Webmaster

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo ka Hadlay Farogelin qaawan oo Maamul Goboleedka Puntland ku soo qaaday Somaliland DAAWO

Hargaysa 01.March 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Isla markaana ah afhayeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa Jawaab adag ka Bixiyey faro-gelinta Qaawan ee Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Puntland ku soo qaaday Bogcad ka Mid ah Somaliland.

Read More

Fannaanadda Sahra Halgan oo Waraysi Xiiso leh kaga Warbixisay Xarunta Hido Dhawr DAAWO

Hargaysa 01.March 2016 (SDN/QJ):- Fanaanada caalamiga ah ee reer Somaliland Sahro Axmed Maxamuud (Sahro Halgan) oo waraysi khaas ah siisay wakaalada wararka Somaliland ee SOLNA ayaa kaga hadashay arimo badan oo ay ka mid yihiin: Taariikh kooban oo ku saabsan dhalashadeeda iyo ku soo biiristeedii fanka, kulamadii faneed ee u dambeeyey ee ay kaga qayb…

Read More

“Way Adag Tahay In Xal Laga Gaadho Saami-Qaybsi Caddaalad Ah Waxaanu Keeni Karaa Doorashada Wakiilada Oo Dib U Dhacda”….Cali Guray

Hargaysa, 29 February, 2016-(SDN/QJ) :– Guddoomiye Ku Xigeenka 3aad ee xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay natiijo wanaagsan oo ka soo baxda dhaqdhaqaaqa ay Golaha Wakiilada Somaliland wakhtigan ka bilaabeen xeerka Doorashada Golaha Wakiilada oo muddo badan cabasho ka taagnayd kaasi oo Saami Qaybsiga Xildhibaanada Golaha…

Read More

“Xukuumadda Hada Jirta Waxay kaga Duwan Tahay Kuwii ka Horeeyay Waa Mid Qabiil Ku Dhisan Oo Xilka… “Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Maxamed Xaashi DAAWO

Hargaysa, 29 February, 2016-(SDN/QJ) :– Wasiirkii hore ee wasaarada maaliyada Somaliland Mudane Maxamed Xaashi ayaa ka hadlay aragtidiiisa u aadan gudidii uu dhawaan madaxwayne siilaanyo u magacaabay ictiraaf raadinta Somaliland isagoona dhaliilay qaaabka uu madaxwaynuhu u magacabay Gudida kuna tilmaamay mid uu madaxwaynuhu lasoo habsaamay waxaana uu yidhi. “Waxaan ua arkaa ictiraad somaliya laga raadinayo…

Read More

Diblumaasiyiin Reer Galbeed ah oo sheegay inay ka shaqeeyeen in Doorashooyinka Somaliland dib loogu Riixo Sannadka dambe 

K/Afrika, 29 February, 2016-(SDN/QJ) :– Simon Allison ah Wariyeha Afrika ee Wargeyska Caalamiga ah ee (Daily Maverick) oo fadhigiisu yahay Magaalada Johannesburg ee Dalka Koonfur Afrika, ayaa sheegay in Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka Somaliland oo qorshuhu ahaa inay dhacaan Sannadkii hore Beesha Caalamku ka shaqeysay in dib loogu dhigo Sannadka Dambe ee 2017-ka.   Wariye…

Read More

Wasiirkii Hore Ee Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Oo Dib Shaqadiisii Dhakhtarnimo Uga Bilaabay Magaalada Burco

Burco, 29 February, 2016-(SDN/QJ) :– Dr Cabdi aw Daahir Cali wasiirkii hore ee shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland kana mid ahaa siyaasiyiintii isbahaysiga dimuqradi doonka xisbiga kulmiye ayaa shaqadisii dakhtarnimo dib uga bilaabay magaalada burco gaar ahaan xarunta Shaacifi Midacal oo uu mulkiyadiisa isla lahaa horena uga ahaa dhakhtar dadka uu ku daweeyo, Cabdi aw…

Read More

Dawladda Turkiga oo laga codsaday inay Xorriyaddeeda u soo celiso Fannanaada Qamar C/laahi Harawo

Istanbul, 29 February, 2016-(SDN/QJ): – Dalalka Soomaaliya iyo Turkiga ayaa markii ugu horeysay ka wada hadlay xadhiga Fanaanadda Qamar Cabdillaahi Harawo oo muddo afar sanno ah ku xidhan dalka Turkiga. Qamar Cabdillaahi Harawo oo ka mid ahayd fanaaniintii Waabari ayay xukuntay maxkamada ku taalla dalka Turkiga kadib markii la sheegay in lagu helay qaad ay…

