Webmaster

    Maxkamad Ku Taal Koonfur Afrika oo Nin Soomaali ah ku Xukuntay Xabsi Konton Sano ah & Dembiga uu galay

    Johannesburg, 10 December, 2015-(SDN/QJ):- Maxkamad ku taalla magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika, ayaa Xabsi 50 sano dhan ku xukuntay Nin Soomaali ah, ka dib markii uu ku caddaaday fal-dambiyeed dil ah oo uu Nin kale oo Soomaali ah ugu geystay isla magaaladaas Johanesburg. Yoonis Yuusuf Maxamed oo 32 jir ah, ayaa Maxkamaddu waxay ku…

    Read More

      “Dadka Jecel In Xisbiga WADDANI La Isku Qabsado Sidii KULMIYE, Ha Sugaan Shirweynaha” Siciid Sulub DAAWO

      Hargaysa 09.Dec 2015 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee hawlaha guude ee Somaliland Siciid Sulub Maxamed oo ka mid ah masuuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa ka hadlay warar sheegay in khilaaf ka jiro hanaanka loogu tartamayo musharraxa Madaxweynaha xisbiga WADDANI, waxaanu soo jeediyay in la sugo wakhtiga uu qabsoomayo shirweynaha xisbiga WADDANI. https://www.youtube.com/watch?v=vgXE4ytx2KI

      Read More

        Marwada Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wasiiro Xukuumadda Ka Tirsan oo Kormeer Ku Tegay Magaaladda Burco Iyo Wasiir Xaglo Toosiye oo Bulshadda Burco ka dalbaday inay Baryada Iska Daayaan DAAWO

        Burco 09.Dec 2015 (SDN/QJ):- Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ay Weheliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda ayaa maanta socdaal shaqo ku tagtay gobolka togdheer,Waxayna soo Kormeereen Cisbitaalka Guud ee Magaaladaas iyo Xarumaha Caafimaad ee Hooyada iyo Dhalaanka Iyo Dugsiga Barashada Culuunta Caafimaadka ee Magaalada Burco. https://www.youtube.com/watch?v=ufM7dNLZnJw

        Read More

          “In la I qaawiyey oo Diricii la iga Bixiyey ayaa Igu Walaahi oo Bilaahi ah” Natiijadda Safarka Halaaga Tahriibta DAAWO

          Hargaysa 09.Dec 2015 (SDN/QJ)- Waa Warbixin Dhiilo-sid ah oo Ku wajahan Tacadiyo Tiro badan oo dhallinyaradda Somaliland kala Kulmaan Mudada ay ku Jiraan Safarka Geerida oo ah Tahriibka gaar ahaan kuwa u kicitima dalka Liibiya si ay uga raacaan Laashash geeya Xeebaha Waddanka Talyaaniga. Warbiximaha ay helayaan daneeyeyaasha Xuquuqda Aadamaha ayaa Sheegaya in Dumar uur…

          Read More

            Human Rights Center oo Maanta soo saartay Gaboodfalo ay Ciidamadda Somaliland ku Sameeyeen dad rayid ah Iyo Xukuumadda oo Cod dheer kaga Jawaabtay DAAWO

            Hargaysa 09.Dec 2015 (SDN/QJ):- Ururka Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka ee Lagu Magacaabo Human Rights Center ayaa Maanta Magaalada Hargaysa Waxay ku soo bandhigeen Tacadiyo kala duwan oo Ciidamada amaanku ku sameeyeen dad rayid ah,Waxay Sidoo kale Xukuumadda Ugu baaqeen inay Xayiraada ka qaado Wargayska Haatuf Iyo Warsidaha Hubsad oo dhawaan Hawl wadeenadiisa Xabsiga Loo…

            Read More

              Weligaa Ma Maqashay Dameer Dawladii Somalia u Xidhnaa Mudo 12 Sannadood ah? Waa Darmaan Iyo Dalxiis Iyo Barnaamij ay Qurbejoog Ka Diyaarisay Qaybtii 1aad Iyo Tii 2aad {DHAGAYSO}

              Hargaysa 09.Dec 2015 (SDN/QJ):- Waa Qaybtii Labaad ee Barnaamij Suugaaneed ay Shabakada Qurbejoog.com ugu Talo Gashay Bah’da Ku Xidhan Meel kasta oo ay ka Joogaan Caalamka. Waa Sheeko Cajiib ah Waa Laba Maxbuus oo dad iyo duunyo kala ah Balse Ku wada Jiray Xabsi Ilaaladiisu adag tahay,Sida looga baxaana ay Naadir Tahay, Waa Abwaan Cabdi Aadan Xaad…

