Webmaster

    “Ciidamada Kenya Waxay Somaliya u Joogaan Inay Caawiyaan Dawlada Somaliya , Mana Jirto Inay Dhoofiyaan Sonkor iyo Dhuxul” Madaxwaynaha Kenya Uhuru Kenyata

    Nairobi 16.Nov 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa markii ugu horeysay ka hadlay eedeymaha loo jeediyay ciidamada Kenya ee ku sugan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Wuxuu ugu horeyn been abuur ku tilmaamay in ciidamadiisa ay dhuxul iyo sonkor sharci daro ah ka dhoofiyaan magaalada Kismaayo, isagoo sheegay in caawimaad ay caawinayaan…

    Read More

      Ma Dhabaa In Musharrixiinta Xisbiga UCID ay Maxkamadda Sare u gudbiyeen Dacwad ka dhan ah Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

      Hargaysa 15.Nov 2015 (SDN/QJ):-Dacwad ka dhan ah Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa la sheegay inay Maxkamadda Sare ee Somaliland u gudbiyeen Musharraxiinta u taagan jagada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbigaas Jamaal Cali Xuseen iyo Cabditrashiid Xasan Mataan, taasoo timi khilaaf toddobaadyadii u dambeeyey ka dhex taagnaa Masuuliyiinta sare ee UCID, kaasoo ay hore…

      Read More

        Xog Culus: Shuraakada Qorshayaasha, Madaxtooyadda Jabuuti, Madaxtooyadda Somaliland, Wejiyada Tartanka Ucid

        Jabuuti 15.Nov 2015 (SDN/QJ):- Iyadoo weli uu sii qoyan yahay khilaafkii garabyadda kulmiye, isbahaysiga la baxay dimoqraadiyiinta Kulmiyena ay sii waddaan xaarraantinimaynta maxsuulkii ka soo baxay shirkii Maansoor, balse ay xaqiiqdu tahay in halkaa lagu kala calaf qaaday, mid sii joogga iyo mid ka tagaba, ayaa haddana waxa durba isa soo taraya hadal hayn dulucdeedu tahay,in…

        Read More

          Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka oo Hakiyey Wada Shaqayntii Hay’adda Qaramada Midoobay ee UNICEF Iyo Sababaha Keenay.

          Hargaysa 15.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr: Saleebaan Ciise Xagla-toosiye ayaa lagu soo waramayaa in uu Hay’adda UNICEF u gudbiyey qoraal  uu kaga joojinayo hawlihii ay wasaaraddiisa kala shaqayn jirtay ee dhinaca Caafimaadka, kaasoo uu qoray Agaasimaha Guud oo tixraacaya amarka wasiirku. Wararka la xidhiidha talaabada wasiirku ka qaaday UNICEF ayaa la sheegayaa in…

          Read More

            Cisbitaal Weyn oo Ingiriisku Ka Dhisayaan Somaliland Iyo Wefti Miisaan Leh oo Hargaysa soo Gaadhay DAAWO

            Hargaysa 15.Nov 2015 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Madaarka Cigaal ku soo dhaweeyay Wefti ka Yimid Dalka Ingiriiska Kuwaas oo Mashruuc dhinaca caafimaadka ah ka hirgalin doona Dalka. Weftigan oo Markii ay Madaarka Cigaal ee Caasimada Hargaysa ka soo Degen Saxaafadda la hadlay ayaa Sheegay inay ku faraxsan Yihiin Imaatinkooda…

            Read More

              ‘’Waxaad Warbaahinta kala socotaan in la musuq-maasuqay codadkii Wasiir Xaglatoosiye oo kartoonno la la soo baxay,Muuse biixina reerkaad ka xoog-roonnaato..’’ Muj. Baashe Cabdi Godane

              Hargaysa 15.Nov 2015 (SDN/QJ):- Mujaahid Baashe Cabdi Godane oo la dhashay Hogaamiyihii la dilay ee Ururka Alshabaab Axmed Cabdi Godane ayaa waxa uu sheegay in Shirkii shanaad Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE ee loogu cumaamaday Muuse Biixi Cabdi inuu ahaa Xaaran, isla markaana waxa uu xusay in la musuqmaasuqay Codadkii Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglotoosiye)….

