Barnaamij Wejiyo Badan Bulshadda Somaliland Ka Tusay Murrugii Dimuqraadiyadii KULMIYE Iyo Mahadhooyinka ka Dhalan Doona DAAWO
Hargaysa 21.Nov 2015 (SDN/QJ):- Barnaamij Dukumantari ah oo laga sameeyay xaaladda iyo wadciga xilligan uu ku jiro xisbul xaakimka KULMIYE, ayaa shacbiga wejiyo kala duwan ka tusay sida loogu kala tagay fikirka iyo saamaynta mustaqbalka uu ku yeelan karo xisbigaasi khilaafka gondihiisa ka dhashay. Barnaamijkan oo ay isku soo dubo riday shabakadda Dhamays Media Group, waxa…
