Webmaster

    Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland oo Maanta Kulan u furtay Dhamaanba Safiirada Iyo Danjirayaasha S.land u fadhiya Caalamka DAAWO

    Hargaysa 12.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaarada arimaha dibada Dr, Sacad Cali Shire ayaa maanta furay kulan socon doona muddo 5 maalmood ah oo lagu dar dar galinayo siyaasada arimaha dibada iyo xil gudashada safiirada. Shirkan ayuu Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Waxa uu ku sheegay inay Dhiig Cusub gelinayaan Siyaasada amuuraha dibada ee uu u Xilsaaran Yahay.

    Read More

      Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta oo Kulan la Yeeshay Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka DAAWO

      Hargaysa 12.Dec 2015 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Macdanta Iyo Tamarta Eng Xuseen Cabdi Ducaale ayaa Maanta hor tagey Gudida Ilaalinta iyo Daba Galka Hantida qaranka ee Golaha Wakiiladda. Kulankan oo Saxaafadu dibada ka Joogtay Isla markaana ay ku wada xisaabtameen Wasaaradan oo wax ka tirsanaysay Warbixin ay soo saareen Gudida daba galka Hantida qaranka ee Golaha Wakiiladda…

      Read More

        Kulan Lagaga Hadlayay Dib u habaynta Gudiga cadaalada Somaliland oo Hargaysa ka Qabsoomay DAAWO

        Hargaysa 12.Dec 2015 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha maxkamada sare oo uu wehelinayo wasiirka cadaalada ayaa maanta shir howleed ku saabsan sidii loo tayayn lahaa garsoorka uga furay gudida cadaalada iyo xubno ka mid ah bulshada rayidka ah. Ugu horayn waxa halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha Maxkamada Sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Geesta kalana waxaa isna halkaasi ka hadlay wasiirka…

        Read More

          Gudoomiyaha Ucid Ee Gobolka Saaxil Oo Jawaab Ka Bixisay Eeddo Marwada Madaxweynuhu U Jeedisay Saxaafadda

          Berbera 12.Dec 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yaasiin ayaa jawaab ka bixisay hadal ka soo yeedhay Marwadda Madaxweyne Siilaanyo oo u dhacayay in dadka saxaafadda ka hawlgalaa ay aqoon ahaan wax kasta oo la barayba ay ku soo ilaaween musqusha. Marwo Rooda oo shalay la hadashay Telefishanka StarTV waxay daba…

          Read More

            “Anigu kursigaa Dhaliisha Iyo Cayda Leh Waan Ogollay, Laakiin Ma Ogoli Qofka Wax Aanuu Geyin In Laga Qoro Oo… ” Marwada Madaxweyne Siilaanyo

            Berbera 12.Dec 2015 (SDN/QJ):-Marwadda Madaxweynaha oo magaaladda Berbera kaga qayb gashay shir lagu xusayay xuska maalinta xuquuqda aadamaha oo urur dhalinyaro soo qabanqaabiyay ayaa saxaafadda ugu baaqday inay dhawraan xuquuqda dadka ay wax ka qorayaan si tooda loo ilaaliyo, isla markaana waxay ku tirtirsiday weriyayaal ay sheegtay inay macalimad u ahayd, in aqoontii la baray…

            Read More

              Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Maanta Qasrigiisa ku Qaabilay Wefti ka socda Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya

              Hargaysa 12.Dec 2015 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Wefti wasiiro ah oo ka socda Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo dalka ku sugnaa maalmahan. Isbarasho ka dib waxa halkaasi ka hadlay Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo weftiga uga mahadnaqay socdaalka ay ku joogaan Somaliland, ka…

              Read More

                Badhasaabka Selel Oo Ka Hadlay Niman Laba Gabdhood Ku Kufsaday Lawyo-cado Oo La Xidhay

                Saylac 12.Dec 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha  gobolka Selel  C/rasaaq Waaberi Rooble ayaa sheegaya in shalay magaalada Saylac lagu xidhay shan nin oo lagu eedeeyay  inay laba gabdhood ku kufsadeen meel u dhow magaaladda Lawyo-cade ee ku taalla xadka u dhexeeya Somaliland iyo Jabuuti.   Guddoomiyaha gobolka Selel, C/rasaaq Waaberi Rooble, oo  xalay telefoonka ugu waramay DAWAN  waxa…

