Webmaster

    Kulmiye Dalka Ma Ka Qaban Karaa Doorasho Xor Ah 2017? QaIinkii: braahin Yuusuf Axmed “Hawd”

    Hargaysa 13.Nov 2015 (SDN/QJ):- Aragtiyaha laga Bixiyey Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ee lagu doortay Murashixiinta Madaxweyne iyo Ku Xigeen ee Xisbigaas u Metelaya doorashooyinka Soo socda ayaa ah Kuwo Bulshadu ku kala afkaar duwan tahay, In badan ayaa la dhacsan Natiijada Shirkaas ka soo Baxday Hasa Yeeshee Waxaan Shaki ku Jirin in Kala…

    Read More

      Cabdi-Good Maxaa ku kellifay Barnaamijka Isir-raaca Af-Soomaaliga? Waraysi Xiiso Badan DAAWO

      London 13.Nov 2015 (SDN/QJ):- Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Cabdi-good) oo ah fallanqeeye Telefiishanka Kalsan ku leh Barnaamijka Isir-raaca Af-Soomaaliga oo lagu naqdiyo heesaha aan marin hab-raaca Suugaanta iyo Shuruucda Allifiddooda, ayaa markii u horeysay laga Wareystay waxa ku dhaliyey inuu sameeyo Barnaamijkaas oo caan ka noqday Soomaalida dhexdeeda. Mr. Cabdi-Good oo ay Wareysatay Wariye Raxma Maxamed Jaamac…

      Read More

        Wasiirkii Hore ee Ganacsiga oo Sheegay In Guul Joogo Mar hadii Lala Qaatay Go’aan uu Keligii Aaminsanaa,Kana Hadlay Dugsi ay ka soo wada Baxeen Madaxweyne Siilaanyo Iyo Gudoomiye Muuse Biixi DAAWO

        Hargaysa 12.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Ganacsiga Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa Sheegay inuu ku faraxsan yahay in Xisbiga Kulmiye Iyo Madaxweyne Siilaanyaba ay maanta la qaateen Fikir uu Markii hore keli ku ahaa kaas oo ah Cida badalaysa Madaxweynaha Marka la Gaadho doorashooyinka oo uu sheegay inuu aaminsanaa in Muuse Biixi yahay Shakhsiga…

        Read More

          Golaha Wasiirada oo ansixiyay Heshiiska Caafimaadka ee Soomaaliya iyo Turkiga

          Muqdisho, November 12, 2015 (SDN/QJ):-Golaha Wasiriida ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Maxamed Cumar Carte, waxaana lagu ansixiyay heshiis u dhexeeya Dawladda Soomaaliya iyo Dawladda Turkiga oo ku saabsan iskaashi dhanka Caafimaadka ee labada dal. Ugu horeyn Golaha Wasiirada ayaa warbixin ka…

          Read More

            “Marka Toban Qof Mudaharaad ay dareenkooda ku Muujinayaan Isugu Soo Baxaan in Rasaas Nool lala dhaco Ma aha Mid aanu Aqbalayno” Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar DAAWO

            Hargaysa 12.Nov 2015 (SDN/QJ):- Suldaanka Guud ee Beelaha Habar Yoonis Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar ayaa Maanta ka Hadlay Shaqaaqo doraad ka dhacday Magaalada Ceerigaabo Xili ay Ciidamada amaanku ku hawlanaayeen soo qabashada Nin ku eedaysnaa inuu Xeebaha Gobolka Sanaag ka soo Dejiyey Hub,Waxaana Halkaasi ka dhashay Khasaare soo Gaadhay dad rayid ah oo ka…

            Read More

              Dirirtii Dublamaasiyada:Madaxweynaha Turkiga oo Dhigiisa Maraykanka uga Jawaabay Ficil uu Sadex Sanno ka hor ku Kacay

              Ankara 12.Nov 2015 (SDN/QJ):- Warbaahinta dalka Turkiga iyo meelo kale oo dunida ka mid ah ayaa faafisay sawirrada madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan oo fadhiya xafiiskiisa talefankana ku hadlaya iyada oo dhinaciisana uu yaallo sawir ah qori laga qoray gacan shanteeda farood afar ka mid ahi kor u taagan yihiin suulkuna laaban yahay, qaabka loo…

              Read More

                Ganacsade Caan ka ah Geyiga Somalida oo Jabuuti ku Geeriyooday iyo Madaxweyne Siilaanyo oo Tacsi u diray