              Read More

                “Xukuumada Waxan Leeyahay Intaad Isku Mashquulsantihin Dadkiina Waxa U Qabta “Suldaan Xiiray

                Hargaysa 15.Nov 2015 (SDN/QJ):- Afhayeenka Salaadinta Dhaqanka Somaliland Suldaan Yuusuf Muxumed Xiirey ayaa ka hadlay baahi caafimaad oo ka jirta Dagmooyinka SaboWanaag Iyo Cadaadley oo uu dhawaan Booqday. Suldaan Yuusuf Muxumed Xiiray ayaa sheegay in degmooyinkaasi ay ka jirto baahi dadku u qabaan adeegyadii caafimaadka waxaana uu yidhi:-“ Waxan Doonayaa in aan maanta ka hadlo…

                Read More

                  Xiliga iyo Goobta lagu qabanayo shirarka wada tashiga heer qaran ee Hiigsiga 2016

                  Garowe 15.Nov 2015 (SDN/QJ):- Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa dadaal dheer u gashay in shirar isku mar dhacaya oo looga tashanayo wadatashiga heerka qaran iyo doorashada 2016 lagu qabanayo todobo magaalo oo Puntland ka tirsan. Magaalooyinka lagu wado inay shirarkaasi ka qabsoomaan ayaa lagu sheegay inay kala yihiin Boosaso, Qardho, Badhan, Garowe, Boocame, Tukaraq iyo…

                  Read More

                    Wasiirka Hawlaha Guud,Gaadiidka Iyo Guryayta oo Kormeerkiisi Kowaad ku Tegay Magaalada Burco Soona eegay Biriijka Weyn ee Togdheer oo inuu Dumo qarka u saaran DAAWO

                    Burco 15.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda hawlaha guud, guryeynta iyo gaadiidka mudane Cali Maxamed Xasan “Cali Mareexaan” ayaa hawlo shaqo ku jooga magaalada Burco. Ujeedada safarkiisa ayaa daaranaa u kuurgalidda iyo kormeerida biriishyada magaalada Burco oo ay hore qaylodhaan uga direen maamulka gobolka Togdheer, Ka degmada iyo odayaasha gobolka Togdheer. Maadaama oo ay wasaaraddiisu maamusho…

                    Read More

                      Bulshada Boorame Oo Ka Dareen Celiyay Doorashadii Golaha Dhexe Ee KULMIYE, Wasiir Cukuse-na Ku Taageeray Mowqifkiisii

                      Hargaysa 15.Nov 2015 (SDN/QJ):- Iyada oo ay wali dadku la dhacsan yihiin hanaankii uu u qabsoomay shirkii  5aad ee Golaha dhexe  Kulmiye iyo doorashadii xalaasha ahayd ee ka dhex dhacday ee lagu doortay Musharax Muuse Biixi Cabdi Iyo Musharax Cabdiraxmaan cabdilaahi Ismaaciil Saylici, ayaa dadwaynahu waxa ay mar kale dareen soo dhawayn iyo dib u milicsi…

                      Read More

                        “ Muuse Biixi iyo Cabdiraxamaan Saylici waxa ay u tartameen si saraaxad ah oo ay kalsooniyi ku jirto” Agaasimaha Guud ee Wasaarada Qorshaynta

                        Hargaysa 15.Nov 2015 (SDN/QJ):- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka iyo Xidhiidhka Caalamiga ah ee Somaliland Md. Cabdirashiid Axmed Sumal oo ku sugan magaalada Boorama ayaa  dareenkiisa ku aadan shirwaynihii 5aad ee golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye iyo natiijadii ka soo baxday ee lagu diirtay musharixiinta mustaqbalka ee xisbiga Kulmiye ka waramay. Agaasime Cabdirashiir Sumal ayaa…

                        Read More

                          “Laakiin anagu ma rabno inaan kala tagno , waxaan u sheegayna waalidkayo inaan guursan ilaa aanu helno laba nin oo sidayadan mataano ah.”

                          Dubai 15.Nov 2015 (SDN/QJ):- Laba hablood oo mataanno ah oo u dhashay dalka Imaaradka Carabta ayaa noqday kuwo aad isu jecel oo marka laga yimaado inay dhalashada mataanno ku yihiin, dhinacyada  nolosha ee kalena  mataano ku noqday. Inanta mataanta aha ee Hibo oo saxaafaada la hadlaysay ayaa tidhi “Aniga iyo walaashay waxaanu nahay mataanno, laakiin…

                          Read More

                            “Somaliya waxa ay diyaar u tahay inay taageerto dawlada Faransiiska Saacadahan madow” Madaxweyne Xasan Sheekh

                            Muqdisho 15.Nov 2015 (SDN/QJ):-Madaxwaynaha Somaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay weeraradii ururka Daacish u gaystay dalka Faransiiska magaalada Madaxdiisa Paris ee ay ku dhinteen dadka gaadhay in ka badan 120 qof . Madaxwayne Xassan Sheekh ayaa cambaareeyay weerarkaasi aragagixiso ,waxaanu sheegay inuu aad uga xun yahay weerarkaa lagu qaaday dadka aan waxba galabsan ….

