“Xeerka Ganacsiga Baananka Dalka Ayaa u Baahan In Hore Loo Socdo Ayaa La Rabaa” Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud
Hargeysa 01.Dec 2015 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Wakiiladda Somaliland, ayaa u soo jeediyay mudanayaasha golahaasi inay ansixiyaan xeerka baananka ganacsiga oo ku jira ajandaha kal-fadhiga 29-aad ee toddobaadkan furmay. Xildhibaan Xaamud oo shalay la hadlay qaar ka mida warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in xeerka baananka ganacsigu muhiimad u leeyahay…
