Magacyada Qaar ka Mid ah Dadkii ku Dhintay iyo Kuwii ku Dhaawacmay Shilkii Labada Baabuur ee Gebilay
Hargaysa 27.Feb 2016 (SDN/QJ):- Shan iyo toban (15) ruux ayaa ku geeriyooday, sagaal ruux oo kalena way ku dhaawacmeen, ka dib markii ay gelinkii dambe ee shalay isku dhaceen laba baabuur oo kala ahaa Noah Bus ah iyo gaadhi kale oo Landcruiser ahi, duleedka galbeed ee xarunta gobalka Gabiley ee Gabiley. Shilkaas ayaa ahaa kii…