Read More

Baarlamaanka Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia Oo Ansixiyay Gobolo iyo Degmooyin Cusub AKHRI

Jig Jiga, 29 February, 2016-(SDN/QJ) :– Waxaa kal-fadhigii 2,aad golihiisa 5, aad ee Golaha Xildhibaanada DDSI ay codbuuxa ku ansixiyeen Degmooyin, Gobolo iyo Maamul Magaalooyin cusub oo lagu soo kordhiyey guud ahaanba deegaanka kadib soo bandhigidii ajandayaasha kalfadhigan oo ansixinta qodobkan iyo warbixintii lasoo jeediyay ay kamid ahaayeen iyadoo uu afhayeenka golaha xildhibaanada ahna gudoomiyaha…

Read More

“Dadka Waad Aftaqaanaa ee Xoolaha Sida loola hadlo ma Taqaan? Wasiir C.laahi Maxamed Daahir Cukuse iyo Sida u arkaa Xilka Wasiirka Xoolaha oo uu la Wareegay? DAAWO

Hargaysa, 29 February, 2016-(SDN/QJ) :– Wasiirka cusub ee wasaaradda xannaanada xoolaha somaliland mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa si rasmi ah Xilkii Wasaaradaasi ugala Wareegay Wasiirkii Hore ee Xannaanadda Xoolaha Haatana ah Wasiirka Cusub ee Duulista Hawadda Mudane Cumar Sheekh Maxamed Faarax. https://www.youtube.com/watch?v=0IgFyvwDBXQ https://www.youtube.com/watch?v=hBezEiNSNtM

Read More

Nuxurka Khudbad Uu Gudoomiyaha Kooxda Fanaaniinta Xidigaha Geesku Ka Jeediyay Madal uu Xilka Wasaaradda Xoolaha kula Wareegayay Wasiir Cukuse DAAWO.

Hargaysa, 29 February, 2016-(SDN/QJ) :– Gudoomiyaha Kooxdda Xidigaha Geeska Xasan Dhuxul Laabsaalax ayaa Khudbadan ka Jeediyay Xaflad uu Maalintii shalay Xilka Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha kula wareegayay Wasiirka Cusub ee Wasaaradaasi C,laahi Maxamed Daahir Cukuse. https://www.youtube.com/watch?v=igvt0BNynpc

Read More

Komiishanka Doorashooyinka Somaliland iyo Salaadiinta Gobolka Saaxil oo Kulan Gaar ah Wada qaatay iyo arrimaha lagaga hadlay DAAWO

Berbera, 29 February, 2016-(SDN/QJ) :– Mas’uuliyiinta Gobolka Saaxil iyo Kuwa Degmadda Berbera Iyo Saraakiil ka Socday Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa Kulan la qaatay Xubno ka Mid ah Madaxda dhaqanka ee Gobolka Saaxil,Kaas oo lagaga hadlay Sidii la isaga Kaashan lahaa in Si habsami ah ay Gobolkaasi uga Bilaabanto Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha. https://www.youtube.com/watch?v=wLwzlXmI9yw

Read More

(DAAWO) Man United oo Ku Galgalatey Arsenal.(JAAHUUR)

London-Feb-28-2016(SDN/QJ) Akhyaatay barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa horyaalka Ingiriiska oo maraya meel xasaasi ah. Ciyaartan oo lawada sugaayey buunbuuniskeedana socdey wiigaggii aynu soo dhaafney,waxaana isku mudhbaxay Man United iyo Arsenal. Haddaba bal aynu daawano Man United oo horyaalka kaga jirta kaalinta 4-aad iyo Arsenal oo ku jirta kaalinta 3-aad goolashii aay iskugu awood sheegteen. W/Q…

Read More

Siyaasi Cabdi Haybe Oo Kaaf Iyo Kala Dheeri Ku Sifeeyay Hoggaamintii Madaxweyne Rayaale iyo Hoggaaminta Madaxweyne Axmed Siilaanyo

Hargaysa, 29 February, 2016-(SDN/QJ) :– Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed oo ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, Xukuumaddii hore ee Daahir Rayaalena Wasiir ka ahaa,aasaasayaashii Xisbiga taladda dalka ee Kulmiyena ka mid ahaa ayaa sheegay inay Xukuumaddani ka aradantay nidaamkii dawladnimo, waxaanu tilmaamay inay ku fashilantay ictiraaf raadinta, isaga oo sheegay in Xukuumaddii Daahir…