              Read More

                Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Ka Warbixiyey Dabeecadaha Libaaxyada uu dhaqdo Iyo Sida uu ula Dhaqmo DAAWO

                Hargaysa 09.Dec 2015 (SDN/QJ):- Libaaxu Waa Mid ka Mid ah Xayawaanada loogu baqashada Badan yahay,Haday noqoto dad iyo Duunyaba. Qaabka dhaqashadiisa iyo la Noolaantiisa ayaa iyana ka mid ah Waxyaabaha Cabsida abuura,Siyaabo kala duwan ayaa Caalamka dadka ku nooli ula Macaamilaan Libaaxa Isla markaana u Xannaaneeyaan. Cali Maxamed Warancade Waa Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland…

                Read More

                  Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 09.Dec 2015 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

                  Read More

                    Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Hadalo Cannaan ah u Jeediyey Bulshada Magaaladda Ceerigaabo iyo Guud ahaan Gobolka Sanaag DAAWO

                    Ceerigaabo 09.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Gaadiidka Iyo Guryaynta Somaliland Mudane Cali Mareexaan oo ay Weheliyaan Gudidda Heerka Qaran ee Dhismaha Waddada Ceerigaabo Iyo Burco,Iyo Madaxda Sare ee Hay’adda Horumarinta Waddooyinka ayaa Kulan adag kula Yeeshay Xarunta Maamulka Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo Qaybaha Kala duwan ee Bulshadda. Kulankaas ayaa Ujeedadiisu waxay salka ku haysay…

                    Read More

                      Somaliland: Ardaydii u Horaysay ee Barata Hagista,Soo Dejinta Iyo Kicinta Diyaaradaha oo Madaxweyne Siilaanyo la Kulmay DAAWO

                      Hargaysa 09.Dec 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha JSL MD Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo) ayaa kulan la yeeshay 13 Hawl wadeen oo ka Tirsan Shaqaalaha Wasaaradda Duulista Iyo Hawada oo Mudo Todoba Bilood ah ku soo dhamaystay Waxbarasho la xidhiidha Hagista iyo soo dejinta Diyaaradaha. Wasiirkii hore ee Wasaaradda Duulista iyo Hawada haatana ah Wasiirka Madaxtooyadda Mudane Maxamud…

                      Read More

                        Soomaali Mudo Ku Siman 46 Sannadood oo Cimrigiisa ah Tahriib Ku Maray Qaarado badan Isaga oo Wax Basaboor ah Sidan,Haatana Wuxuu ku nool yahay Dalka Malaysia DAAWO

                        Kual-Lampur 09.Dec 2015 (SDN/QJ):- Xaaji Xasan Cali Sugule Waxa uu Sheegay inuu 1969kii ka Baxay Magaaladda Burco Xiligaas oo uu u Kicitimay Dalka Isu taga Imaaraadka Carabta Wuu ka sii Gudbay oo dhanka Giriiga ayuu afka Saaray Ilaa uu Gaadhay Waddanka Maraykanka Sannadkii 1972kii Halkaas oo uu Sannado badan ku noolaa,Wuxuu Hayaankiisa Taariikheed ku soo…

                        Read More

                          Urur Goboleedka IGAD oo Calaamadinaya Xuduudka Jabuuti iyo Somaliland u dhexeeya & Xukuumadda oo ka hadashay

                          Hargaysa 09.Dec 2015 (SDN/QJ):- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inaanay waxba kala socon qorshe la sheegay in Urur-goboleedka IGAD ku doonayo in lagu calaamadiyo Xuduudka ay la wadaagto Jamhuuriyadda Jabuuti. War-Saxaafadeed Ururka IGAD ka soo baxay oo uu baahiyey 2-dii bishan December, ayaa lagu sheegay inay qabanqaabiyeen kulan hawleed lagu dhaqan-gelinayey warbixin ka…

                          Read More

                            Jabuuti 38 Sano: Guulleed Abtidoon Iyo Geelle, Go,aanka Maanta Iyo Aragtida Dadka

                            “Ismaaciil Cumar Geelle Waa Nin Kelitalis Ah, Mana Ogolla In Xukunka Ciddi La Wadaagto”   London 08.Dec 2015 (SDN/QJ):- Barnaamijka kaalinta dadweynaha ee Telefishanka KalsanTV ayaa dadka reer Jabuuti iyo dad kale oo soomaalida kale ka mid ahiba ay kaga hadleen aragtiddooda la xidhiidha Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo sheegay inuu mar afraad u taagan yahay…

