Webmaster

    Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid oo Tilmaan ka Bixiyey Halka uu Mustaqbalka Xisbiga Ucid ku danbayn doono DAAWO

    Hargaysa 27.Nov 2015 (SDN/QJ):- Hadal haynta Khilaafkii ka dhex taagnaa Xisbiga Kulmiye ayaa loo arkaa Mid haatan u soo digo rogtay Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid,Waxaa dhawaan ku dhawaaqay inuu iska casilay Xilkii Murashixii Madaxweyne ku Xigeenka Xisbiga Ucid C.rashiid Xasan Mataan, Wuxuu Khilaafkani kala qaybiyey Hogaankii Xisbiga Ucid. Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid ayaa…

    Read More

      Barakac ballaadhan oo Ka socda Magaalada Gaalkacyo iyo Waan-waan Wali Socota Oo Noqotay Mid Madhalays ah

      Gaalkacayo 27.Nov 2015 (SDN/QJ):-Magaalada Gaalkacyo ayaa Sadexdii Caano maal ee  u dambaysay shacabka waxa ay ka baqdin qabeen in dagaalo kale ay kadhacaan waxayna Iskagana baxeen Dhamaan xaafadaha magaalada Gaalkacyo inyar maahane, Dhinaca Kale waxaa Wali socoto waan waanta ay wadaan Odayaasha labada dhinac iyo Ganacsatooda Kuwaas oo ku howlan xalinta Xiisadahaasi. Shacabka labada dhinac…

      Read More

        ”Waxay Irbad isaga Toleen Afka Kadib Markii ay Hungo kala Kulmeen Safarkii Halisaha badnaa ee Yurub” Waa Qaxootigoo laga xiray Xuduudaha Yurub Oo Xaalkoodu Marayo Meel Naxdin Leh SAWIRO

        Oslo 27.Nov 2015 (SDN/QJ):- Qaxooti ka soo jeeda dalalka Siiriya , Ciraaq iyo Iiraan ayaa waxaa la sheegay inay cuntada ka soomeen ka dibna si xun Afka cirbad iskaga toleen ka dib markii lagu celiyay xuduudaha dalalka Giriiga iyo Masdonia . Qaar ka mid ah dalalka Yurub ayaa xirtay xuduudahooda ka dib Qaraxyadii lagu qaaday…

        Read More

          Dareenka Bulshadda Magaaladda Burco ku Qaabishay Isbahaysiga Dimuquraadi doonka ah ee Kulmiye DAAWO

          Burco 26.Nov 2015 (SDN/QJ):- Xubno ka tirsan garabkii la baxay isbaahaysgia dimuqraadiyada xisbiga KULMIYE, ayaa gaadhay magaalada Burco halkaas oo ay taageerayashoodu ku soo dhaweeyeen. Qaar ka mid ah dadka soo dhaweynta maamulayay ayaa saxaafadda u sheegay in cududdii taageerayaasha KULMIYE yihiin kuwa taabacsan isbahaysiga, islamarkaana calan iyo gaadhi faaruq ah lagu wareejiyay musharraxa xisbiga…

          Read More

            Wasiir Cukuse oo dhul Gariir ka qaaday Warbixintii Gudida Daba Galka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiiladda DAAWO

            Hargeysa,26Nov,2015(QJ/SDN)-Wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa gaashaanka ku dhuftay  warbixin ay soo saareen guddida ilaalinta iyo daba-galka hantida qaranka ee golaha Wakiillada, isaga oo guddidaasina ku tilmaamay kuwo aan xaq u lahayn in ay qiimeeyaan wasaaraddiisa. Wasiir Cukuse  waxa uu sidaasi ku sheegay jawaab uu ka bixiyay warbiixintii ay…

            Read More

              Prof: Cabdisalaan Yaasiin Oo Ku Dhawaaqay Inuu U Tartamayo Musharraxnimada Madaxweynaha Ee Xisbiga WADDANI, Xaaladda Dalkana Ka Hadlay DAAWO