Read More

Mid ka Mid ah Salaadiinta Gobolka Sallal Oo Wasiirka Maaliyadda Ku Eedeeyay Inay Ka Dambaysay Weerarkii Lagu Qaaday Goobtii Diiwaangelinta & Dareenka Bulshadda DAAWO

Hargaysa, 29 February, 2016-(SDN/QJ) :– Suldaan Abshir Maxamed Ducaale oo ka mid ah salaadiinta gobolada galbeedka Somaliland, ayaa markii u horaysay ka hadlay weerarkii ay koox dablay ahi ku qaadeen deegaanka Sabawanaag oo  ka tirsan degmada Lughaya, halkaas oo xiligii la weeraray ay ka socotay diiwaangelinta codbixintu, waxaanu sheegay Suldaan Abshir inay weerarkaasi ka dambeeyeen…

Read More

Wasiirka Wasaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah Somaliland oo xafiiskiisa ku qaabiley wefti ballaadhan oo ka socday dalka Shiinaha

Hargeysa-29.02.2016-(SDN/QJ):-Weftigaa oo ka koobnaa Ganacsato iyo Maal-gashadayaal ka socday dal weynaha Shiinaha oo uu hogaaminayey Safiirka Somaliland u fadhiya dalka China Ambassador Abdi Mohamud Saleebaan iyo gudoomiyaha  Jaaliyadda Somaliland ee Shiinaha ku nool. Ujeedada ugu muhiimsan ee weftigaasi waxay ahayd si ay u indha-indheeyaan fursadaha xagga Ganacsiga iyo Maalgashiga ee ka jira dalka JSL. Wasiirka…

Read More

Warbixin Cusub Baasaboorka ugu awoodda badan iyo kan ugu taag daran caalamka oo la soo saaray

Washington, 29 February, 2016-(SDN/QJ) :– Meelo badan, nasiibkaaga waxaa uu ku lammaan yahay Baasaboorka aad haysatid, haddii baasaboor la yaqaan aad leedahay, sumcaddadana waa fiican tahay,Sidaa Waxaa lagu Bilaabay Qoraal lagu faafiyey  Wargayska afka dheer ee Washington Post.   Dhawaan warbixin ay soo saareen Henley & Partners, oo ah Shirkad latalinta qaabilsan oo ka furan London,…

Read More

Zimbabwe: Madaxweyne Mugabbe oo Boqollaal Kun ku kharasgareeyay Sannad-guurada Dhalashadiisa

Zimbabwe, 29 February, 2016-(SDN/QJ): – Tobanaan kun oo Qof, ayaa ka qeyb galaya munaasabad lagu xusayo sannadguurada 95-aad ee ka soo wareegatay markii uu dhashay Madaxweynaha Dalka Zimbabwe, Rober Mugabe.   Dadka Mugabe dhaliila ayaa waxa ay sheegayaan in xafladdaasi oo lagu soo warramaya in ay ku kacayso kharash gaadhaya 800,000 oo doolar ay tahay…

Read More

(DAAWO) Man City oo Daala Dhac Ku Hantidey Koobka (Fa Cup Final 2016) Khaarijiseyna Liverpool.(JAAHUUR)

Londdon-Feb-28-2016(SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku turxaamineynaa koobkii Fa Cup oo lagy kala faraxashey. Haddaba ciyaartan oo aad u xiisa badneyd oo aay ka soo qeybgaleen dadweyne aad u badan waxaana foodda isla galey Man City iyo Liver Pool. Ciyaartan oo ahayd kama dambeys (FINAL) dooneyna inaan ka hordhaco daawasho wacan. W/Q Jaahuur SDN/QJ…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo iyo Gudoomiye Cirro oo dhambaalo Tacsi ah u diray Laba Marxuun oo Taariikh ku lahaa dalka

Hargaysa, 28 February, 2016-(SDN/QJ) :– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo Isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo ka shacbiga Somalilandba waxa uu shacbiga ka tacsiyadaynayaa geerida ku timid marxuumiinta kala ah, Marxuum Maxamed Xaaji Cabdiraxmaan Gadhyare iyo Marxuum Mujaahid Axmed Maxamed Xasan Awowo(Axmed Jabaan) oo Taariikhda maanta 28.02.2016 ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Madaxweynuhu wuxuu si gaara…

Read More