Webmaster

    Suldaan Mawliid Sabayse Oo Masuuliyada Xiisada Gobolka Awdal Ku Eedeeyay Xukuumadda, Xildhibaan Caga-yare Ku tilmaamay mas’uul wada kicin dhalinyaro DAAWO

    Hargeysa 15.Oct 2015 (SDN/QJ)-Suldaan Mawliid Cali Ibraahim (Sabayse) oo ka mida madaxdhaqameedka Somaliland, ayaa xaaladdaha dhanka ammaan darrada ah ee ka taagan Awdal ku sheegay mid Xukumaddu masuul ka tahay. waxa uu shacbiga Awdal ugu baaqay inay ilaaliyaan ammaanka oo aan sabab looga dhigin Somaliland maadaama gobolkaasi laga unkay Somaliland. Suldaanka ayaa sidoo kale xildhibaan…

    Read More

      Xulalka Kubada Cagta ee Gobolada Sool,Sanaag,Xaysimo Iyo Daad-Madheedh oo Si Balaadhan Hargaysa loogu soo Dhaweeyay DAAWO

      Hargeysa 15.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xulalka Goboladda Xaysimo,Daad-Madheedh,Sanaag Iyo Sool oo u soo Gudbay Wareega Labaad ee Tartanka Ciyaaraha ayaa Maanta Si balaadhan loogu soo dhaweeyay Caasimada dalka ee Hargaysa kadib markii ay ka soo Kicitimeen Magaalada Burco, oo uu Ku soo dhamaaday Wareegii Kowaad ee Tartanka Ciyaaraha Gobolada Bari.

      Read More

        “Xulka Hargaysa Waxay Ku Dacwoonayso Iyo Waxay Ku Doodayso,Halka Uu Yaalo Sharcigaasi Iyadaa Keenidoonta.”Dhabeeye DAAWO

        Hargeysa 15.Oct 2015 (SDN/QJ)- Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland ayaa Markii kowaad ka Hadashay Xulka Gobolka Maroodijeex oo Sheegay in Khalad laga galay Markii ay wada ciyaarayeen Xulka Gobolka Awdal. Agaasimaha Wasaaradda Dhallinyaradda Iyo Ciyaaraha Maxamed Xuseen Dhabeeye waxa uu xusay in hadii Xulku khalad tirsanayo ay haboonayd inay u maraan Sharciga u yaala Xidhiidhka Kubada cagta…

        Read More

          Shirka Golaha Wasiirada ee Dawlada Federaalka oo lagu meel mariyay Siyaasada Caafimaadka iyo Dawada

          Muqdisho, October 15.2015 (SDN/QJ)-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, iyadoo kulankan qodobada looga hadlay ay ka mid ahaayeen, qaab Siyaasadeedka Caafimaadka iyo Dawada iyo Soo jeedinta Wadahadaladii Xalinta Qodobada ku xusnaa Mooshinka. Ugu horeyn Wasiirka Caafimaadka Marwo Xaawo…

          Read More

            “ Aniga oo jab’hada ah oo ay dagaalkaba heystaan waxaan ahaa Qoladii mutacalimiinta ahaa ee ay hangoolka labada farar ahaa iskaga hayeen kornaylo diid ayey ii bixiyeen” Cali Guray

            Hargeysa  15.Oct 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku xigeenka saddexad ee xisbiga mucaaridka ah UCID mujaahid Cali Gurey oo maanta qaar ka mid ah warbaahinta  kula Hadley  magaalada hargeysa ayaa waxaa uu ka Hadley loolanka ka dhex aloosan xisbiga kulmiye . Waxaa uu sheegay in xisbiga kulmiye loolankiisu uu sameyn ku leeyahay dalka  iyo qaranka oo dhan…

            Read More

              “Beesha Arab Sidii Ay Siilaanyo U Dooratay Si Ka Daran Ayay Kuu Dooranaysaa Mujaahid Muuse Biixi.” DAAWO

              Hargaysa 15.Oct 2015 (SDN/QJ)- Suuqyada Siyaasada ee Somaliland Waxaa Maalmahan haysta Murashixiinta Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Kuwaas oo Loolankoodu Gaadhay Beelaha Isla markaana Waxaa Weli Socda Shirar duceedyo ay Murashixiintu la Yeelanayaan Beelaha Si ay Kalsooni uga Helaan. Xaflad ballaadhan oo lagu qabtay huteelka Ambassador ee magaalada Hargeysa maanta, taas oo ay ka qaybgaleen xildhibaanno,…

              Read More

                “Anigu Murashax Baan Ahay, Laakiin Muuse Mooyee Saddexyadda Kale Waxa Noo Dheer…” Murashax Cabdicasiis Samaale

                Hargaysa 15.Oct 2015 (SDN/QJ)- Murashax Cabdicasiis Samaale ayaa beeniyay war uu qoray wargeyska Somalilandtoday cadadkiisii 668 ee shalay, kaasoo ku saabsanaa sababtii uu Samaale uga qayb qaadan waayay soo dhawayntii Maxamed Biixi oo hore laysugu tirinayay, isla markaana wuxuu Samaale u sheegay wargeyska Ogaal oo wax ka waydiiyay arrintaa, in aanuu jirin wax khilaaf ah oo…

                Read More

                  Samaale, Kijaandhe iyo Maxamed Biixi oo dacwad gudbiyay Saylici iyo Maxamed Kaahin oo ka digay in shirka la carqaladeeyo