              Hargaysa 26.Nov 2015 (SDN/QJ):- Prof: Cabdisalaan Yaasiin Maxamed oo ka mid ahaa asaasayaashii ururkii dib u xoraynta Somaliland ee SNM, islamarkaana ka mid ah masuuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa ku dhawaaqay inuu u taagan yahay musharraxa Madaxweynaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI. Prof: Cabdisalaan Yaasiin oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa waxa…

              Read More

                C.rashiid Xasan Mataan Maxay Isku aragti ka Noqon waayeen Murashax Jamaal Cali Xuseen,Xisbiga Waddani ma Ku Biirayaa Iyo Asbaabaha dhabta ah ee uu Sheegtay inuuu Isu Casiley !! Waraysi DAAWO

                Hargaysa 25.Nov 2015 (SDN/QJ):- Siyaasi C.rashiid Xasan Mataan oo Doraad iska Casilay Murashixii Madaxweyne ku Xigeen ee Xisbiga Ucid ayaa Markii Kowaad si faahfaahsan uga waramay Sababaha ku dhaliyey inuu iska Casilo Xilkii iyo Xubinimadii Xisbiga Ucid. C.rashiid Xasan Mataan Wuxuu Waraysi uu siiyey Telefishanka HCTV uu ku soo Taxay Hadimooyin uu sheegay in Gudoomiye…

                Read More

                  Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 25.Nov 2015 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

                  Read More

                    “UCID Khilaaf Guddihiisa Ah Ayaa Jira, Haddana Jinkii KULMIYE Galay Ayaa Soo Galay Oo Kaarinaya” Cali-guray

                    Hargaysa 25.Nov 2015 (SDN/QJ):- Guddoomiye xigeenka saddexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cal Guray) oo qoraal uu kaga hadlayo muranka u dhexeeya Guddoomiyaha xisbigaasi iyo musharrax Jamaal , ayaa sheegay in khilaafka xisbigu ku kooban yahay Guddoomiye Faysal Cali Waraabe iyo musharrax Jamaal Cali Xuseen, waxaanu tilmaamay in sharciga xisbigu kala…

                    Read More

                      “Lacago ayaa Laga Soo Diray MUQDISHO Lagu kasbanayo Rag Tashuush ku Fura Somaliland” Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad ee Golaha Wakiiladda

                      Hargaysa 25.Nov 2015 (SDN/QJ):- Shir-guddoonka golaha wakiilada ayaa madaxdhaqameedka Somaliland uga digay inay ka qayb galaan wada hadalada Somaliland iyo Somaliya oo maalmaha warbaahinta ku jirtay. Guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada Dr ayaa sheegay in wixii wada hadal ah ee lala galayo Somaliya ay xukuumaddu masuul uga noqonayso. “Barlamaanku waxa uu ogalaaday in…

                      Read More

                        “Waxaa jirtay in uu ku adkaa halqabsi odhanayey wadada Xoriyaddu waxay sii dhex martaa xabsiga, fikradaas ayuu aaminsanaa mana ahayn nin werwer ka qabay in la xidho” Aragtidii Siyaasadeed ee Nelson Mandela DAAWO.

                        Hargaysa 25.Nov 2015 (SDN/QJ):- Hogaamiyihii Hore ee Waddanka Konfur Africa iyo Halgamaagii Xornimada Dalkaasi,Soona afjaray Midab kala Soocii ka Jiray Waddanka Konfur Africa. Waa Nelson Mandela Hogaamiyihii Xabsiga dheer u soo Galay Xoriyad uu dalkaasi qaato iyo in Hab sinaan iyo Cadaalad ah ay ku wada noolaadaan Cadaankii Tiradda yaraa ee Maamulayay Konfur Africa iyo…

                        Read More

                          Tiro ka Tirsan Golaha Wasiiradda Somaliland oo Booqday Xarunta Dhaqan celinta Caruurta ee Maxamed Mooge Iyo Duruufo ubadka Oogaddooda ka Muuqda

                          Hargaysa 25.Nov 2015 (SDN/QJ):-Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland  Cali Maxamad (Cali Sandulle) iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer hawleed ku tagay xarunta daryeelka iyo  dhaqan celinta caruurta ee xaafada Maxamad Mooge ee magaalada Hargeysa. Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland oo ay weheliyaan Wasiir ku xigeenka wasaaradaasi Cabdi Daahir Cammuud, wasiiru-dawlaha wasaarada khayraadka Biyaha Mahdi…