                Read More

                  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada oo soo dhoweeyey Wadahadalada Galmudug iyo Ahlusunna

                  Muqdisho, December 12.2015 (SDN/QJ):-Ra”iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa soo dhoweeyey, isla markaana rajo wanaagsan ka muujiyay wadahadalada dhowaan uga furmi doona magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud maamulka Galmudug iyo Ahlusunna Wal Jamaacah, wuxuuna ugu baaqay dhinacyadaasi inay muujiyaan, dabacsanaan, isu dhega-nuglaan, Soomaalinimo. Ra’iisul Wasaaraha ayaa hoosta ka xariiqay in…

                  Read More

                    Laba Wasiir oo Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland oo Casuumad la Isku Arkay u Sameeyay Weftiga Itoobiya DAAWO

                    Hargaysa 12.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye iyo wasiirka wasaaradda biyaha Baashe Cali Jaamac, ayaa qado sharaf ku maamuusay weftiga dawlad degaanka Soomaalida Ethiopia ka socda ee maalmihii u dambeeyay Hargeysa ku sugnaa. Kulanka qado sharafta ah oo ay wada jir u soo agaasimeen labada wasiir ee gobolada bariga Somaliland…

                    Read More

                      Bah’da Wasaaradda Warfaafinta oo Hambalyo u Diray Lamaane ku Soo Biiray Warfaafinta

                      Dhammaanba shaqaalaha wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalintu waxaa ay hanbalyo u dirayaan Deeqa Cali Saalax oo Ka Tirsan Wasaaradda Warfaafinta Gaar ahaan Waaxda Wakaaaladda Wararka Solna  Iyo Saygeeda Nagiib Faysal oo Meherkoodu ka qabsoomay Maantoo Khamiis ah Masjidka Cali Mataan ee Magaaladda Hargaysa. Shaqaalahaas oo kala ah Sidiiq Maxamad Burmad Cadaad Daa,uud Xuseen Xiray Xuseen…

                      Read More

                        Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Mudo Bilo ah Ka Dib Mar kale Dib u Iclaamiyey Bilaabida Diwaangalinta Codbixiyaha,Kana Hadlay Eedaymo Musuq Maasuq DAAWO.

                        Hargaysa 10.Dec 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdiqaadir Iimaan Warsame ayaa maanta ka hadlay Halka uu Marayo Hawsha Iyo Qabsoomida Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo La’aanteed aanay Wax Doorasho ahi dalka ka hirgalayn. Gudoomiyaha oo Warbaahinta kula hadlay Xarunta Komiishanka ayaa Sidoo kale dhinac isaga Leexiyey Waxqabad la’aan lagu dhaliilay Mudadii Sannadka ahayd ee ay…

                        Read More

                          Siyaasiga Baashe Cabdi Gaboobe Oo Sheegay In Beesha Caalamku Hakisay Dhaqaalihii Ay Ku Bixin Jireen Diiwaan-gelita DAAWO

                          Hargaysa 10.Dec 2015 (SDN/QJ):-Guddoomiyihii ololaha gobolada galbeedka ee xisbiga tallada haya ee KULMIYE xiligii u tararmayay doorashadii Madaxtooyada ee sannadkii 2010-kii Baashe Cabdi Gaboobe, ayaa sheegay in beesha caalamku hakisay dhaqaalihii ay ku bixin jireen diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha. https://www.youtube.com/watch?v=ewEvdLZ07Jk

                          Read More

                            Xuska 10 Guurada Maalinta Qoomiyadaha Itoobiya oo Hargaysa Lagu Qabtay Iyo Weedhihii Laga Jeediyey DAAWO

                            Hargaysa 10.Dec 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Madaxweyne ee Xisbigaas,Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Waddani,Mas’uuliyiin ka Tirsan Golayaasha qaranka Iyo Weftigii ka socday Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya ayaa ka qayb galay Xuska Sannad Guurada 10aad ee Maalinta Qoomiyadaha Itoobiya ee Lagu Magacaabo 29-ka Hidaar ee Taariikhda dalka Itoobiya ee Sannadka 2008 Taas oo…

                            Read More

                              Xisaabta Baanka Dhexe u taalay Dawladda Hoose ee Hargeysa oo la Xayiray Iyo Sababta Keentay.