                Hargaysa 12.Nov 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu tacsi u dirayaa guud ahaan Ganacsatada Dalka, wax-garadka, Aqoonyahanka, Waayeelka, Madax-dhaqameedka, Sulaadiinta, Cuqaasha, Boqorada, Ugaasyada, iyo Shacbiga Somaliland, isagoo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid alle ha u naxariistee Marxuum Maalqabeen Ibraahim Cabdi Kaahin (Ibraahim Dheere) oo ka mid ahaa tijaarta waa weyn…

                Read More

                  Madaxweyne Siilaanyo Muxuu ka yidhi Go’aanka Xaglo-toosiye oo uu Saylici Uga Codeeyey Shirkii KULMIYE DAAWO

                  Hargaysa 12.Nov 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka hadlay go’aankii uu qaatay Wasiirka Caafimaadka Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), ka dib markii uu Hambalyeeyey Musharraxa Madaxweyne Ku-xigeenka KULMIYE loo doortay, jagadaas oo uu kula tartamay Madaxweyne Ku-xigeenka Cabdiraxmaan-Saylici. Madaxweyne Siilaanyo, ayaan u Codayn Musharrax Xaglo-toosiye, balse u codeeyey Musharrax Saylici doorashada gacan-taagga…

                  Read More

                    Salaadiinta, siyaasiyiinta, iyo Hal doorka Beesha Arab oo Wax aan la qaadan Karin ku Tilmaamay Natiijadii Shirkii Kulmiye oo ay Ku Sifeeyeen Mid Xaaraan ah oo la Afduubay, naqdiyayna hadalkii muuse biixi DAAWO

                    Hargaysa 12.Nov 2015 (SDN/QJ):- Salaadiinta, Cuqaasha, Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka Beel weynta ARAB ayaa waxay xaaraan ku tilmaameen Afduubkii Shirkii shanaad ee Golaha dhexe Xisbiga KULMIYE, isla markaana waxay naqdiyeen hadal ka soo yeedhay Muuse Biixi Cabdi. Sidaa waxay ku sheegeen Shirjaraa’id oo ay ku qabteen Huteelka Ubaxle ee Magaalada Hargeysa, waxaanay bogaadiyeen Dr Saleebaan Ciise…

                    Read More

                      “Doorashada Xisbiyadda Dhex uma Noqon karto Xukuumadda Dhex u noqon weyday Xisbigeedii,Wasiir Xaglo Toosiyena waanu ka Tacsiyadaynaynaa qaabkii Codayntiisu u dhacday” Xoghayaha Guud ee Waddani DAAWO

                      Hargaysa 12.Nov 2015 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa dhaliil ba’an u soo Jeediyey qaabkii uu u qabsoomay Shirkii 5aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo Shalay lagu soo Gabo gabeeyay Caasimada Hargaysa Isla markaana lagu doortay Murashixiinta Jagada Madaxweyne iyo Ku Xigeen ee Xisbigaasi u Meteli doona Doorashooyinka madaxtinimo ee la filayo…

                      Read More

                        “Xaglo-toosiye Waa La Boobay, Raadkii Ay Somaliland Ka Soo Dagaalantay Ee Keli-Taliska Ayay Dib Ugu Noqotay,” Murashax Kijaandhe DAAWO

                        Hargaysa 12.Nov 2015 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe, oo u ordayay musharaxnimada Madaxweynenimo ee xisbiga KULMIY, ayaa dhalliilay natiijada shirkii KULMIYE u qabsoomay. Waxa uu sheegay in Somaliland dib ugu noqotay dariiqii ay sideetamaadkii ka soo dagaalantay ee kalitalisnimada ahaa, isagoo arrintaasi daliil uga dhigay in intii shirka KULMIYE socday Magaalada ciidamo lagu arbushay. Md….

