London 20.Nov 2015 (SDN/QJ):- Waxaa habeenkii Arbacadii Fadhi ay yeesheen golaha Deegaanka Tower Hamlet ee Magaalada London ay ku sheegeen inay aqoonsadeen Jamhuuriyadda Somaliland.
Inkastoo Talaabadan Mid la mid ah ay hore u sameeyeen Golayaasha Deegaanka ee Magaalooyinka Sheffield & Cardiff’s ayaa Jaaliyadda Somaliland ee Uk ku dhaqani waxay dareenkooda ku cabireen nooca aqoonsi ee Golaha Deegaanka Tower Hamlet uu siinayo Somaliland.
Dareenka ay Bulshada Somaliland ee Uk ka Bixiyeen Golaha Deegaanka Tower Hamlet ee Magaalada London oo Aqoonsaday Somaliland DAAWO.