                            Read More

                              Qaybta Korontada ee Madaarka Cigaal oo Dib u habayn Balaadhan lagu sameeyay Iyo adeegyada laga Heli karo

                              Hargaysa 15.Nov 2015 (SDN/QJ):- Qaybaha Dabka ee kala duwan, ee Madaarka Caalamiga ah Egal International Airport ee Magaalada Hargeysa ayaa dib-u-casriyan ah lagu sameeyay, hawshan oo in muddo ah socotay ayaa dhawaan la soo gunanaday qaybteedii hore. Madaxa qaybta Dabka (Electrical Engineer) ee Madaarka Xamse Macalin Aadan, ayaa ka war-bixiyey sidii hawshaasi loo qabtay, waxaanuu yidhi:-…

                              Read More

                                Somaliland: Presidential Condolences regarding Paris terror Attack on Friday 13th November 2015.

                                Hargaysa 14.Nov 2015 (SDN/QJ):-The President of Republic of Somaliland H.E. Ahmed Mohamed Silanyo In The Name of ALLAH the Most Merciful Most Magnificent;   The terrorist attacks in Paris on Friday, 13.11.2015 was alarming and heartbreaking. The President of the Republic of Somaliland H.E. Ahmed Mohamed Silanyo and his government strongly condemn the series of attacks which have left scores of innocent people dead….

                                Read More

                                  “Weeraradii argagaxiso ee ka dhacay Paris,waxay ahaayeen arin naxdin iyo qaracan badan” Madaxwaynaha Somaliland oo Ka Hadlay Weerarkii Paris ee Dalka Faransiiska.

                                  Hargaysa 14.Nov 2015 (SDN/QJ):-Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa ka hadlay weeraradii aragagixiso ee ka dhacay dalka faransiiska,isagoo sheegay inay ahaayeen kuwo xanuun iyo qaracan badan leh. Madaxwaynaha Somaliland waxa uu cambaareeyay weerarkaasi maalintii shalay ka dhacay magaalada Paris ee ay dadka badan ku dhinteen. Warsaxaafadeed arintan lagag hadlayo oo ku socda dalka Faransiiska kana soo…

                                  Read More

                                    Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadihii aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee India

                                    Muqdisho 14.Nov 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada waraaqihii aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Jamhuriyadda India wakiilka uga noqon doonta Soomaaliya, HE. Ms Suchitra Durai. Madaxweynaha ayaa u xaqiijiyey Danjiraha cusub in dowladda Soomaaliya in ay iskaashi buuxa iyo wadashaqeyn u fidin doonto inta ay ku guda jirto gudashada waajibaadkeeda,…

                                    Read More

                                      R/Wasaare Cumar oo Caasimadda Muqdisho Dib ugu soo Laabtay Kana hadlay Midho Dhalka Socdaalkiisii

                                      Muqdisho November 14, 2015 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gelinkii dambe dalka dib ugu soo laabtay, kadib booqasho ay ku tageen dalalka Kenya, Mareykanka iyo Malta. Waxaana kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho masuuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda, Saraakiil iyo dadweyne kale….

                                      Read More

                                        “Madaxweyne Siilaanyo Iskamuu Tanaasuline God bay Biyo ugu Galeen” Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Waddani DAAWO

                                        Hargaysa 14.Nov 2015 (SDN/QJ):- Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Waddani Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale ayaa Maanta ka Hadlay Hadal haynta ku Saabsan Tanaasulka Madaxweyne Siilaanyo oo uu ku Sheegay Mid ku Timid Culays badan oo la saaray Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo. Boobe Yuusuf Ducaale Wuxuu Sheegay in dad la soo Uruuriyey oo Weji ku Macaash…

                                        Read More

                                          Wasiirkii Hore ee Caddaalada oo soo Taxay Haddimooyinka Guul daro ee Madaxweyne Siilaanyo iyo Gudoomiye Muuse Biixi Ku Hogaamiyeen Kulmiye DAAWO

                                          Hargaysa 14.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Caddaalada iyo Garsoorka Mudane Xuseen Axmed Caydiid oo Ka Mid ahaa Xubnihii Wasiiradda ahaa ee Iska Casilay Xukuumadda Somaliland oo Kulan Warbaahineed Maanta Ku qabtay Caasimadda dalka ee Hargaysa ayaa soo taxay dhacdooyinkii Guul darada ahaa ee Madaxweyne Siilaanyo iyo Gudoomiye Muuse Biixi ku Hogaamiyeen Qabsoomidda Shirkii…

                                          Read More