                        Read More

                          “Somaliland Waa Dal Ku Taagan Jirrido Adag Oo Duufaan Siyaasadeed Kastaa Aanu Ruxi Karin” Wasiir Ku Xigeenka Cusub ee Wasaaradda Ganacsiga

                          Hargaysa 12.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiir Kuxigeenka cusub ee Wasaarada Ganacsiga Somaliland Ambassador Kaysar Cabdilaahi Maxamed, ayaa sheegay inuu dalka Somaliland jirido adag ku taagan yahay, isla markaana aanay duufaan Siyaasadeed oo kastaa ruxi Karin. Ambassador Kaysar waxa uu sidaa ku sheegay munaasibadii uu xilka kula wareegay, isla markaana waxa uu balanqaaday inuu si cadaalada iyo…

                          Read More

                            Khabiir Caalami ah oo Qiray in Xasilloonida ka jirta Somaliland ka wanaagsan tahay ta Ingiriiska iyo Caddaymaha uu adeegsaday

                            Hargaysa 12.Nov 2015 (SDN/QJ):- Dr. Tejendra Pherali, ayaa xaalad kala kulantay Hargeysa ku cabbiray in xasilloonida iyo nabadgelyada ka jirta Somaliland u muuqato mid ka wanaagsan dalka Ingiriiska. Dr. Pherali, oo ah Khabiir Culuumta Dhaqaalaha Adduunka ka dhiga Jaamacadda UCL ee dalka Ingiriiska, ayaa sheegay in shacabka Somaliland boqolkiiba siddeetan 80%, Wararka Ammaanka ku saabsan u…

                            Read More

                              Bulshadda Ceerigaabo oo Furay Jidad ay xidheen, Maayerka & Agaasimaha Cusbitaalka oo ka hadlay 9 Qof oo dhaawacmay DAAWO

                              Ceerigaabo 12.Nov 2015 (SDN/QJ):- Xaaladda guud ee magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa deggayd tan iyo Shalay , ka dib markii ay halkaas Salaasadii shalay ka dheceen Rabshado sababay dhaawaca Sagaal Ruux oo shacab ah markii ay isku dhaceen Ciidammada Booliska iyo Dedwayne gedooday. Waxaa dib loo furay waddooyinka dhex-mara magaalada Ceerigaabo oo la…

                              Read More

                                Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland oo Shaqada ka joojiyay Weriye Telefishin oo Madax bannaan iyo Qadiyadda lagu haysto

                                Garowe 12.Nov 2015 (SDN/QJ):-Wasaaradda warfaafinta Puntland ayaa ka mamnuucday weriye ka tirsan telefishinka Somali Channel ee fadhiggiisu yahay dalka Ingiriiska inuu ka sii shaqeeyo deegaannada Puntland. Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soocadde ayaa warqad uu soo saaray wuxuu ku sheegay in shaqada laga joojiyay weriye Jaamac Yuusuf Deberaani, shaqo joojintiisuna ay ka billaabatay daraad oo…

                                Read More

                                  Askar ka Tirsan Ciidanka Xooga dalka Somalia oo Maxkamadda Ciidamadu ku Riday Xukuno Dil ah Iyo Sababaha Keenay

                                  Muqdisho 12.Nov 2015 (SDN/QJ):-Maxkamada darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ee Somalia ayaa xukunno ku riday askar lagu soo eedeeyay falal-dambiyeedyo la xariira dilal, iyadoo maxkamadu sii daysay askar kale oo dambiyadii lagu eedeeyay lagu waayay.   Eedeysanayaasha dacwaddooda ayay u fariisatay maxkamada ciidamada ayaa waxay kala ahaayeen; dable Isxaaq Maxamed Xaashi, L/xidigle Muxyaddiin Maxamuud…

                                  Read More

                                    Saameynta Khasaarihii Duufaantii Ku Dhufatay Gardafuu Oo La soo Bandhigay

                                    Garowe 12.Nov 2015 (SDN/QJ):- Kulanka  lagu qabatay Xarunta Rubta Gancsiga iyo Warashada Puntland  Ayaa waxaa lagu soobadhigay Sawiro iyo Muqaalo ka turjumaayo qasaarahay ay ugaysteen roob  duufaano wato oo ku dhuftay  deegaano katirsan Puntland sigaar ah G/Gardafuu. Waxaana kulanka sigaar ah Loogu soo Bandhigayay wadooyink ay roobka gooyeen, iyo Dhismayaasha kale ee ku dumay, Waxaana ka…

                                    Read More

                                      Somaliland Human Rights Defender Gulaid Ahmed Jama Outlines Critical Situation For Human Rights Defenders During Dublin Platform

                                      “Our cause is your cause. Your struggles propel us forward. I will continue to draw inspiration from your work and be guided by your example”. These were the words of United Nations High Commissioner for Human Rights, Zeid Ra’ad Al Hussein as he opened the 8th Dublin Platform for Human Rights Defenders in Dublin Castle today, via live…

                                      Read More