Taliye Laanta Socdaalka Somaliland Ina Cambaro oo sifo Baal marsan Sharciga Socdaalka Shaqada uga fadhiisiyey Saraakiil ka tirsanaa Laanta socdaalka
Hargaysa 19.Nov 2015 (SDN/QJ):- Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Gaashaanle Maxamed Cali Yuusuf (Ina Cambaro), ayaa hay’adda uu Qaranka masuulka uga yahay ka bilaabay dhaqdhaaqyo uu saraakiisheeda sifo aan sharci ahayn ugu kala daadinayo Taliye Cambaro oo bishii September ee sannadkan shaqada ka fadhiisiyey ku-xigeenkiisii isagoo kaashanaya Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa ilaa hadda…
