhigiisu yahay Koonfur…

Read More

Hargaysa oo Aas Qaran loogu Sameeyay Dadkii Ku Naf waayay Shilkii Naxdinta Badnaa ee Shalay ka Dhacay Duleedka Gebilay DAAWO

Hargaysa 27.Feb 2016 (SDN/QJ):-Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda iyo Golayaasha kale ee qaranka ayaa maanta ka qayb galay aas balaadhan oo loo sameeyay dadkii maalintii Shalay Shilka Baabuur ku galay Jidka u dhexeeya Magaalooyinka Dilla iyo Gebilay. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani oo ka hadlay aaskaasi qaran ayaa…

Read More

Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka Ee Halkaraan Oo Daahfurtay Maktabada Akhriska Burco Iyo Weedhihi Misanka Laha Ee Laga Jeediyay Madasha +Sawiro

Burco 27.Feb 2016 (SDN/QJ):- Akhriska Iyo Qoraalku Waxa Uu Door Muqda Ka Qadataa  Adkaynta Iyo Ku Dhaqanka Afkaga Hooyo  Hadaba Waxa Gobolada Dalka Ka Jira Naadiyo Ku Hawlan Soo Nolaynta Akhriska Iyo Qoraalka Munasibad Baladhan Oo Hanankeeda Iyo Qabanqaabadeeda Si Mugleh Lasoo Agaasimay Oo Lagu Daahfurayay Rugta Kutubta Burco Ee Gacanta ay Ku Hayso Naadiga …

Read More

Sheekh Aadan-Siiro oo Qorshe Muddo Kordhineed ku sheegay Khilaafka Waqooyiga Hargeysa DAAWO

Hargaysa 27.Feb 2016 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Murannada ka taagan Deegaannada Waqooyiga Magaalada Hargeysa iyo Mushkiladda Siyaasadeed ee Muddada dheer ka jirta Deegaannada Buuhoodle, waxaanu Xukuumadda kula talinayey in la soo ururiyo Murannada Dalka ka taagan, maaddaama oo Dalku meel Xasaasiya marayo. Sheekh Aadan-Siiro oo khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga…

Read More

Somaliland Iyo Itoobiya oo Maanta Wada Yeeshay Mashruucii Weyn ee Berbera Corridor Iyo Wada Xaajood laba geesood ah oo ka socda Magaaladda Berbera DAAWO

Hargaysa 27.Feb 2016 (SDN/QJ):- Waxa maanta magaalada Berbera ka bilaabmay kulan wada-tashi ah (consultative meeting) oo hayadaha dawladeed ee ay khusayso ee Somsliland iyo Ethiopia iyo waliba Midowga Yurub kaga arinsanayaan mashruucii Berbera Corridor ee isku xidhaayeyey Dekadda Berbera iyo dalka Ethiopia.Kulankan oo sida la sheegay socon doona laba cisho ayaa waxa dhinaca dawladda Ethiopia uga…

Read More

Wasiir Caddani oo Xilkii Wasaaradda Duulista Ku Wareejiyey Wasiirka Cusub Md Cumar & Guulaha Waxqabad ee u Hirgalay DAAWO

Hargaysa 27.Feb 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka cusub ee wasaaradda duulista iyo hawada Cumar Sh. Max,ed Faarax ayaa maanta si rasmi ah xilkii wadaaradaasi ugala wareegay wasiirkii hore oo xiligan ah wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid “Caddaani”.

Read More