                          Read More

                            Goobaha Aataarta Qadiimiga ah ee Laas-geel Iyo Dhagax Nebi Galay oo Wasiirka Ciyaaruhu Kormeer ku Tegay

                            Hargeysa  25November, 2015-(SDN/QJ):-  Masuuliyiinta wasaaradda dhallinyarrada, ciyaaraha iyo dalxiiska Jahmhuuriyadda Somaliland oo uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda Md. Cabdilaahi Faarax Maydhane ayaa kormeer shaqo ku tegay goobaha qadiimiga ah ee dalxiiska  ee Laas-geel iyo Dhagax Nabi-galay. Kormeerkan shaqo ayaa waxaa wasiirka wasaaradda dhallinyarrada, ciyaaraha iyo dalxiiska, ku wehelinayay Wasiirka Ku-xigeenka wasaaradda Md. Cabdirashiid Ismaaciil Kaahin, Agaasimaha guud…

                            Read More

                              Hargaysa Iyo gunaanadka kulan lagu faaqiday dhibaatada Dhaqaale, Dhaqan Iyo Caafimaad ee QAADKU ku hayo Bulshada

                              Hargeysa, 25November, 2015-(SDN/QJ):- Masaajidka Cali Mataan ee Magaalada Hargeysa, ayaa  lagu soo gunaanaday Kulan muddo toddobaad ah socday, kaas oo dadweynaha lagaga wacyi-gelinayey dhibaatada Caafimaad, Dhaqaale iyo dhaqan ee uu Geedka Qaadku ku hayo Shacabka Somaliland. Kulankan oo gabobadiisii ay ka qayb-galeen Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, Wasiiru-dawladaha Wasaaradda Shaqada iyo…

                              Read More

                                Maareeyaha Xafiiska Samofalka oo ka hadashay in Kuwait ay Joojinayso Mashruucii Xarunta Agoomaha oo Dhawaan Lagu Mudaharaaday DAAWO

                                Hargaysa 25.Nov 2015 (SDN/QJ):- Maareeyaha xafiiska Samafalka Marwo Aamina M axamuud Diiriye oo shir jaraa’id ku qabatay xafiiskeeda ayaa ka hadashay arimo ku saabsan xerada lagu xanaaneeyo Agoomaha ee bariga Magaalada hargaysa oo dhawaan Mudaharaad ka Dhacay. Dhismahaasi oo dhawaan ay hirgalisay dawladda wadanka Kuwait ayaa mareeyaha samofalka ,marwo amina maxamuud diiriye ay tilmaantay in…

                                Read More

                                  Ganacsato Soomaaliyeed oo Sadexdii Caano Maal ee u danbeeyay siyaabo kala duwan loogu dilay K/Africa

                                  K.Africa 25.Nov 2015 (SDN/QJ):- Saddex qof oo ah ganacsato Soomaliyeed ah, ayaa la soo sheegayaa  in lagu dilay dalka qatarta badan ee Koofur Africa. Ganacsataan Soomaalida ah, ayaa waxaa goobahooda ganacsi , ku weeraray kooxo hubeysan, iyadoo weeraradaasina ay dhaawacyo ka soo gaareen shan qof oo Soomaali ah. Saddexda marxuum ee la kharajiyay, ayaa magacyadooda…

                                  Read More

                                    Dawlada Waddanka Sweden oo Si rasmi ah u joojisay qaxootiga Soomaalida Iyo Qodobo dabar u Noqda Qaxoontiga oo ay Shaacisay

                                    Sweden 25.Nov 2015 (SDN/QJ):- Dowlada Sweden ayaa xalay soo bandhigtay sharciyo cusub oo aad loogu xadidayo tirada qaxootiga wadanka soo galaysa, iyadoo ay dowladu si weyn wax uga badashay sharciga soo galootiga. Isbedalaan cusub oo qabanaya guud ahaan soo galootiga ayaa si qaas ah Soomaalida saameyn weyn ugu yeelan doona. Isbedalada dowlada ay soo bandhigtay…

                                    Read More