                  Hargeysa  15.Oct 2015 (SDN/QJ)-Loolanka loogu jiro hanashada ergada golaha dhexe ee KULMIYE oo maalinba maalinta ka dambaysa xaraaradiisu kacayso ayaa u muuqda inuu gelayo wejiga labaad ee ah qaban qaabada shirka golaha dhexe iyo diyaariyiinta kaadhadhka aqoonsiga.  Xoghayaha guud ee xisbiga KULMIYE Md. Xasan Siciid Yuusuf ayaa habeen hore ergada golaha dhexe ee KULMIYE ku…

                  Read More

                    “Madaxweyne Siilaanyo Wuxuu Ku Dhawaaqayaa Inuu Ka Hadhay Murashaxnimadda, Kulmiyena Badbaadinayo”

                    Hargeysa, 15 Oct 2015 (SDN/QJ)-Iyadoo shirka golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye la mudeeyay inuu qabsoomo 10. Novembar.2015, waqtigaanna ay haatan ka hadhsantay muddo dhawr iyo labaatan maalmood ahi, isla markaana murashixiinta tartamaysa uu midba taagtii iyo khiddadii kaambayn ugu jiro xaqiijinta hankiisa, ayaa siday tibaaxeen xoggo uu wargeyska Ogaal ka soo xigtay illo lagu kalsoon…

                    Read More

                      “Somalia in aynu kala fogaanay waxaad ku garanaysaan baastada ma cuno”.Wasiir Waran-cade.

                      Hargeysa  15.Oct 2015 (SDN/QJ)-  Wasiirka Wasaarad Arrimaha Guddaha Somaliland Md: Cali Maxamed Warancade ayaa hadalo u badnaa kaftan ka jeediyay casuumad uu Madaxwayne kuxigeenka Somaliland Md: Cabdiraxmaan Saylici ku maamuusay Suldaanka guud ee beesha Warsangali ,wasiir warancade ayaa hadaladiisa ku bilaabay”Casuumadan uu sameeyay Madxwayne ku xigeenku waa casuumad sharafeed loogu tala galay Suldaanka Guud ee…

                      Read More

                        Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Ka Qayb-galay Shirar Caalami Ah, Sharaxyna Garsoorka Somaliland

                        Nairobi 15.Oct 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Maxkamada Sare iyo ta Dastuuriga ah ee JSL ayaa ka qayb galay laba shir oo caalami ah. Shirka hore waxa uu ku saabsanaa “Shuruuucda oo la is waydaarsadaa doorka ay ka ciyaarto xoojinta Dawlanimo sharci ku dhisan iyo   maamulka ku dhisan hanaanka Axsaabta badan ee Qaarada Africa” (Open Law- Africa…

                        Read More

                          “Xukuumadani Waxba Kama Taqaan Dawladnimadu Waxay Tahay,Garoonka Boorama inuu noqdo xero ciidanka loo oodo waa nasiib daro” Siyaasi Xasan Xuseen Codyare

                          Hargeysa  15.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xasan Xuseen Maxamed (Codyare), oo ka mid ah masuuliyiinta iyo aasaasayaasha Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa Xukuumadda ugu baaqay inay sii dayso Ganacsato, Odayaal iyo Aqoonyahano reer Awdal ah oo ay xidhay. Xasan Xuseen Maxamed (Codyare), ayaa sidoo kale sheegay in Xukuumaddu aanay aqoonin dawladnimado waxa ay tahay oo sida ay doonto…

                          Read More

                            “Muuse Biixi Waxaan Leeyahay Nin Weyn baad Tahee Dhul dhacaaga Hubso” Mujaahid Cali Cabdi Cilmi

                            Hargeysa  15.Oct 2015 (SDN/QJ)- Mujaahid Cali Cabdi Cilmi oo kamida aasaayaashii xisbiga kulmiye ayaa baaq digniin ah u diray xubno uu sheegay inay kahor yimaadeen go’aankii beelaha arab ku qaateen taageeradda musharaxnimo ee xildhibaan kijaandhe kuwaas oo uu sheegay inay si indho la’aan ah ugu ololaynayaan muuse biixi dhanka kale Mujaahid Cali Curri ayaa ka…

                            Read More

                              Ururka Hablaha Garoodi ee Uk oo Marti qaad u sameyey Wasiirka Cafimaadka Somaliland Salebaan ciise Xagle toosiye

                              London 15Oct15(SDN/QJ)Ururka Horomirinta ee Hablaha Garoodi ee fadhigoodu yahay Uk ayaa waxa casho sharaf ku maamuseen Wasiirka Cafimaadka Somaliland ee Salebaan Xagla toosiye ugana mahad caleyeen wax qabadka wasaarada Cafimaadka iyo Degaanada Somaliland ee uu horumarka ka wado , wasiirka ayaa isna dhinaciisa uga mahad celiyey  hablaha Garoodi wax tarka ay wadaan .

                              Read More

                                Xisbiga Kulmiye oo Baafinaya Xubnihiisii Golaha Dhexe Isla markaana Mudo u qabtay Diyaarinta Kaadhadhka aqoonsiga

                                Hargaysa, 13 Oct 2015 (SDN/QJ)- Qoraal ka soo baxay xafiiska xog hayaha guud ee xisbiga kulmiye ayaa lagu sheegay in 17  bishan aynu ku jirno ee Octoobar  la bilaabi doono diyaarinta kaadhadhka aqoonsiga kalfadhiga shanaad ee golaha dhexe ee xisbiga  islamarkaana laga rabo xubnaha golaha ee xisbiga inay Keenaan Macluumaadka looga baahan yahay. Qoraalka Wargalinta oo…

                                Read More