                            Read More

                              Weligaa Ma Maqashay Dameer Dawladii Somalia u Xidhnaa Mudo 12 Sannadood ah? Waa Darmaan Iyo Dalxiis Iyo Barnaamij ay Qurbejoog Ka Diyaarisay {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 08.Dec 2015 (SDN/QJ):- Waa Barnaamij Suugaaneed ay Shabakada Qurbejoog.com ugu Talo Gashay Bah’da Ku Xidhan Meel kasta oo ay ka Joogaan Caalamka. Waa Sheeko Cajiib ah Waa Laba Maxbuus oo dad iyo Xoolo  kala ah Balse Ku wada Jiray Xabsi Ilaaladiisu adag tahay,Sida looga baxaana ay Naadir Tahay, Waa Abwaan Cabdi Aadan Xaad “Cabdi…

                              Read More

                                Xubin Ka Tirsan Golaha Wasiirrada Somaliland oo ka Warramaya Baaskoolad lagu weeraray DAAWO

                                Hargeysa 08,Dec 2015 (SDN/QJ):- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga Somaliland Cali Axmed Maxamed, ayaa ka warramay sida ay u dhacday dhacdo dhex-martay Xildhibaan Baaskoolad ula soo baxay inta uu Xafiiskiisa Xarunta Wasaaraddaas ugu galay, taasoo ay Warbaahinta qaarkeed faafiyeen in Xildhibaanku Wasiir Ku-xigeenka Xafiiskiisa ku weeraray isagoo hubaysan. Wasiir Ku-xigeenka Ganacsiga oo Shir Jaraa’id ku qabtay…

                                Read More

                                  Dawladda Federaalka Soomaaliya oo Shaqaaleheeda Maaliyadda ku Tabobbaraysa Qaababka Cashuur-ururinta DAAWO

                                  Muqdisho 08,Dec 2015 (SDN/QJ):- Dawladda Federaalka Soomaaliya, ayaa bilawday in Shaqaalaha qaybaha Cashuuraha ee Wasaaradda Maaliyadda ku tabobbarto qaababka kala duwan ee Cashuuraha waajiba ee Sharciga ah loo qaado. Waxaana ka furmay Caasimadda dalka ee Muqdisho Aqoon-kororsi wax lagu barayo Shaqaalaha Waaxyaha Cashuuraha ee Wasaaradda Maaliyadda. Kulankaas lagu tabobbarayo Shaqaalaha Cashuuraha, waxaa furay Wasiirka Wasaaradda…

                                  Read More

                                    ‘’Waxaan Ka Soo Horjeedaa Dhex-dhexaadnimadda Turkiga, Siyaasadda Somaliland ee Dibaddu Way Kortay” Xildhibaan Ibraahim Raygal

                                    Hargeysa 08,Dec 2015 (SDN/QJ):- Xildhibaan Ibraahim Axmed Raygal oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland, ayaa sheegay In siyaasadda dibaddu ay horumar ayaa sheegay in Xukuumadda KULMIYE  kor u qaadday siyaasada arrimaha dibadda, hase yeeshee waxa uu ku dooday in aanu jeclayn in Turkigu sii wado marti-gelinta wada hadallada u dhaxeeya Somaliland iyo Soomaaliya….

                                    Read More

                                      Nin Somaali ah oo Sabtidii Mindi ku weeraray qaar ka Mid ah Bulshada London oo Walaalkii ka Sheekeeyay Xaaladiisa Iyo ka Garnaqa Kiiskiisa oo Bilaabmay

                                      London 08,Dec 2015 (SDN/QJ):- Nin Soomaali ah oo magaciisa la yidhaa Muxuyadiin Mire oo habeenkii Sabtida midi ku weeraray dad ku sugnaa goob laga raaco tareenada dhulka hose mara oo ku yaal xaalfada dhanka bari ee London ee Leytonstone ayaa Shalay Galab  la keenay maxkamad ku taal West Minister oo ah badhtanka London. Ninkan oo…

                                      Read More

                                        Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kashifay Isbaarada u Taalla Ganacsatada Soomaaliya

                                        Muqdisho 08,Dec 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya Madane Xasan Sheekh Maxamuud oo  hadal ka jeediyay Munaasabad Xariga looga jaray Keydka Haamaha Shidaalka Ee Dekadda weyn ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Sharciga Ganacsiga ee Baarlamaanka horyaalla uu ka socon la yahay  Ganacsatada Soomaaliyeed oo doonaya in Sharcigaasi uusan Meel marin Baarlamaanka Soomaaliya. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xusay…

                                        Read More