                              Hargaysa 10.Dec 2015 (SDN/QJ):- Maxakamadda gobolka Maroodijeex, ayaa amar xayiraad ah ku soo rogtay xisaabta dawladda hoose ee Hargeysa uga furan bangiga dhexe, kadib markii muwaadin lacag ku leh muran soo kala dhex galay, waxaana la amray in lacagtaasi la xayiro. Maxakamadda ayaa sheegaysa in dawladda hoose ka dhego adaygtay dacwado maxakamadeed sidaasi darteedna akoonkeeda…

                              Read More

                                Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo Fadeexado Musuq Maasuq Dul Hoganayaan Iyo Walaaca laga qabo inay Saamayn ku Yeelato Doorashooyinka

                                Hargaysa 10.Dec 2015 (SDN/QJ):- Jahawareer Maamul iyo Musuq Maasuq Baahsan ayaa ka taagan Xarunta Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland,waxaanay xafiisyada iyo illaalada Xaruntu Khaati ka taagan yihiin dad daymo ku leh oo dul wareegaalaysanaya Xarunta islamarkaana waayay cid ka qancisa xaalada dhaqaale daro ee ku soo korodhay komishanka Doorashooyinka,waxaana inta badan xafiisyada hoosta ka xidhay ama ka…

                                Read More

                                  Ambassador Baashe Cawil Oo Ka Hadlay Mashruuca Buurta Gacan-libaax Imaaraadku Ka Wado DAAWO

                                  Hargaysa 10.Dec 2015 (SDN/QJ):-Safiirka Somaliland u jooga Imaaraadka, Ambasador Baashe Cawil Cumar oo Hargeysa soo gaadhay ayaa ka hadlay dhawr arrimood ay ka mid tahay qorshe Imaaraadku ka wado buurta Gacanlibaax, halkaasi oo uu sheegay in la ilaalinayo degaanka, islamarkaana laga hor tagayo nabaad guurka. Wuxuu mashruucaasi ku tilmaamay mid dadka degaanka u dan ah…

                                  Read More

                                    “Dimuqraadiyaddu waxay ku fiican tahay, madaxda dadku ay doorteen haddii ay ku xummaadaan, si dhib yar ayaa loogaga soo ceshan karaa xilka” Dharaaro Xusuustood Prof. Maxamed Siciid Gees

                                    “Nin dameer xun iibsaday, marbuu dib u xaraashaaye” – Cabdi Gahayr “Nin dameer xun iibsaday, marbuu dib u xaraashaaye.” Tuducaa gabaygan Abwaan Cabdi Gahayr waxay si fiican uga muuqataa Dimuqraadiyadda. Sheekadu waa dameerkaa haddii uu kugu xummaado aad dib isaga iibin karayso iyo xoriyadda uu qofku u leeyahay aayo-ka-tashigiisa. Haddaba, Dimuqraadiyaddu waxay ku fiican tahay, madaxda…

                                    Read More

                                      Aragtida Wasiirkii Hore ee Maaliyadda ee Xukuumada Siilaanyo ee Xal ka Gaadhista Sicir Bararka Xadhkaha Goostay

                                      Hargaysa 10.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee maaliyadda Madaxweyne Siilaanyo Eng. Maxamed Xaashi Cilmi ayaa ka hadlay siyaabaha lagu yarayn karo sicir bararka wadanka ka taagan. Eng. Xaashi oo waraysi siiyay weriye Siciid Xuseen Yuusuf oo ka tirsan Kalstan TV, wuxuu sheegay in sicir bararka lagu xalin karo iyadoo la dabar-gooyo musuqmaasuqa nooc kasta oo uu…

                                      Read More

                                        Dadkii Ka Qaxay Dagaalladii Gaalkacayo Oo Guryahoodii Dib Ugu Soo Laabanaya

                                        Gaalkacyo 10.Dec 2015 (SDN/QJ):- Xaaladda magaalada Gaalkacyo, ayaa ah mid u deggan kadib dagaalladii dhawaan ka dhacay magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug ee dhex-maray maamulada Puntlnad iyo Galmudug.   Dad lagu sheegay ilaa 80,000 kun oo qof ayaa magaalada ka barakacay, waxaana xidhmay dhamaan goobaha waxbarashada ee magaalada, iyada oo ganacsigu noqday mid ka duwan sidiisi…

                                        Read More